Close Menu
    What's Hot

    Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

    March 28, 2026

    DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

    March 28, 2026

    Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

    March 25, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

      March 28, 2026

      DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

      March 28, 2026

      Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

      March 25, 2026

      Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

      March 24, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

      March 28, 2026

      DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

      March 28, 2026

      Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

      March 25, 2026

      Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

      March 24, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Hojlund, Antony Iyo Mainoo Oo Manchester United U Diray Wareegga 16ka FA Cup

    Hojlund, Antony Iyo Mainoo Oo Manchester United U Diray Wareegga 16ka FA Cup

    By radiohalgan.comJanuary 28, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa iska xaadirisay wareegga shanaad ee tartanka FA Cup oo ay 16 kooxood oo isku-aadkoodana fiidkii lasii sameeyey, sida aad goordhow ka akhrisan doonto halkan.

    Xiddigo soommanaa ayaa Manchester United ka caawiyey inay 4-2 ku garaacdo kooxda yar ee Newport, iyagoo laba gool oo daran-doorri ahaa oo ay la hormareen bilowgii laga daba yimid.

    Bruno Fernandes ayaa hoggaanka u dhiibay Manchester United daqiiqaddii 7aad ee bilowga ciyaarta, kaddib baas uu xerada ganaaxa dhaxdeeda kaga helay xiddiga Brazil ee Antony oo sameeyey caawintiisii koowaad ee xilli-ciyaareedkan kala-badhka dhaafay.

    Lix daqiiqadood kaddib ayay Manchester United ciyaarta ka dhigtay 2-0, markaas oo uu Kobbie Mainoo saxeexay goolkiisii koowaad ee uu u dhaliyo kooxda koowaad ee Manchester United, waxaana kubbad uu dhinaca midig kasoo dhiibay Diogo Dalot uu usii raaciyey dhinaca goolka, taas oo iyadoo dhulka socota shabaqa soo taabatay.

    Manchester United ayaa is-dhiibtay markii ay labada gool ku dhaliyeen 13ka daqiiqadood ee ugu horreeyey, waxaanay ogolaadeen in Newport ay markeeda shaqaysato oo ay goolal dhashato.

    Daqiiqadihii 36aad iyo 47aad ayay kooxda martida loo ahaa ee Newport la timid laba gool oo ciyaarta ka dhigay barbarro 2-2 ah, taas oo keentay inay woxoogaa kacdo xaraaradda garoonka iyo ciyaartuba, waxaana halgan dib u gashay Red Devils oo qaybta labaad keentay laba gool.

    Weeraryahanka reer Brazil ee Antony ee ku jiray abaarta daran ee goolal la’aanta xilli-ciyaareedkan ayaa dhaliyey goolka saddexaad ee Manchester United, halka goolka afraadna uu keenay weeraryahanka reer Denmark ee Rasmus Hojlund ee uu waqtigu ku adag yahay.

    Manchester United ayaa sidaas ugu soo gudubtay wareegga shanaad ee FA Cup oo noqonaysa 16ka kooxood ee ugu dambeeya tartankan ee loollami doona illaa wareegga soo socda.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Yusuf Garay ayaa Yiri Farriimaha Saddexda ah ee Galdogob

    February 9, 2026

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Madaxweyne Hore Farmaajo ayaa u Hambalyeeyay Gudoonka Baarlamaanka KGs ee Maanta la doortay.!

    March 28, 2026

    DEG DEG Doorashada Madaxweynaha Konfur Galbeed oo ka bilaabatay Baydhabo

    March 28, 2026

    Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

    March 25, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.