Close Menu
    What's Hot

    Aktiso:-CNN:Shiinaha ayaa isku diyaarinaya inuu nidaamyada difaaca hawada u gudbiyo Iran

    April 11, 2026

    Allaah haw naxariisto marxuumadda Shakroon Axmed Sagal—geerideedu waa khasaare weyn oo ku yimid fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed.

    April 11, 2026

    Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

    April 10, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Aktiso:-CNN:Shiinaha ayaa isku diyaarinaya inuu nidaamyada difaaca hawada u gudbiyo Iran

      April 11, 2026

      Mucaaradka oo dib u dhigay shirkii ay ku balansanaayeen.

      April 10, 2026

      DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

      March 30, 2026

      Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

      March 30, 2026

      Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

      April 10, 2026

      Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

      April 10, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Aktiso:-CNN:Shiinaha ayaa isku diyaarinaya inuu nidaamyada difaaca hawada u gudbiyo Iran

      April 11, 2026

      Allaah haw naxariisto marxuumadda Shakroon Axmed Sagal—geerideedu waa khasaare weyn oo ku yimid fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed.

      April 11, 2026

      Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

      April 10, 2026

      Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

      April 10, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Isu-duwaha Cawil Maxamed Jabriil ayaa safar howlo shaqo ah ku gaaray degmada Feer-Feer ee gobolka Hiiraan.

    Isu-duwaha Cawil Maxamed Jabriil ayaa safar howlo shaqo ah ku gaaray degmada Feer-Feer ee gobolka Hiiraan.

    By radiohalgan.comJanuary 20, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Isu-duwaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Dowlad goboleedka Hirshabelle ee gobolka Hiiraan Mudane Cawil Maxamed Jabriil ayaa safar howlo shaqo ah ku gaaray degmada Feer-Feer ee gobolka Hiiraan.

    Socdaalka Isu-duwaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha gobolka Hiiraan Mudane Cawil Maxamed Jabriil ayaa salka ku haaya u kuur galka xaaladaha dhanka biyaha Feer-Feer iyo deegaanada ku teedsan.

    Isku duwaha ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda biyo la’aan ah oo heysa qoysaska ku nool degmada Feer Feer sida Sariiraale iyo deegaanno kale oo dadka iyo duunyada xaalad biyo la’aan ah heysato,isku duwaha ayaa ugu baaqay madaxda sare ee Wasaaradda Biyaha iyo Tamarta dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo tan dowladda Hirshabelle in aay dadka ku nool degmada feer-feer ka caawiyaan helista biyo macaan.

    Mr Cawil Maxamed Jabriil isku duwaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraafka biyaha dolwad goboleedka Hirshabelle ee gobolka Hiiraan ayaa u mahadceliayy Wasiirada iyo Agaasimayaasha Wasaaradaha Tamarta iyo Kheyraadka biyaha dowladda Soomaaliya iyo dowlad goboleedka Hirshabelle oo bulshada gobolka Hiiraan ka caawiyay in aay helaan biyo macaan.

    Cawil Maxamed Jabriil waa isku duwaha ugu waxqabadka wanaagsan isku duwayaasha gobolka Hiiraan iyo guud ahaan Hirshabelle waxuuna taasi ku muteestay bilado badan iyo Shahaado sharaf.

    Isu-duwaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha gobolka Hiiraan Mudane Cawil Maxamed Jabriil ayaa horay u hirgelshay mashaariic wax ku ool ah oo dhanka biyaha ah oo dadka ku nool deegaanno badan oo gobolka Hiiraan kamid ah ka faa’idesteen.

    Isu-duwe Cawil Maxamed Jabriil ayaa tusaale u noqday Dhammaan isu-duwayaasha Wasaaradda Tamarta Kheyraadka Biyaha maamul goboleedyada Soomaaliya,kuwaasi oo loogu baaqay in aay ku daydaan isu-duwe Cawil Maxamed Jabriil.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Aktiso:-CNN:Shiinaha ayaa isku diyaarinaya inuu nidaamyada difaaca hawada u gudbiyo Iran

    April 11, 2026

    Allaah haw naxariisto marxuumadda Shakroon Axmed Sagal—geerideedu waa khasaare weyn oo ku yimid fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed.

    April 11, 2026

    Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

    April 10, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Aktiso:-CNN:Shiinaha ayaa isku diyaarinaya inuu nidaamyada difaaca hawada u gudbiyo Iran

    April 11, 2026

    Allaah haw naxariisto marxuumadda Shakroon Axmed Sagal—geerideedu waa khasaare weyn oo ku yimid fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed.

    April 11, 2026

    Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

    April 10, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.