Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG: Xildhibaanada Mucaaradka oo Magacaabay Guddi Farsamo, sheegayna in ay qaadi doonaan Tallaabooyin Cusub.

    February 14, 2026

    DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

    February 12, 2026

    DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

    February 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG: Xildhibaanada Mucaaradka oo Magacaabay Guddi Farsamo, sheegayna in ay qaadi doonaan Tallaabooyin Cusub.

      February 14, 2026

      DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

      February 12, 2026

      DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

      February 12, 2026

      Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Villa Somalia wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska.

      February 12, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐–๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐ž๐ž ๐ˆ๐ข๐ซ๐š๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฅ๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      DEG DEG: Xildhibaanada Mucaaradka oo Magacaabay Guddi Farsamo, sheegayna in ay qaadi doonaan Tallaabooyin Cusub.

      February 14, 2026

      DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

      February 12, 2026

      DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

      February 12, 2026

      Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Villa Somalia wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska.

      February 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home ยป Xog: Abiy oo diiday qorshe Mareykanka iyo UK ka yimid oo la xiriira heshiiska badda

    Xog: Abiy oo diiday qorshe Mareykanka iyo UK ka yimid oo la xiriira heshiiska badda

    By radiohalgan.comFebruary 16, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Waxaa Arbacadii magaalada Addis Ababa ka furmay shirkii 44-aad ee golaha fulinta Midowga Afrika, kaasi oo ay kasoo qeyb galeen wasiirada arrimaha dibada, diblomaasiyiinta caalamka iyo xubno kale oo lagu casuumay.

    Shirkaan ayaa waxaa sidoo kale uu gogol xaar u yahay shirweynaha madaxda Afrika oo dhawaan ka furmi doono Addis-Ababa, iyadoo shirkan uu barbar socday xal nabadeed oo lagu doonayay in la isugu soo dhoweeyo dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya, oo uu kala fogeeyay muranka ka dhashay xadgudubka Itoobiya ay ku dooneyso inay dhul ka hesho xeebaha gobollada Waqooyi.

    Wakiilo ka socday dalalka Mareykanka, Ingiriiska iyo Midowga Yurub ayaa sameeyay dadaallo lagu doonayay in la isugu soo dhoweeyo Soomaaliai iyo Itoobiya, waxaana wafdiga Soomaaliya oo uu hoggaaminayayย Caliย Maxamed Cumar (Cali Balcad), oo ah wasiiru dowlaha arrimaha dibedda uu la kulmay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka u qaabilsan Afrika Molly Phee, wakiilada Ingiriiska iyo Midowga Yurub iyagoo ka wada hadlay sidii wada hadal looga furi lahaa khilaafka kasoo cusboonaaday gobolka, gaar ahaan damaca Itoobiya.

    Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka u qaabilsan Afrika Molly Phee iyo wakiilada dalalka kale ee Ingiriiska iyo Midowga Yurrub ayaa markii ay la kulmeen kadib u gudbay xafiiska Abiy Ahmed, halkaasi oo wada-hadal ay kula yeesheen.

    Abiy Ahmed ayaa war uu soo saaray ku sheegay in ay ka wada hadleen arrimaha gobolka iyo ammaanka, hase ahaatee warar soo baxaya ayaa sheegaya in Abiy Ahmed uu diiday dalab ay dowladdaha Mareykanka iyo Ingiriiska hordhigeen oo dhigay inuu ka laabto heshiiska sharci darada ah ee Somaliland uu la saxiixday, iyadoo Mareykanka iyo Ingiriiska ay u caddeeyeen in heshiiskaasi uusan sharci aheyn, isla markaana abuurayo xasillooni darro gobolka ka dhalata.

    Sida aan xog ku helnay, Abiy wuxuu u sheegay wakiilada Mareykanka, Ingiriiska iyo Midowga Yurub in Itoobiya aysan gorgortan xilligaan u taagneyn inay ka gasho helitaanka qeyb ka mid ah Badda Cas.

    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa in uu ka qeyb galo shir weynaha golaha Midowga Afrika oo madaxdooda ay ku kulmayaan Addis Ababa.

    Itoobiya waxay horay qoraallo ay u dirtay Golaha Amaanka, Mareykanka Ingiriiska iyo Midowga Yurub, waxayna ku cadeysay inaysan gorgortan ka galeyn sidii ay u heli laheyd marin biyood oo badda cas ah, taasoo sii kala fogeyneysa Soomaaliya iyo Itoobiya.

    Soomaaliya ayaa horey shuruud uga dhigtay wada-hadal ay la gasho Itoobiya in marka hore Addis-Ababa ay ka laabato heshiis beenaadka, taasi oo hadda ay muuqato in Abiy aanu diyaar u aheyn.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG: Xildhibaanada Mucaaradka oo Magacaabay Guddi Farsamo, sheegayna in ay qaadi doonaan Tallaabooyin Cusub.

    February 14, 2026

    DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

    February 12, 2026

    DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

    February 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG: Xildhibaanada Mucaaradka oo Magacaabay Guddi Farsamo, sheegayna in ay qaadi doonaan Tallaabooyin Cusub.

    February 14, 2026

    DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

    February 12, 2026

    DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

    February 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.