Close Menu
    What's Hot

    Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa sida ay u dhacday toogashada

    February 3, 2026

    Diyaaradaha dagaalka Turkiga oo dhoolatus millatari ka Sameeyey Muqdisho

    February 3, 2026

    DEG DEG Puntland oo Xukun Dil ah ku fulisay Haweeneydii dishay Marxuumad Saabiriin

    February 3, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa sida ay u dhacday toogashada

      February 3, 2026

      Diyaaradaha dagaalka Turkiga oo dhoolatus millatari ka Sameeyey Muqdisho

      February 3, 2026

      DEG DEG Puntland oo Xukun Dil ah ku fulisay Haweeneydii dishay Marxuumad Saabiriin

      February 3, 2026

      DEG GEG Ciidanka Booliska Jubbaland ayaa gacanta ku soo dhigay

      February 3, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa sida ay u dhacday toogashada

      February 3, 2026

      Diyaaradaha dagaalka Turkiga oo dhoolatus millatari ka Sameeyey Muqdisho

      February 3, 2026

      DEG DEG Puntland oo Xukun Dil ah ku fulisay Haweeneydii dishay Marxuumad Saabiriin

      February 3, 2026

      DEG GEG Ciidanka Booliska Jubbaland ayaa gacanta ku soo dhigay

      February 3, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay weli gacanta ku hayso maamulka hawada

    Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay weli gacanta ku hayso maamulka hawada

    By radiohalgan.comFebruary 16, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay weli gacanta ku hayso maamulka hawada ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in hawada Soomaaliya uu ku yimid khal khal, wallow markii dambe Hay’adda Duulista ay beenisay warkaas.

    Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaas uu shirguddoomiyey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka ayaa warbixin la xiriirta hawada Soomaaliya looga dhageystay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawwada.

    Warsaxaafadeedka ka soo shirka Golaha Wasiirrada ayaa lagu yiri, β€œGolaha ayaa warbixin la xiriirta maamulka Hawada Soomaaliya iyo horumarka la gaaray ka dhageystay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, taas oo soo bandhigtay warbixin faah-faahsan oo la xiriirta howlaha duulimaadka dalka.”

    Sidoo kale Warsaxaafadeedka ka soo baxay Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu xusay in dowladda Soomaaliya ay gacanta ku hayso guud ahaan maamulka iyo maaraynta hawada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

    Hadalka ka soo yeeray Xukuumadda ayaa ku soo beegmaya xilli Somaliland ay sheegatay in ay maamusho hawadeed, balse waxaa qaadacay Hay’adda Duulista Soomaaliyeed oo soo saartay warsaxaafadeed kaa soo u dhignaa sidatan, β€œHay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed waxay shacabka Soomaaliyeed ku wargelinaysaa in aysan waxba iska beddelin mid ahaanta iyo maamulka hawada Soomaaliya, ayna masuul ka tahay Dawladda Federaalka Soomaaliya.”

    Warsaxaafadeedka ka soo baxay Hay’adda lagu sii yiri, β€œHawada dalkeennu waxay leedahay magac soo jireen ah kaas oo la isticmaali jiray laga soo billaabi 1960; MOGADISHU FLIGHT INFORMATION REGION (FIR). Diyaaradaha mara hawada dalkeenna waxay helaan mid kamid ah adeegyada ugu badqabka sarreeya adduunka, taas oo keentay in hawada Soomaaliya si heer caalami ah loogu aqoonsado heerka ugu sarreeya ee Class-A Airspace.”

    Si kastaba ha ahaateen Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa bishii hore waxa ay hawada Soomaaliya ka celisay diyaar qaas ah oo la sheegay in ay saarnaayeen wafdi ka socday dalka Itoobiya kuna wajahnaa magaalada Hargeysa.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa sida ay u dhacday toogashada

    February 3, 2026

    Diyaaradaha dagaalka Turkiga oo dhoolatus millatari ka Sameeyey Muqdisho

    February 3, 2026

    DEG DEG Puntland oo Xukun Dil ah ku fulisay Haweeneydii dishay Marxuumad Saabiriin

    February 3, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa sida ay u dhacday toogashada

    February 3, 2026

    Diyaaradaha dagaalka Turkiga oo dhoolatus millatari ka Sameeyey Muqdisho

    February 3, 2026

    DEG DEG Puntland oo Xukun Dil ah ku fulisay Haweeneydii dishay Marxuumad Saabiriin

    February 3, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.