Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Author: radiohalgan.com
False claims of Qatar-Ethiopia airlines near-collision debunked by Somali aviation authority. Planes maintained safe distance of 9.71 NM, (18km). says manager. #Somalia https://youtu.be/BCPNz4Ppn2o?si=Pew1ZeAKeickizdY https://youtu.be/BCPNz4Ppn2o?si=Pew1ZeAKeickizdY
Virgil van Dijk ayaa uga digay Chelsea inaysan dhayalsanin kooxdiisa Liverpool ee uu dhaawacu rakaadiyay ka hor finalka Carabao Cup. Labada kooxood ayaa ku kulmaya garoonka Wembley Axadda, iyadoo Liverpool ay dooneyso inay ku guulaysato champions League si ay ugu macaslaaameeyaan Klopp. Dhanka kale Chelsea ayaa dooneysa inay ku guuleysato koobkeedii ugu horeeyay ee Mauricio Pochettino, taasoo si wanaagsan u badbaadin karta shaqada tababaraha ka dib xilli ciyaareed aad u liita. Ciyaarta ayaa sidoo kale noqon doonta markii ugu horeysay ee Van Dijk uu kooxdiisa ku hogaamiyo final weyn isagoo la wareegay kabtanka Reds xagaagii hore ka dib bixitaankii Jordan…
Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ” Dadka Wax ku dheelayow cid aad wax ugu dheeleysaan majirtee idinkaa wax iskaga dheelayo” https://youtu.be/uk4PjSD_Y0U?si=_FFXRWFtohlzMsXb HoosΒ ka DaawoΒ Muuqaalka
Gudoomiyaha Maamulka gobolka Hiiraan Mudane Cabdulaahi Axmed Maalin (Sufurow) ” State-kii ugu yaraa Sameynta Maamulada kale ee dalka inuu Maanta marayo meeshii ugu sareysay waa arrin wanaagsan” https://youtu.be/TyBYsm5_p9s?feature=shared
Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Mudane Cali Cabdullahi Xuseen [Cali Guudlaawe βHadafkan Maanta gaarnay hadafka kuxiga waxuu noqon doonaa guud ahaan degmooyinka Dowladda Hirshabeelle in Guddoonka loo doorto oo rabitaanka Bulshada kuyimid inaan gaarsiino ayaan naga goβan haduu Illahey yiraahdoβ https://youtu.be/UjH6Mn_fcOE?si=Pqn2NnupjjNXS6wi
Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Dowladda Hirshabeelle Mudan Cabdiraxmaan Daahire Guure ayaa faahfaahin ka bixiyey ujeedka Shirweynaha Maamulada Gobolada iyo Degmooyinka ee Dowladda Hirshabeelle oo maanta ka furmay Magaalada Jowhar. https://youtu.be/ndYHhzGVtvE?si=0CMI27tmJF-l3963
Gudoomiyaha Maamulka gobolka Shabeellaha dhexe Mudane Axmed Meyre Makaraan ” Waxaan rajeynaa in Shirkaan wax weyn inuu kasoo bixi doono soona kordhin doono Insha’Allah” https://youtu.be/5rgn30DcC5U?si=XGJDUD8nazrBHgXu
Hayβadda Sirdoonka iyo Nabad-sugida Qaranka ee NISA ayaa maanta soo xirtay Mubaarik Nuur Cali oo ah sarkaal sare oo ka tirsan Hayβadda Duulista Rayidka Soomaaliyeed. Sida ay ogaatay Warbaahinta, Mubaarik oo ka soo jeeda Somaliland, gaar ahaan gobolka Awdal ayey NISA usoo xirtay si ay suβaallo u weydiiso. Mubaarik ayaa kamid ah shaqsiyaad ay hayβadda hore ula yeelatay wareysi la xiriira kiiska xasaasiga ah ee Agaasimihii waaxda diyaaradaha ee hayβadda duulimaadka rayidka, kaasi oo dhawaan maydkiisa laga helay hoyga uu ka deganaa magaalada Muqdisho. NISA ayaa horey xog wareysi ula yeelatay inta badan shaqaalaha hayβadda duulista rayidka Soomaaliya oo uu…
Madaxweynaha Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta Jowhar ka furay shirweynaha maamullada, goballada iyo degmooyinka Dowladda Hirshabeelle iyo isku-xirka dadaalada xasilinta. Shirka waxaa kale oo goobjoog ka ahaa madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) labada gole ee Dowladda, Guddoomiyayaasha goballada Shabeellada dhexe iyo Hiiraan, hoggaanka degmooyinka Dowladda Hirshabeelle. 4-cisho ayuu socon doonaa shirweynaha waxaana diirada lagu saari doonaa mudadaasi hannaanka shaqo ee goballada iyo degmooyinka Dowladda Hirshabeelle. Sidoo kale waxa ay is-dhaafsan doonaan doodo ku aadan qaababka ay u shaqeeyaan waxana ay wadaagi doonaan waayo-aragnimadooda. Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa furay shirka waxana uu ugu baaqay…
Baarlamaanka Jarmalka ayaa ansixiyay sharci cusub oo u oggolaanaya isticmaalka xashiishadda arrimo madadaalo ah. Sharciga cusub ayaa u oggolaanaya dadka daβdoodu ka yar tahay 18 jir ee Jarmalka inay haystaan ββxaddi la taaban karo oo xashiishad ah. Si kastaba ha ahaatee sharciyo adag ayaa la soo saari doonaa si ay dadka ugu adkeeyaan iibsashada. Sigaarka xashiishadda ee meelo badan oo caamka ah ayaa sharci ah gaar ahaan Goobaha dadweynaha, ugu badnaan 25 garaam qofkiiba waa la oggol yahay halka guryaha gaarka ah, ugu badnaan la oggol yahay 50 garaam. Wasiirka caafimaadka ee Jarmalka Karl Lauterbach oo bilaabay dib u habayntan…
