Close Menu
    What's Hot

    Sidee saciid Deni & ilaaladiisa oo hub culus ku hubaysan loogu soo dhaweeyay garoonka Adan Cadde ee Muqdisho.?

    February 10, 2026

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa maanta kormeer ku tagay

    February 10, 2026

    Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

    February 10, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Sidee saciid Deni & ilaaladiisa oo hub culus ku hubaysan loogu soo dhaweeyay garoonka Adan Cadde ee Muqdisho.?

      February 10, 2026

      Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa maanta kormeer ku tagay

      February 10, 2026

      Diyaarada siday Ahmed madoobe iyo wafdigiisa ayaa goordhow kasoo duushay garoonka Kismaayo,

      February 10, 2026

      Faahfaahino dheeraad ah oo kasoo baxaya Diyaarada ku dhacday garoonka Muqdisho,

      February 10, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Sidee saciid Deni & ilaaladiisa oo hub culus ku hubaysan loogu soo dhaweeyay garoonka Adan Cadde ee Muqdisho.?

      February 10, 2026

      Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa maanta kormeer ku tagay

      February 10, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      Diyaarada siday Ahmed madoobe iyo wafdigiisa ayaa goordhow kasoo duushay garoonka Kismaayo,

      February 10, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» MW. Xasan Sheekh oo war kasoo saaray doorashada Puntland iyo guusha Saciid Deni

    MW. Xasan Sheekh oo war kasoo saaray doorashada Puntland iyo guusha Saciid Deni

    By radiohalgan.comJanuary 8, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay doorashada uu markale ku guuleystay madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ee maanta ka dhacday magaalada Garoowe.

    Madaxweyne Xasan ayaa hambalyo u diray madaxweynaha dib loo doortay ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, isagq oo u rajeeyey in uu ku guleysto waajibaadka loo igmaday.

    Sidoo kale wuxuu u rajeeyay dadka reer Puntland, maamul iyo bulsho-ba, xasillooni buuxda iyo horumar, sida lagu yiri qoraal kasoo baxay Villa Somalia.

    Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muujiyey sida dowladda federaalka Soomaaliya ay uga go’an tahay in ay doorkeeda ka qaadato nabadda, wadajirka iyo horumarka maamulka Puntland

    Ugu dambeyntiina wuxuu ku bogaadiyey musharraxiintii xilka madaxtinnimo, guddiga doorashada iyo Golaha Wakiillada Puntland dadaalkii ay geliyeen sidii ay u qabsoomi lahayd doorasho loo dhanyahay oo ku qabsoomta jawi nabadeed.

    Dib u doorashada Deni ayaa kusoo aadeysay ayada oo weli halkiisii uu yahay khilaafka xoogan ee kala dhexeeya dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Saciid Deni, kaasi oo gaaray heer ay Puntland sheegtay inay u dhaqmayso sida dowlad madax-banaan oo kale

    Si kastaba, Saciid Deni ayaa maanta mucaaradkiisa ka adkaaday, isaga oo helay codad gaarayaa 45 cod, halka musharraxii wareegii u dambeeyay la tartamayay ee Dr Guuleed Saalax Barre uu isna helay 21 cod.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Sidee saciid Deni & ilaaladiisa oo hub culus ku hubaysan loogu soo dhaweeyay garoonka Adan Cadde ee Muqdisho.?

    February 10, 2026

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa maanta kormeer ku tagay

    February 10, 2026

    Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

    February 10, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Sidee saciid Deni & ilaaladiisa oo hub culus ku hubaysan loogu soo dhaweeyay garoonka Adan Cadde ee Muqdisho.?

    February 10, 2026

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa maanta kormeer ku tagay

    February 10, 2026

    Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

    February 10, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.