Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    DEG DEG Al shabaab ayaa la wareegay deeganka tardo kadib

    July 13, 2025

    Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

    July 8, 2025

    Axmed Madoobe oo u mahad celiyey ciidamada Mareykanka (Sawirro)

    July 7, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Al shabaab ayaa la wareegay deeganka tardo kadib

      July 13, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Axmed Madoobe oo u mahad celiyey ciidamada Mareykanka (Sawirro)

      July 7, 2025

      DEG DEG Turkiga iyo Israa’iil oo qarka u saaran Dagaal dhex maro

      July 7, 2025

      War cusub oo ka soo kordhay Markabkii Oruc Reis ee ka baxay Somalia

      July 4, 2025

      Madaxweyne Trump iyo Elon Musk oo mar kale fooda is daray

      July 4, 2025

      Madaxweynaha Jubaland, Axmed madoobe ayaa hambalyo u diray guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luulyo oo

      June 30, 2025

      DEG DEG Isra’iil oo Wajahaysa Culeys Dhaqaale Kadib Dagaalkii Iraan 

      June 28, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      DEG DEG Al shabaab ayaa la wareegay deeganka tardo kadib

      July 13, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Axmed Madoobe oo u mahad celiyey ciidamada Mareykanka (Sawirro)

      July 7, 2025

      DEG DEG Turkiga iyo Israa’iil oo qarka u saaran Dagaal dhex maro

      July 7, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » FAAH FAAHIN:.Dagaal Culus oo ka dhacay inta u dhaxeeyso Degmada Halgan iyo Buula-burde ee Gobolka Hiiraan.

    FAAH FAAHIN:.Dagaal Culus oo ka dhacay inta u dhaxeeyso Degmada Halgan iyo Buula-burde ee Gobolka Hiiraan.

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 25, 20251 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Buulobarde(radiohalgan.com)- Faah Faahin dheeraad ayaa Laga helayaa Dagaal Culus oo udhaxeeyo Ciidamada dowlada iyo kuwa deegaanka oo isku garab ah iyo Al-shabaab oo ka dhacay Deegaanka Cadoow Gureey oo hoostaga degmada Buuloburte ee Gobolka Hiiraan.

    Dadka deegaanka ayaa sheegay in dagaalka uu yahay Mid Culus oo Hubka Nuucyadiisa Kala duwan leeygu Adeegsanayo. Waxaana deegaankan Saldhig ku lahaa Ciidamada dowlada iyo kua Deegaanka.

    Saraakiisha Ciidmaada dowlada ayaa sheegay in ay iska difaaceeyn Weerar Al-shabaab ay kusoo qaadeeyn Saldhigyadan. iyaga oo intaasi Raaciyay in Khasaaro xoogan la gaarsiiyay Al-shabaab.

    Dagaalka waxaa ka dhashay Khasaaro dhimasho iyo dhawac ah Sida ay sheekeyn Saraakiisha Ciidamada dowada Soomaaliya ee ku sugan Deegaanka Cadoow Guroow oo Buulo Burde hoostaga.

    Deegaanka Cadoow Gureey Waxaa shalay Gaaray Taliyaha Hay’ada Nabad-sugida Soomaaliya Cabdulaahi Maxamed Cali Sambalooshe iyo Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed iyo Madax kale.

    Faah Faahinta Waxii Dagaalka kusoo kordho radiohalgan.com kala soco.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Dabley hubeysan oo laba ruux ku dilay magaalada matabaan duleedka

    May 6, 2025

    Wararkii u dambeeyay dagaal ka dhacay Aboorey iyo dhaqdhaaqyo ka socda deegaankaas

    April 23, 2025

    Dhageyso:-Dhagaweyne oo ku sugan furimaha dagaalka ayaa beeniyay warar shaqsiyaad u adeega Argagixisada baraha bulshada ku baahiyeen

    February 26, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    DEG DEG Al shabaab ayaa la wareegay deeganka tardo kadib

    July 13, 2025

    Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

    July 8, 2025

    Axmed Madoobe oo u mahad celiyey ciidamada Mareykanka (Sawirro)

    July 7, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.