Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Author: radiohalgan.com
Dadka ka soo jeeda gobolka Awdal ee waqooyiga Soomaaliya ayaa maanta ku shiray magaalada Muqdisho, iyagoo ku dhawaaqay maamul ay ugu magac-dareen Awdal State oo ka madax-banaan Somaliland. Prof. Cabdisamad Ibaraahim Nageeye oo sheegtay madaxweynaha Awdal State ayaa khudbad ka jeediyey xafladii maanta lagu qabtay Muqdisho, isagoo sheegay inuu la dagaalami doono maamulka Muuse Biixi. Wuxuu sheegay in Soomaalinimadu ay ka go’antahay dadkiisa reer Awdal, gumeysina aysan hoos tegi karin, haatana ay diyaar u yihiin inay ka dagaalamaan dulmiga Muuse Biixi. “Waxaan balan qaadeyna in aan dagaalami doono, kaliya waxan idinka rabnaa Soomaaliyey inaad nagu garab istaagtaan, anaga ayaa diyaar…
Xoghayaha arrimaha debedda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa Salaasadii sheegay in hoggaamiyayaasha Xamaas ay ka soo jawaabeen hindisaha sii daynta la haystayaasha, kaasoo hakin doona dagaalka ka socda marinka Gaza. Wuxuu sheegay in Maraykanku uu dersayo jawaabta ay ka bixinayaan arrintan, isla markaana ay kala hadli doonaan Israa’iil maalinta Arbacada ah. Intii uu socday shir saxaafadeed ka dhacay magaalada Dooxa ee dalka Qatar, Xoghaye Blinken ayaa u sheegay warbaahinta in jawaabta Xamaas ee hindisaha sii daynta la haystayaasha lala wadaagay Israa’iil. Madaxweyne Biden oo ku sugan Washington ayaa isaguna warbaahinta u sheegay in jawaabta Xamaas ay tahay “mid xoogaa saayid…
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Talaadadii shalay ugu baaqay shaci-dejiyeyaasha Mareykanka in ay taageeraan heshiis ay gaareen xubnaha labada xisbi ee ka tirsan Aqalka Senate-ka ee gaarayay $118 bilyan. Lacagtan ayaa loo adeegsanayaa ilaalinta xuduudaha Mareykanka, waxaana sidoo kale qeyb ka ah gargaar la siin doono Israel iyo Ukraine. Laakiin tiro sii kordheysa oo ka tirsan Jamhuuriga ayaa sheegaya in ay qorsheynayaan in aysan taageereynin. Weriyaha VOA ee Congaress-ka Katherine Gypson ayaa warbixintan diyaarisay, waxaana soo jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in kororka nafaqo-xumada ba’an ee carruurta, gaar ahaan carruurta da’doodu ka yar tahay shan sano, iyo haweenka uurka leh iyo kuwa naaska nuujiya ee Gaza ay weli tahay “walaac weyn.” Warbixintii u dambaysay ee ka soo baxday xafiiska Qaramada Midoobay ee isku xidhka arrimaha bini’aadantinimada (OCHA) ayaa sheegaysa in nafaqo-xumo ba’an lagu arkay 9.6% 3,500 carruur ah oo ay da’doodu u dhaxayso 6 bilood iyo 5 sano jir ee Gaza, taasoo laba iyo toban laab ka badan heerka ay aheyd ka hor weerarkii 7da Oktoobar Waqooyiga Gaza, waxaa jirtay 16.2% heerka nafaqo-xumada ba’an ee carruurta, taas…
Kooxda Arsenal ayaa Lagu wadaa in lagu ganaaxo lacag dhan 25 kun oo Gini kadib markii lix ka mid ah ciyaartoydeeda ay jaale qaateen kulankii Liverpool. Arsenal ayaa Garaacay Liverpool kulan ka tirsanaa premier league laakiin waxa kaadhka digniinta looga taaagay 6 Xiddig intii ay socotay ciyaartu. Xiddigaha Ben White, William Saliba, Gabriel Magalhaes – Jakub Kiwior, Oleksandr Zinchenko, Declan Rice & Kai Havertz Wararka ayaa sheegaya in Premier League uu ganaax ku kacaya lacag dhan 25 kun oo Gini. Horraantii xilli ciyaareedkan, Chelsea iyo Liverpool ayaa sidoo kale lagu ganaaxay inay 6 Xiddig ka qaateen kaadhka digniinta ah.
