Close Menu
    What's Hot

    Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

    February 11, 2026

    Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

    February 11, 2026

    Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

    February 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

      February 11, 2026

      Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

      February 11, 2026

      Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

      February 11, 2026

      DEG DEG Dagaal Xoogan oo ka socda Degaanka Yurkud

      February 11, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

      February 11, 2026

      Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

      February 11, 2026

      Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

      February 11, 2026

      DEG DEG Dagaal Xoogan oo ka socda Degaanka Yurkud

      February 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Itoobiya oo qaaday tallaabo kale oo ka dhan ah Somalia

    Itoobiya oo qaaday tallaabo kale oo ka dhan ah Somalia

    By radiohalgan.comJanuary 18, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Dowladda Itoobiya ayaa mar kale qaaday tallaabo kale oo ka dhan ah Soomaaliya kadib markii ay kusoo fasaxday biyo fara badan oo wata daadad xoogan, sida uu shaaciyay guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee SoDMA.

    Maxamuud Macallin Cabduulle oo maanta Wariyeyaasha kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in tani ay uga sii dareyso cadaawadda ay Itoobiya u qabto Soomaaliya, wuxuuna ku eedeeyay inay kusoo deysay biyo xoogleh, maadaama ay wabiyadu ka yimaadaan dalkeeda.

    β€œWaxaan rabaa Ummadda Soomaaliyeed inaan la wadaago dowladda Itoobiya oo aad aragteen cadowtinimada iyo culeyska ay hadda nagu hayso waxay maalmahan dhoweyd billowday inay soo fasaxdo haaman waa weyn oo ay biyo ugu xirnaayeen” ayuu yiri.

    Sidoo kale guddoomiyaha ayaa farriin u culus u diray shacabka deggan hareeraha wabiyada, isaga oo ugu baaqay inay ka digtoonaadaan arrintaasi.

    β€œUmmadda deggan wabiyada hareerahooda waxaan rabnaa inay arintaas ka digtoonaadaan dowladda Itoobiya cadowtinimada ay qabto meel kasto ayay ka muuqaataa” ayuu raaciyay.

    Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA ayaa intaasi kusii daray in arrintan ay kusoo aadeyso, xilli Soomaaliya ay dhawaan ku dhufatay xaaladda Elnino oo si weyn looga dareemay qaybo badan oo kamid ah dalka, kadib markii ay ku dhufteen roobab xoogan oo daadad wata.

    Waad ogtihiin hadda ayaan ka badbaadnay marxalad runtii Elnino ay sababtay oo fatahaado ah” ayuu mar kale shirkiisa jaraa’id ku yiri Maxamuud Macallin Cabdulle.

    Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo haatan ay taagan tahay xiisad diblomaasiyadeed oo u dhexeyso Soomaaliya iyo Itoobiya, taas oo ka dhalatay heshiiskii badda ee ay kowdii bishaan Addis Ababa ku gaareen madaxweynaha maamulka Somaliland iyo Abiy Axmed

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

    February 11, 2026

    Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

    February 11, 2026

    Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

    February 11, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Wasiir Fiqi oo ka Jawaabay Shirkii ay cawa muqdisho ku qabsadeen Axmed Madoobe iyo Saciid Dani

    February 11, 2026

    Dowladda Masar ayaa soo bandhigtay gaadiid

    February 11, 2026

    Maxaa ka soo baxaya shirka Muqdisho?

    February 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.