Close Menu
    What's Hot

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026

      Aktiso:-CNN:Shiinaha ayaa isku diyaarinaya inuu nidaamyada difaaca hawada u gudbiyo Iran

      April 11, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

      April 10, 2026

      Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

      April 10, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Guutada Qassam oo Taangiyo & gaadiid kale ka gubtay milateriga Israel (Sawirro)

    Guutada Qassam oo Taangiyo & gaadiid kale ka gubtay milateriga Israel (Sawirro)

    By radiohalgan.comFebruary 2, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Guutada Qassam oo ah garabka hubeysan ee kooxda Xamaas ayaa sheegatay weeraro dhowr ah oo lagu qaaday ciidamada Israel ee ku sugan magaalada Gaza

    War ay soo saareen Qassam ayay ku sheegeen inay ka qeyb qaateen dagaallo culus oo ka dhacay magaalada oo dhan.

    Dagaalyahannada Qassam ayaa sheegay in ay la beegsadeen dhowr baabuur oo ay wateen ciidanka Israa’iil oo uu ku jiro mid ka mid ah kuwa cagafta, gantaallada Yasin-105, iyadoo weerarkan uu ka dhacay duleedka xaafadda Sheekh Radwan ee magaalada Gaza.

    Kooxda ayaa sheegtay in ay ku garaacday galbeedka magaalada Gaza madaafiic “culus” oo hoobiyeyaal ah goob ay joogeen ciidamada Israel.

    Waxa ay sidoo kale sheegtay in dagaalyahanadeeda ay qabteen saddex diyaaradood oo kuwa aan duuliyaha lahayn ee Israa’iil laga leeyahay koonfurta xaafadda Zeitoun ee magaalada.

    Dhinaca kale ururada caalamiga ah ee xuquda aadanaha ayaa walaac ka muujiyay xaaladaha ay wajahayaan Falastiiniyiinta ka barakacay Qaza, halkaasoo qaar badan ay ku nool yihiin hoy iyo teendhooyin jilicsan oo ay ku jiraan heerkul qabow iyo roob qabow.

    “Iyadoo heerkulku hoos u dhacayo oo roobabku ay daadiyeen Gaza, boqollaal kun oo qof oo deggan ayaa weli ku nool teendhooyin. Toddobaadkan, waxaanu la hadalnay qoys ka kooban toban qof, kuwaasoo ku tilmaamay inay isku urursanayaan teendhadooda si ay u diirranaadaan, iyagoo jiifa dhulka dhiiqada leh oo bustayaal lagu daboolay,” ayaa lagu yiri qoraal ay soo dhigeen baraha bulshada.

    “In ka badan 1.7 milyan oo qof ayaa barokacay tan iyo bilawga weerarka Israel ee Gaza. In ka badan 560,000 oo iyaga ka mid ah ayaa waxaa hoy u ah teendhooyinka ciriiriga ah ee koonfurta Marinka Gaza, halkaasoo ay la kulmaan kaabayaal aan ku filnayn, xaaladaha cimilada adag, daadadka, xaaladaha nadaafadda oo liita, iyo khatarta faafida cudurrada.

    HOOS KA DAAWO SAWIRADA

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.