Close Menu
    What's Hot

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS.

      March 21, 2026

      DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

      March 22, 2026

      AkhrisoF-35-tii shiishka lala helay – iyo Iiraan oo burburisay aaminaad laga qabay inaan diyaaradaas wax la gaarsiin karin

      March 21, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

      March 22, 2026

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » RASMI: Arsenal vs Real Madrid, Man United vs Liverpool, Barcelona vs Real Madrid – Isku-aadka Kooxaha Yurub Ee Xagaaga Oo Qish Laga Bixiyey

    RASMI: Arsenal vs Real Madrid, Man United vs Liverpool, Barcelona vs Real Madrid – Isku-aadka Kooxaha Yurub Ee Xagaaga Oo Qish Laga Bixiyey

    By radiohalgan.comJanuary 30, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Maraykanka ayaa martigelin doona tartan weyn oo koob lagu kala qaadi doono oo kooxaha Yurub ee safarka ku tegaya dalkaas ay taageereyaashu ku madadaalan doonaan.

    Sannadihii ugu dambeeyey, kooxaha Yurub ayaa xagaaga u duulayey Maraykanka, waxaana sannadkan lasii shaaciyey in mar kale Maraykanku uu martigelin doono El Clasico oo ay kooxaha Spain ee Real Madrid iyo Barcelona ku kulmi doonaan.

    Sidoo kale, Liverpool, Arsenal iyo Manchester United ayaa la xaqiijiyey inay tegi doonaan Maraykanka oo ay isku arki doonaan tartanka Maraykanku uu martigelinayo ee loo qorsheeyey in ciyaaraha saaxiibtinimo ay noqdaan kuwo ay kooxuhu ku helaan koob oo loo qaabeeyey qaab horyaal oo kale.

    Faahfaahinta kooxaha Man United iyo Arsenal ayaa soo baxday oo albaabada loogu xidhi doono garoonka MeLIFE Stadium oo qaada 80,000 taageereyaal ah oo sannadkii horena ay bishii July ku wada ciyaareen.

    Manchester United ayaa la ciyaari doona Real Madrid, Borussia Dortmund iyo Wrexham inta uu tartanku socdo, halka Arsenal ay ku furan doonto xiddigaha Maraykanka laga ururiyey ee ‘MLS All-Star, ka hor inta aanay Barcelona isku haleelin garoonka magaalada Los Angeles.

    Liverpool oo sannadihii ugu dambeeyey tegaysay Singapore oo ay Leicester City iyo Bayern Munich ku wada ciyaareen ayaa markan u hihaysan doonta Maraykanka oo ay ugu dambaysay sanadkii 2019kii, waxaanay waajihi doonaan kooxaha waaweyn ee Ingiriiska, sida Man United.

    Kooxaha Chelsea iyo Manchester City ayaan wali la shaacinin halka ay tegayaan, waxayse u socda wada-hadallo ku saabsan inay iyagu kulmaan oo ay wada-ciyaaraan inkasta oo aan la shaacinin halka ay noqonayso.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Yusuf Garay ayaa Yiri Farriimaha Saddexda ah ee Galdogob

    February 9, 2026

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.