Close Menu
    What's Hot

    Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

    February 11, 2026

    Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

    February 11, 2026

    Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

    February 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

      February 11, 2026

      Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

      February 11, 2026

      Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

      February 11, 2026

      DEG DEG Dagaal Xoogan oo ka socda Degaanka Yurkud

      February 11, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

      February 11, 2026

      Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

      February 11, 2026

      Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

      February 11, 2026

      DEG DEG Dagaal Xoogan oo ka socda Degaanka Yurkud

      February 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» WARBIXIN: Werner, Roque & Saxiixyada La Dhamaystiray Ilaa Haatan Suuqa January

    WARBIXIN: Werner, Roque & Saxiixyada La Dhamaystiray Ilaa Haatan Suuqa January

    By radiohalgan.comJanuary 8, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Waxa bilaabanaya suuqa January iyada oo kooxaha kala duwan dadaal u Gali doonaan sidii ay u heli lahaayeen saxiixyada ay doonayaan.

    Kooxda Chelsea ayaa bilowday suuqa iyaga oo sameeyay saxiixoodii ugu horeeyay.

    Hada waxa aan warbixintan ku soo bandhi doonaan saxiixyada dhaca inta uu furanyahay suuqa xagaaga.

    Timo Werner:

    Kooxda Tottenham ayaa dhamaystirtay saxiixa xiddiga Timo Werner kaas oo ay kala wareegayso kooxda RB Leipzig.

    Kooxaha Tottenham iyo RB Leipzig ayaa si buuxda uga heshiiyay saxiixa xiddiga Werner isaga oo noqday saxiixii ugu horeeyay ee Tottenham.

    Vitor Roque -> Barcelona:

    Kooxda Barcelona ayaa si Rasmi ah u dhamaystirtay saxiixa xiddiga da’yarka ah ee Vitor Roque iyada o ka dhigtay saxiixeedii ugu horeeyay ee suuqa January.

    Xiddiga Vitor Roque ayaa haatan qalinka ku duugay heshiiska uu ugu biirayo kooxda Barcelona isaga oo noqonaya saxiixii ugu horeeyay ee kooxda suuqan.

    Vitor Roque ayaa saxiixay heshiis ilaa xagaaga 2031 oo uu ku joogay kooxda Barcelona sidaasna ku noqday saxiixii ugu horeeyay ee suuqa January.

    Man City -> Claudio Echeverri

    Kooxda Man City ayaa dhamaystirtay Saxiixa xiddiga Claudio Echeverri sida uu xaqiijiyay saxafiga Fabrizio Romano.

    Man City ayaa durba u muuqata kuwo suuqa January ku bilowday si dar-dar leh iyaga oo xoojinaya kooxda.

    Xiddiga reer Argentine ayaa sii joogi doona kooxdiisa haatan ilaa December 2024 isaga oo markaas iman doona kooxda Man City.

    Xiddiga Claudio Echeverri ayaa qalinka ku duugay heshiis 6 sano ah oo uu ku joogi doono kooxda Man City.

    Daouda Diong -> Chelsea:

    Kooxda Chelsea ayaa da’yarka Dauda Doing ka dhigtay saxiixii Ugu Horeeyay Ee ay ku xoojiso kooxda.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Yusuf Garay ayaa Yiri Farriimaha Saddexda ah ee Galdogob

    February 9, 2026

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

    February 11, 2026

    Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

    February 11, 2026

    Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

    February 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.