Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka JilacowOctober 4, 2025
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka JilacowOctober 4, 2025
Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email Maxkamadda G/Banaadir ayaa xirtay gal-dacwadeed ka furnaa maxkamadda oo ka dhan ahaa Eedeysanayaasha kala ah Abshir Maxamed Cali iyo Maxamed Idiris Axmed. Labada xubnood waxaa lagu soo eedeeyey Musuq maasuq waxaase hadda maxkamaddu caddeysay in aysan dambi lahayn. HOOS KA AKHRISO QORAALKA MAXKAMADA