Close Menu
    What's Hot

    Muqdisho – Wariye Cabdixafiid Nuur Bare, oo ka tirsan Telefishinka Somali Cable, ayaa xalay laga kaxeeyay Degmada Waaberi

    February 24, 2026

    DEGDEG: Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Rooble, ayaa si adag u cambaareeyay xarigga wariye

    February 24, 2026

    Ra’iisul Wasaare hore Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa cambaareeyay afduubka iyo xadgudubka loo geystay wariye Cabdixafiid

    February 24, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Muqdisho – Wariye Cabdixafiid Nuur Bare, oo ka tirsan Telefishinka Somali Cable, ayaa xalay laga kaxeeyay Degmada Waaberi

      February 24, 2026

      DEGDEG: Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Rooble, ayaa si adag u cambaareeyay xarigga wariye

      February 24, 2026

      Ra’iisul Wasaare hore Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa cambaareeyay afduubka iyo xadgudubka loo geystay wariye Cabdixafiid

      February 24, 2026

      Puntland, ayaa cambaaraysay xarig sharci darro ah oo Muqdisho loogu geystey Suxufi halkaas ka hawlgala.

      February 24, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Muqdisho – Wariye Cabdixafiid Nuur Bare, oo ka tirsan Telefishinka Somali Cable, ayaa xalay laga kaxeeyay Degmada Waaberi

      February 24, 2026

      DEGDEG: Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Rooble, ayaa si adag u cambaareeyay xarigga wariye

      February 24, 2026

      Ra’iisul Wasaare hore Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa cambaareeyay afduubka iyo xadgudubka loo geystay wariye Cabdixafiid

      February 24, 2026

      Puntland, ayaa cambaaraysay xarig sharci darro ah oo Muqdisho loogu geystey Suxufi halkaas ka hawlgala.

      February 24, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Guuleed oo soo saaray qoraal jawaab u ah qoraalkii Fahad ee Ismaaciil Cumar Geelle

    Guuleed oo soo saaray qoraal jawaab u ah qoraalkii Fahad ee Ismaaciil Cumar Geelle

    By radiohalgan.comJanuary 28, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Ergeyga Madaxweynaha JFS ee arrimaha Somaliland Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa soo saaray qoraal uu kaga jawaabay gef uu sheegay in Fahad Yaasiin uu u geystay Madaxweynaha iyo shacabka reer Jabuuti, isagoo Fahad ku tilmaamay nin warkaan loo soo dhiibay.

    Agaasimihii hore ee hey’adda NISA Fahad Yaasiin ayaa soo saaray qoraal uu ku sheegay in madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle uu wax badan ka ogaa heshiiska badda ee Muuse Biixi iyo Abiy Axmed ay kala saxiixdeen 1-dii bishaan, sidoo kale Fahad ayaa Madaxweyne Ismaaciil ku tilmaamay nin jecel jabka Soomaaliya.

    Cabdikariin Guuleed ayaa sheegay in reer Jabuuti aysan Soomaaliya ka mudneyn gefkaas, isla markaana uu ka raali gelinayo, sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay inay garanayaan cidda gefkaan u soo dhiibtay Fahad Yaasiin.

    Xukuumaddii Farmaajo ee Fahad ka tirsanaa ayaa dagaal diblomaasiyadeed oo adag la gashay dowladda Jabuuti, waxaana la aaminsan yahay in Fahad ay hadaladaan ka keenayaan xurguftii siyaasdeed ee kala dhaxeysay Jabuuti intii ay joogeen xukunka.

    Hoos ka akhriso qoraalka Cabdikariin Guuleed

    Tuulo ay fiita-waraar iyo horjoogayaalba ka yihiin rag af-gurucyaal ah ayaa waxaa soo degay nin caaqil ah oo garaad badni iyo aftahamo isku darsaday.  Muddo kooban gudaheed ayuu ninkii garaadkiisa iyo garyaqaannimadiisii kula wareegay tuuladii oo meel kasta ka yeertay WAR INA HEBAL GARTA IYO GUDDOONKA INOOGU GEEYA.

    Ragga xafiiltan iyo wax iska dhicin kama dhamaate waxaa arinkaas ka xumaaday geeridoodana u arkay raggii kale ee tuulada madaxda ka ahaan jiray, waxayna soo abaabuleen shirqool ay ku doonayaan in sharafta iyo karaamada oga xayuubiyaan ninkii caaqilka ahaa. Nin doqonnimo tuulada kaga caan baxay ayey Budh u soo dhiibeen si uu ninkii caaqilka ahaa ugu garaaco goob fagaare ah iyo geedkii garta lagu naqayey.

    Ninkii caaqilka ahaa goortii qaarta lagu qabadsiiyey shirkii dhexdiisa, wuu gartay halka colaaddu kaga socoto ayadoo meeshii laga sugayey in ninkii Caranka ahaa uu la fac noqdo intuu soo jeestay ayuu yiri WARYAADA HEBAL IYO HEBALOW MAAD USHA IGA DEYSAAN.

    Haddaba waa naqaana,  waana garaneynaa Fahad Yaasiin ciddda gefka iyo wax ka sheegga madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo Shacabka aan walaalaha nahay ee reer Jabouti u soo dhiibtay, cidda uu ku matalo gafeysa iyo cidda daaha gadaashiisa usha kaga soo dhiibtay. Waxaan kaloo garan karnaa waxa loola jeedo eedaymahaas iyo dhaleenceyntaas.

    Waa ka raali galineynaa madaxweyne Ismaaciil iyo shacabka reer Jaboutiba gafkaas aysan muteysan ee loo geystay, waxaana idin leenahay shacabka Soomaaliyeed waa ogyahay waxaad u tihiin, waxaad u gasheen iyo waxaad u qabateen intaba. Waxaad noo tihiin garab, waxaad noo tihiin HIIL WALAAL.

    Madaxweyne Ismaciil iyo reer Jaboutina ayagoo ku mahadsan gogol nabadeed oo aanu anaga ka codsanay ayey noo dhigeen, naguna sharfeen. Ayagoo juhdi iyo dadaal kastaba galiyey heshiinka iyo wadajirka dadka Soomaaliyeed

    Shacabka Soomaaliyeedna marnaba waxuusan iloobeynin halkii dib looga soo unkay dowladnmada aan maanta hoos harsameyno, oo ragga qaarkii ay madaxda iyo hogaanka ka noqdeen.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Muqdisho – Wariye Cabdixafiid Nuur Bare, oo ka tirsan Telefishinka Somali Cable, ayaa xalay laga kaxeeyay Degmada Waaberi

    February 24, 2026

    DEGDEG: Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Rooble, ayaa si adag u cambaareeyay xarigga wariye

    February 24, 2026

    Ra’iisul Wasaare hore Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa cambaareeyay afduubka iyo xadgudubka loo geystay wariye Cabdixafiid

    February 24, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Muqdisho – Wariye Cabdixafiid Nuur Bare, oo ka tirsan Telefishinka Somali Cable, ayaa xalay laga kaxeeyay Degmada Waaberi

    February 24, 2026

    DEGDEG: Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Rooble, ayaa si adag u cambaareeyay xarigga wariye

    February 24, 2026

    Ra’iisul Wasaare hore Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa cambaareeyay afduubka iyo xadgudubka loo geystay wariye Cabdixafiid

    February 24, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.