Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in ay qalad ahayd in maamulka hawada lagu wareejiyo dowlada Soomaaliya

    Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in ay qalad ahayd in maamulka hawada lagu wareejiyo dowlada Soomaaliya

    By radiohalgan.comJanuary 24, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay in Somaliland ay ku qaldantay in ay saxeexdo in maamulka hawada laga soo wareejiyo hay’addi maamuli jirtay oo lagu wareejiyo dowlada Soomaaliya.

    Waraysi uu siiyay warbaahinta ku hadasha afka xukuumada Somaliland, ayuu ku sheegay in dowlada Soomaaliya ay kaga baxday heshiisyo dhawra oo ay hore u wadagaleen, kuwaasi oo ay ku jirtay in hawada la wada maamulo, kadib markii laga soo wareejiyay hay’adii hore gacanta ugu haysay.

    “Markii Ekow laga soo wareejinayay, Somaliland iyo Soomaaliya waxay ku saxeexeen aynu kala soo wareego Ekow oo inagu aynu qaybsano, halka Somaliland ayaa qaldantay, cidii markaa joogtay ayaa ilduuftay, ilduufku wuu dhaca, sifiican ayay uga faa’iidaysteen oo waxay yidhahdeen gobol ayaadtahay” ayuu yidhi Biixi.

    Madaxweynuhu waxa uu sheegay in dowlada Soomaaliya ay sidookale ka baxday heshiiska qaybsiga deeqaha, isla markaana ay caalamka u sheegtay in Somaliland deeqaheeda lasoo mariyo Bangiga Dhexe ee Dowlada Soomaaliya, taasi oo ay Somaliland diiday.

    Waxa uu sheegay in deeqaha waxbarashada ee laysku siiyo Somaliland iyo Soomaaliya, ay Somaliland hal mar oo kali ah qayb yar ka heshay Somaliland, waxa uu sheegay in ardaydaas oo magaca Soomaalida lagu qaado aan Somaliland waxba laga siin.

    “Wixii la wadagalay iyo wixii lagu wadahadlay waxba kama socdaane, Soomaalidu waxay tidhaahdaa ninkii aan quusan isaga quus ah, ninka u haysta Xamar ayaad wax ku heshiinaysaan, waxba ka socon maayaan, markaa taasi way soo gudhay, wixii ay ahayd iyo waxa dareenkooda ku jirana Xasan ayaa muujiyay hada” ayuu yidhi Biixi.

    Dowlada Soomaaliya ayaa dhawaan hawada ka celisay diyaarado ka soo kala kicitimay Imaraatka Carabta iyo Itoobiya oo u socday magaalada Hargaysa, xili ay kacsantahay xiisada ka dhalatay is-fahamka saldhiga bada ee Itoobiya iyo Somaliland.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.