Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

    February 12, 2026

    DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

    February 12, 2026

    Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Villa Somalia wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska.

    February 12, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

      February 12, 2026

      DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

      February 12, 2026

      Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Villa Somalia wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska.

      February 12, 2026

      Maxaa loga wada hadlay kulankii Madaxweynaha Masar Iyo Boqorka Imaaradka Maxamed Bin

      February 12, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐–๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐ž๐ž ๐ˆ๐ข๐ซ๐š๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฅ๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

      February 12, 2026

      DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

      February 12, 2026

      Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Villa Somalia wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska.

      February 12, 2026

      Maxaa loga wada hadlay kulankii Madaxweynaha Masar Iyo Boqorka Imaaradka Maxamed Bin

      February 12, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home ยป Somalia, Masar iyo Eritreya oo sameysanaya isbaheysi cusub oo ka dhan ah Itoobiya (Xog)

    Somalia, Masar iyo Eritreya oo sameysanaya isbaheysi cusub oo ka dhan ah Itoobiya (Xog)

    By radiohalgan.comJanuary 12, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Dowladaha Masar, Somalia iyo Eritreya ayaa qorsheynaya iney sameystaan isbaheysi cusub oo ka dhan ah Itoobiya kaasoo la filayo in looga dhawaaqo magaalada Qaahira sida ay sheegayaan warar laga helayo ilo wareedyo lagu kalsoon yahay.

    Madaxweyne Isaias Afwerki ayaa shalay la gaarsiiyey casuumad uu ka helay Madaxweyne Abdel Fattah El-Sisi ka dib booqasho uu Asmara ku tagay  wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar Sameh H. Shoukry.

    Intii lagu guda jiray kulan ka dhacay Asmara xalay fiidkii, Madaxweyne Isaias iyo Mudane Sameh H. Shoukry waxay ka wadahadleen muhiimadda wadatashiga u dhexeeya Erteriya iyo Masar caqabadaha hadda jira ee gobolka iyo caalamka.

    Wafdigan ka socda Masar ayaa sidoo kale casuumaad dhowaan soo gaarsiiyey Madaxweynaha Somalia Xassan Shiikh ka dib booqasho ay ku yimaadeen Muqdisho.

    Xassan Shiikh ayaa maanta ka sheegay hadal uu ka jeediyey Villa Somalia in Itoobiya ay si cad ula dagaalami doonaan hadii ay qaado talaabo ay ku fulineyso heshiiskii ay la gashay Somaliland ee qeyb looga siinayey badda Somalia.

    Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowlada Somalia ay qorsheyneyso iney  xiriirka u jarto Itoobiya, ciidankoodana amar ku siiso iney kaga baxaan dalka muddo aad u kooban, waxaana meelaha ay ka baxaan ciidamada Itoobiya la geyn doonaa ciidamo ka socda dalalka Masar iyo Eritreya.

    Labadaas dowladood ayaa la sheegay iney aqbaleen iney Somalia keenaan ciidamadii bedeli lahaa kuwa Itoobiya ka dib markii Madaxweyne Xassan Shiikh uu dhowaan booqday Asmara, dhinaca kalena uu wadahadal khadka telefanka kula qaaatay madaxweynw Siisi

    Masar iyo Itoobiya ayaa waxaa ka dhexeeyey muddo dheer khilaaf adag oo la xiriira biyo Xireenka laga dhisayo webiga Niil oo Masar ay u aragto inuu hoos u dhigayo saamiga biyaha dalkeeda gaaraya.

    Eritreya iyo Itoobiya ayaa iyana mudooyinkan xiriirkooda uu sii xumaayey ka dib markii RW Abiy Ahmed uu falaagada Tigray la galay heshiis nabadeed oo uusan kala tashan Eritreya oo dagaalka ka caawineysay, sidoo kale Eritreya ayaa shaki xoogan ka muujisay hadalada  uu mudooyinkan jeediyey Abiy Ahmed ee sheegaya inuu xoog iyo xeelad ku doonayo dalkiisa inuu bad helo.

    Xiisadda Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa bilaabatay 1-dii bishan kadib markii ay is-afgarad kala saxiixdeen Itoobiya iyo Somaliland kaasoo masโ€™uuliyiinta Somaliland sheegeen inuu u horseedayo inay Itoobiya aqoonsato iyadoo taas beddelkeedana Somaliland ay dhul 20km oo bad ah ka kiraynayso Itoobiya.

    Soomaaliya ayaa kasoo horjeesatay is-afgaradkaasi oo ay sheegtay inuu xadgudub ku yahay madaxbannaanida iyo midnimadeeda dhuleed, waxayna Soomaaliya u tixgelisa Somaliland qayb ka mid ah Soomaaliya.

    Laakiin dhinaca kale Itoobiya iyo Somaliland labaduba waxay difaaceen is-afgaradka. Somaliland waxay ku sheegtay war saxaafeed ay toddobaadkan soo saartay in dawladda Soomaaliya ay turjumaad qalad ah ka bixinayso is-afgaradkaasi, Somaliland-na aysan ka mid ahayn Soomaaliya, sida war saxaafadeedkaas lagu sheegay.

    Heshiiskan saddex geesoodka ah ee dhexmaraya Masar Somalia Itoobiya ayaa haddii uu hirgalo waxaa uu khal khal xooggan ku abuuri doonaa dowlada Itoobiya oo haatan lugaha kula jirta dhibaatooyin iyo dagaalo looga soo horjeedo oo ka socda gudaha dalkaas.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

    February 12, 2026

    DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

    February 12, 2026

    Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Villa Somalia wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska.

    February 12, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG: Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed ayaa laga hor istaagay inu galo garoonka diyaaradaha

    February 12, 2026

    DEG DEG: Rooble ahna Raโ€™iisulwasaarihii hore ee dalka ayaa loo diiday in uu galo xerada Xalane oo

    February 12, 2026

    Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa ku qaabilay Madaxtooyadda Villa Somalia wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska.

    February 12, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.