Xasan Sheekh oo kulan la qaatay saraakiil iyo askar lagu tababarayo Turkiga

0
MADAXWEYNAHA JFS OO BOOQDAY DUGSIGA TABABARKA KUMAANDOOSKA DALKA TURKIGA EE ISPARTA    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday dugsiga Tababarka Kumaandooska Dalka Turkiga ee Isparta, halkaas oo xarun muhiim...

Puntland, oo Xukuumadda Federaalka ku eedeysey in ay Shirkado Ganacsi u Samaysatey Arrimaha

0
Wasiirka Caddaaladda, Dastuurka iyo Arrimaha diinta ee Puntland Cawil Sheekh Xaamud   Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka & Dhaqancelinta Puntland Cawil Sheekh Xaamid ayaa ku eedeyey Xukuumadda Federaalku in ay si toos ah u dhacdey...

Heshiiskii ay DF ku fasixi laheyd qaadka Kenya oo dib u dhacay + Sababta

0
Waxaa maanta dib u dhacay heshiis lagu saxiixi lahaa in dib loo fasaxo Qaadka dalka Kenya ee loo suuq geyn jiray gudaha Soomaaliya oo hadda xayiran ku dhowaad laba sano.         Wasiirka beeraha...

Qorshaha 3 geesoodka ah ee madaxweyne Xasan Sheekh oo la sharxay

0
8Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aysan xilligan Soomaaliya joogin marxalad ay kula xaajooto ururka Al-Shabaab   Madaxweynaha oo maanta ka hadlayey machadka SETA ayaa sheegay in ugu dambayn ay dawladdu...

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aysan xilligan Soomaaliya joogin marxalad ay kula xaajooto ururka Al-Shabaab       Madaxweynaha oo maanta ka hadlayey machadka SETA ayaa sheegay in ugu dambayn ay dawladdu...

Booliska Soomaaliya oo ku dhawaaqay howlgallo ka dhan ah burcadda & ciyaal weerada

0
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed {Xijaar} ayaa Shir looga hadlayay amniga magaalada Muqdisho Maanta waxaa uu la yeeshay Saraakiisha Taliska Qaybta guud ee booliska Gobalka Banaadir . Afhayeenka...

Wararkii ugu Dambeeyay Itoobiya iyo Suudaan oo ka wadahadlay qaboojinta xiisada ka dhex taagan

0
Raysal wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, iyo hoggaamiyaha Sudan, Abdel Fattah al-Burhan, ayaa ka wada hadlay sidii loo qaboojin lahaa xiisadda ka taagan xuduudda lagu muransan yahay ee labada dal oo dhawaan...

Xasan Sheekh ‘oo ku gacan sayray’ casuumaddii Uhuru

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaan ka qayb-geli doonin shirka hogaamiyeyaasha dalalka ku midaysan urur gobaleedka IGAD, kaasi oo maanta ka furmay caasimada dalka Kenya ee Nairobi.         Madaxweyne Xasan oo lagu waday...

Xasan Sheekh iyo kooxdiisa oo isku haya laba arrin oo la xiriirta Golaha Wasiirada

0
– Nidaam walba oo ka dhasha Soomaaliya tan iyo 2009 wuxuu lahaa koox jilib culus ah oo ku xisaabsan inay dhisteen madaxweynaha markaas la doortay, waxaa loo yaqaanaa milkiilayaal fara maran.         Wax loo...

Axmed Karaash oo Shir-guddoomiyey Shir ku saabsan ka hortagga Nafaqa darrada

0
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shir heer Wasiiro ah oo ku saabsan ka hortagga Nafaqa darrada.         Kulanka oo Lixdii biloodba mar la qabto...