Author: radiohalgan.com

Guddiga arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ee Golaha Shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa xafiiskiisa Villa Hargeysa kulan su’aalo weydiin ah kula qaatay wasiirka wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Danjire Axmed Macalin Fiqi. Wasiirka ayaa waxa kulanka ku wehlinaayay xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha dibadda, Agaasime waaxeedyada wasaaradda iyo danjirayaal, iyada oo kulanka shir guddoominayay guddoomiye kuxigeenka guddiga ahna sii hayaha guddoomiyaha guddiga Xildhibaan Aweys Xuseen Macalin uu wehliyo xoghayaha guddiga Xildhibaan Sayid Cali Isaaq. Wasiirka Axmed Macalin Fiqi ayaa guddiga uga warbixiyay arrimaha diblomaasiyadda iyo xiriirka caalamiga, iyada oo xubnaha guddiga ay wasiirka wax…

Read More

Waxaa hakad muddo kooban ah la geliyay tartama qaar ee qaybta ka ah Ciyaaraha Olombikada Adduunka ee Dalka Faransiiska sanadkaan lagu qabtay sababo la xiriira Isbaddelka Cimillada iyo walaac laga muujiyay tayada Biyaha Webiga Seine. Webigaan ayaa dhaca Jihada Waqooyi ee Dalka Faransiiska waxaana xubnaha Guddiga sida gaarka ah ugu qaabilsan arrintaan tartanka ah ay sheegeen in ay muddo kooban u joojiyeen ciyaartii Ragga ee halkaas ka dhici lahayd maanta oo Talaado ah & Berri oo Arbaco ah. Waxaa soo baxay warar sheegaya in uu wasaqeysan yahay Webiga sidaas awgeed loo joojiyay in ay tartamayaasha galaan si ay dabaal uga…

Read More

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey ku xigeenka Agaasimaha Guud Hay’adda Cuntada Aduunka oo Maanta Baydhabo soo Gaaray. Kulanka Madaxweynaha ayaa waxaa ku Wehlinaayey Wasiirro, Agaasimaha Madaxtooyada iyo Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magaalada. Laftagareen iyo Madaxa Hay’adda WFP ayaa kulan ay qaateen waxa ay ka Wada hadleen Arrimaha Gargaarka, Cunta yarida iyo sidii loo Kordhin lahaa Gargaarka la Gaarsiinayo Dadka ay saamaysay Is Bedelka Cimilada iyo Abaaraha. Kulanka Madaxweynaha Laftagareen, iyo Wafdiga ayaa imaanaya xilli uu magaalada Baydhabo soo gaaray ku xigeenka agaasimaha guud ee Hay’adda Cuntada Aduunka.

Read More

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaarey magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee dowlad goboleedka Jubbaland. Wafdiga Ra’iisul wasaaraha ayaa u sii gudbi doona deegaanka Buula Xaaji ee gobolka Jubbada Hoose oo dhowaan ay Al-shabaab weerar ku soo qaadeen saldhigyada ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa Jubbaland. Mas’uuliyiin heer Federaal & Heer Dowlad-Goboleed isugu jirta ayaa lagu wadaa in ay qayb ka noqdaan socdaalka Ra’iisul Wasaaraha si ay ula kulmaan ciidamada iyo saraakiisha dagaalka la galay ‘AS’. Ra’iisul wasaaraha ayaa kulamo la yeelan doona saraakiisha iyo Ciidamada Federaalka ee Danab…

Read More

Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabelle Abdi Dahir Guure Karoore ayaa maamul cusub u magacaabay Degmada Moqokori ee Gobolka Hiiraan waxuuna u kala magacaabay : 1. Maxamed Cabdi Mocow Guddoomiyaha Degmada Moqokori 2. Xasan Makaraan Cabdi Guddomiye kuxigeenka Amniga & Siyaasadda 3. Maxamed Cabdulle Waasuge Guddomiye kuxigeenka maamulka iyo maaliyada 4. Maxamed Sharaawe Fiidow (Afrax) Guddomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada 5. Cilmi Sharaawe Tifow Guddomiye kuxigeenka Howlaha Guud iyo Dibudhiska

Read More

Wasiirka arimaha gudaha dowlada Hirshabelle Cabdi daahir guure, Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan mudane Muuse Salaad wehliye , wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Golayaasha dowladda Hirshabelle Taliyaha ciidanka Booliska dowladda Hirshabelle iyo masuuliyiin kale ayaa gaaray Degmada Jalalaqsi Ee Gobalka Hiiraan. Wafdiga ayaa hordhac u ah safarka Madaxweynaha dowlada Hirshabelle Cali Guudlaawe xuseen ku marayo Deegaanada iyo Degmooyinka dowlada Hirshabelle oo uu ku wehlinayo madaxweyne ku-xigeenka mudane Yuusuf Ahmed hagar. DHAMAAD XAFIISKA WARFAAFINTA MAAMULKA GOBALKA HIIRAAN EE DOWLADA HIRSHABELLE.

Read More

Jalalaqsi(Radiohalgan.com)-Wararka aan ka heleyso Degmada Jalalaqsi ayaa tibahaayo in Madaxweynaha Dowlad Hir-Shabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo garay Magaaladas Si Mug iyo Misaan leh ayaana lagu soo dhaweyay Magaalada Jalalaqsi. shacabka iyo Maamulka Dagmadda Jalalaqsi ayaa shalay ilaa xalay Diyar gorow ugu jiray sii loo soo.dhaweynlahay Madaxada sare ee Hirshabelle. waxii warar ah oo ku soo kordho kala soco Marwlba isha wararka Radiohalgan.com

Read More

MADAXWEYNAHA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO SII WATO SAFARKIISA SHAQO EE GOBALKA HIIRAAN Wafdiga Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo ay wehliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), xubno ka kala tirsan Golaha Wasiirrada iyo Baarlamaanka Hirshabeelle, Guddoomiyayaasha Goballada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe, saraakiisha ciidamada qalabka sida, fannaaniin iyo wariyayaal. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa maanta isku maray deegaanada Mooro-Arri iyo Tardo oo ka mid ah goobihii laga xorreeyay Khawaarijta. “Halgankii kaddib waxaa maanta soo gaaray deegaanada Mooro-Arri iyo Tardo. Waxaan qirayaa in Tardo ay soo gartay heer ay degmo noqoto.” Ugu dambeyn Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa…

Read More

Markii u horreysay xubno badan oo Soomaali ah ayaa gobolka Minnesota ku soo muujiyay inay taageersanyihiin xisbiga Jamhuuriga ee Trump, iyagoo sidoo kale taariikhda markii u horreysay musharrax jamhuuri ah goob hal tallaabo u jirta la soo istaajiyay xubno Soomaali ah oo xisbiga taageersan inta ay socotay khudbadii uu habeen hore ka jeediyay magaalada St. Cloud, Trump iyo ninka uu usoo sharraxay ku-xigeenkiisa, xilli ololihiisa hore  isla gobolka uu Trump ka jeediyay hadallo ka dhan ah Soomaaliya. Trump iyo jamhuuriga wali ma jiro xubno Soomaali ah oo jagooyin sare ay u soo sharraxeen , si la mid ah siyaasadda…

Read More