Close Menu
    What's Hot

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

    March 21, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS.

      March 21, 2026

      AkhrisoF-35-tii shiishka lala helay – iyo Iiraan oo burburisay aaminaad laga qabay inaan diyaaradaas wax la gaarsiin karin

      March 21, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS.

      March 21, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Madaxweyne Xasan Sheekh oo tegaya Ethiopia + Qorshaha

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo tegaya Ethiopia + Qorshaha

    By radiohalgan.comFebruary 15, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo warbaahinta kula hadlay gudaha magaalada Kismaayo ayaa sheegay inuu safar u yahay magaalada Addis Ababa, xilli ay weli taagan tahay xiisadda badda.

    Xasan Sheekh ayaa shaaca ka qaaday in qorshihiisa uu yahay ka qayb-galka saddex shir oo waa weyn oo ka dhacaya magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Ethiopia.

    “Waxaa rabaa dadka Soomaaliyeed inaan u sheego dhowaan waxaan safar ku tegayaa aniga iyo wafdi aan hoggaaminayo magaalada Addis Ababa xarunta Midowga Afrika, meeshaas saddex shir oo aad iyo aad muhiim u ah ayaa ka jira” ayuu yiri madaxweynuhu.

    Isaga oo sharraxayay shirarkan ayaa waxa uu sheegay inay ka yihiin mid ay isugu imaanayaan dalalka Midowga Afrika, IGAD oo qabaneyso shir kale iyo mid kale oo ay leeyihiin waddada ku bahoobay suuqa ganacsi ee bariga qaaradda Afrika.

    “Shir madaxeedkii Midowga Afrika waa ka jiraa oo isugu imaanayaan madaxdii, waxaa kale oo halkaasi ka jiro shir IGAD ah oo dhinac yaallo, sidoo kale shir kale oo suuqa dhaqaalaha bariga Afrika oo iyadana madaxdeydii gooni u shireyso” ayuu mar kale yiri Xasan Sheekh.

    Sidoo kale wuxuu intaasi sii raaciyay Shirarkaas oo dhan muhiim ayay u yihiin Soomaaliya, waxaana u tageynaa waa shirarkaas inaan ka qayb-galno iyo dabcan farriinteena aan wadno inaan gudbino oo ah dalka Soomaaliya oo ah dal gob ah oo xor ah oo dowlad leh”.

    Dhinaca kale waxa uu soo hadal qaaday arrinta badda, isaga oo xusay in weli Soomaaliya mowqifkeeda aanus isbeddelin welina halkiisii uu yahay xad-gudubka ay gaysatay Ethiopia.

    “Arrinta ay waayahan dambe Itoobiya ku dhaqaaqeysay weli mowqofkeedii meesha ayuu naga taagan yahay, waana mowqif ay adag tahay si aan uga tanaasulno” ayuu raaciyey.

    Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa waxaa haatan u dhexeyso xiisado ka dhalatay heshiiskaa is afagradka lagu sheegay ee ay horaantii bishii hore kala saxiideen Biixi iyo Abiy Axmed.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

    March 21, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

    March 21, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.