Xiddiga Szoboszlai ayaa la xaqiijiyay in uu muddo garoomada ka maqnaan doono kooxdiisa kadib dhaawac soo gaadhay. Xiddiga khadka dhexe ayaa dhaawac ku seegay kulankii Arsenal ee Axadii waxana haatan la sheegay in uu muddo garoomada ka maqnaan doono. Xiddiga ayaa muhiim u ah kooxda Klopp waxana ay maqnaanshihiisu dhirbaaxo weyn ku noqon doontaa kooxda Liverpool oo kulamo muhiim ah ciyaari doonta. Szoboszlai ayaa la filayaa in uu kooxdiisa ka maqnaado muddo bil iyo wax ka badan ah kadib dhaawaca soo gaadhay. Sidaas darteed xiddiga Szoboszlai ayaa kooxdiisa ka maqnaan doona kulamo kala duwan oo muhiim u ah kooxda. Halkan…
Emmanuel Petit ayaa sheegay in Mauricio Pochettino ‘uusan wax fikrad ah ka haysan waxa uu doonayo in uu ku sameeyo’ Chelsea waxana uu rumaysan yahay in kooxdu ay tahay in ay ka fikirto in ay dib u soo ceshato Jose Mourinho mar saddexaad. Inkasta oo ay kooxdu suuqa galisay wax ka badan 1 bilyan oo euro hadana kooxda ayaa ku jirta kaalinta 11-aad ee kala saraynta premier League. Guuldarooyin xidhiidh ah oo ay kala kulmeen Liverpool iyo Wolves ayaa cadaadiska ku sii kordhisay Pochettino iyada oo haatan taageerayaasha kooxdu dalbanayaan in la caydhiyo. ciyaaryahankii hore ee Chelsea iyo France Petit…
Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay durba bilowday dadaalada ay doonayso in ay kula soo saxiixato tababaraha kooxda Bayer Leverkuen ee Xabi Alonso. Liverpool ayaa isku diyaarinaysa nolol ka dambaysa Bixitaanka Jurgen Klopp kaas oo xaqiijiyay in uu ka tagayo kooxda dhamaadka xilli ciyaareedkan. Reds ayaa Xabi Alonso u calaamdsatay badalka macquulka ah ee Jurgen Klopp iyaga oo doonaya in ay tababare ka dhigtaan xiddigoodii hore. Sida laga soo xigtay Mirror, Liverpool ayaa haatanba la xidhiidhay wakiilada Tababare Xabi Alonso si ay ugu qacniyaan in uu yimaado kooxda Xabi Alonso ayaa dhinaciisa lagu soo waramayaa in uu diyaar…
Guddoomiye ku xigeenkii hore ee fulinta Manchester United Ed Woodward ayaa difaacay guul daradii kooxda ee ku aadan saxiixa Erling Haaland iyo Jude Bellingham. Woodward ayaa kormeeray saxiixyada Man United muddo 9 sano ah waxana si weyn loogu dhaleeceeyay waxqbadkiisa sanadihii uu joogay kooxda. Man United ayaa wakhtigii Woodward ku caan ahayd in ay lacag waali ah ka bixiso xiddigo khaldan ama xiddigo aan u qalmin siin jirtay xiddigo aan fiicnayn. United ayaa doonaysay saxiixa Haaland iyo Bellingham bilihii ugu dambeeyay ee wakhtigii Woodward. Laakiin United ayaa lagu garaacay saxiixa xiddigaha iyaga oo ka doortay in ay kooxo kale ku…
Juventus ayaa ah kooxda ugu guulaha badan taariikhda Serie A, iyagoo ku guuleystay 36 Scudetti intii ay jirtay. Intii u dhaxaysay 2011 iyo 2020, Juventus waxay ku guuleysatay rikoor sagaal Scudetti oo isku xigta – in kasta oo ay kooxdu dhibaatoonayso tan ilaa sanadkii 2021. Marka la eego in ay Juventus u awoo sheegtay kooxaha Talyaaniga lama filaan ma noqonayso marka la eego in ay samaysay saxiixyada ugu fiican horyaalkaas. Juventus ayaa si waali ah u gali jirtay iyada oo samaysay saxiixa ugu qaalisan taariikhda kubada cagta. Hadaba Halkan Kaga Bogo 10-kii saxiix ee ugu qaalisanaa taarikhda Juventus; PlayerFromFeeYear1. Cristiano…
