Close Menu
    What's Hot

    ๐˜๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐—๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ฌ๐š๐š๐ง๐ค๐š?

    February 4, 2026

    DEG DEG.Musharax Farxaan Jimcaale ”Waxaan go’aansaday in aan ka baxo tartankan

    February 4, 2026

    Doorashada Gudoomiyaha gudiga Xuquul insaanka ayaa ka socota Muqdisho.

    February 4, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa sida ay u dhacday toogashada

      February 3, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐–๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐ž๐ž ๐ˆ๐ข๐ซ๐š๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฅ๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      ๐˜๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐—๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ฌ๐š๐š๐ง๐ค๐š?

      February 4, 2026

      DEG DEG.Musharax Farxaan Jimcaale ”Waxaan go’aansaday in aan ka baxo tartankan

      February 4, 2026

      Doorashada Gudoomiyaha gudiga Xuquul insaanka ayaa ka socota Muqdisho.

      February 4, 2026

      Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa sida ay u dhacday toogashada

      February 3, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home ยป YAA INKAARAY? Christopher Nkunku Oo Dhaawacmay Iyo Pochettino Oo Xaqiijiyey Muddada Uu Maqnaanayo

    YAA INKAARAY? Christopher Nkunku Oo Dhaawacmay Iyo Pochettino Oo Xaqiijiyey Muddada Uu Maqnaanayo

    By radiohalgan.comJanuary 8, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Tababaraha kooxda kubadda cagta Chelsea ee Mauricio Pochettino ayaa xaqiijiyey in uu dhaawacmay xiddiga reer France ee Christopher Nkunku oo uu dib ugu laabtay dhaawac uu kasoo kabtay bishii hore, isaga oo hore u jiifay illaa bilowgii xilli-ciyaareedka.

    Christopher Nkunku ayaa ka maqnaaday ciyaartii xalay ay guusha 4-0 ah ka gaadheen Preston ee tartanka FA Cup, waxaana iyadoo aanay Blues hore ugu sii sheegin saxaafadda laga dhax-waayay liiska xiddigaheeda kulanka Christopher Nkunku.

    Mauricio Pochettino oo kaddib ciyaartii xalay wax laga weydiiyey Nkunku iyo Romeo Lavia ayaa ku jawaabay: โ€œRun ahaantii waa xaalad adag, waxa aanu ku jirnaa duruufo adag tan iyo bilowgii xilli-ciyaareedka. Waa run in uu dhaawacmay Nkunku, Lavia uu maqan yayay, sidoo kalena Broja ay wax soo gaadheen. Mararka qaarkood way kugu adkaanaysaa inaad u sharraxdo taageereyaashayada.

    Christopher Nkunku oo muddo shan bilood ah u jiifay dhaawac muruqa ahaa oo kasoo gaadhay ciyaarihii saaxiibtinimo ee bishii August ee ka hor intii aanu bilaabmin xilli-ciyaareedku, ayaa waxa uu kusoo laabtay kooxdiisa oo uu kulankii ugu horreeyey u saftay ciyaartii Newcastle ay barbarraha 1-1 ah la galeen December 19.

    Laacibkan oo ay Chelsea ยฃ52 milayn oo Gini kaga soo iibsatay RB Leipzig, ayaa waxa uu hadda liiska dhaawacyada kula biirayaa Reece James, Wesley Fofana, Marc Cucurella, Robert Sanchez, Ben Chilwell, Benoit Badiashile, Carner Chukwuemeke iyo Romeo Lavia.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024

    Luis Enrique: Dagaal Ayaa Ka Dhici Doona Barcelona.

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    ๐˜๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐—๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ฌ๐š๐š๐ง๐ค๐š?

    February 4, 2026

    DEG DEG.Musharax Farxaan Jimcaale ”Waxaan go’aansaday in aan ka baxo tartankan

    February 4, 2026

    Doorashada Gudoomiyaha gudiga Xuquul insaanka ayaa ka socota Muqdisho.

    February 4, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.