Close Menu
    What's Hot

    Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

    March 24, 2026

    Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

    March 24, 2026

    DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

    March 24, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

      March 24, 2026

      Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

      March 24, 2026

      DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

      March 24, 2026

      Farmaajo oo digniin ka soo saaray xiisada ka taagan KGS.

      March 24, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

      March 24, 2026

      Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

      March 24, 2026

      DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

      March 24, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » NISA oo dalka dibaddiisa ka xirtay 14 Website oo ay lahaayeen AS

    NISA oo dalka dibaddiisa ka xirtay 14 Website oo ay lahaayeen AS

    By radiohalgan.comFebruary 1, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA oo soo saartay warsaxaafadeed ayaa ku sheegtay in ay ku guuleysatay in ay dalka dibaddiisa ka xirtay 14 barro internet ah (Website) oo ay lahaayeen Al-Shabaab kuwaas oo ay ku faafin jireen wararkooda.

    “Hawlgalkan oo isugu jiray uruurinta mareegaha, baaritaankooda, helista magacyada milkiileyaasha ku diiwaangashan iyo ugu dambeyn xiritaankooda ayaa socday bilihii la soo dhaafay, waxaana lagu guuleystay in hawada laga saaro barahan oo la diiwaan-geliyay sanado kala duwan,” sida lagu yiri warka ka soo baxay NISA.

    Website-yadan ayaa booqashadooda laga mamnuucay adduunka oo dhan, waana markii ugu horaysay oo la qaado tallaabo nuucaan oo kale ah iyada oo barahan ay soo jireen muddo dheer sida ku cad magacyadooda iyo taariikhaha la aas-aasay,” ayaa lagu sii yiri warsaxaafadeedka.

    Sidoo kale warka ka soo baxay NISA ayaa lagu sii diray, “Intii ay socotay hawshan lagu ciribtirayo website-yada Khawaarijta ayaa waxaa la helay liiska dadkii diiwaan-geliyay iyaga oo isticmaalaya kaararka wax lagu iibsado, waxaana lala wadaagay hay’adaha amniga ee dalalka ay ku nool yihiin.

    Dowladda Soomaaliya ayaa horay ugu guuleysatay in booqashada Mareegahan laga mamnuuco gudaha wadanka, waxaana sharciga lala tiigsan doonaa cid kasta oo lagu helo in ay kooxahan u diiwaangelisay website.”

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

    March 24, 2026

    Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

    March 24, 2026

    DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

    March 24, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

    March 24, 2026

    Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

    March 24, 2026

    DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

    March 24, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.