Ukraine iyo Ruushka ayaa diyaaradaha aan duuliyaha lahayn u isticmaalaya goobaha dagaalka.
Khubarada Maraykanka ayaa sheegaya in haatan wixii dambeeya ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ay xuddun u noqon doonaan dagaallada casriga ah, hase ahaatee horumarka baaxadda leh ee laga samaynayo hubka casriga ah ee iskii isu maamula, ayaa ah mid walaaciisa wata, sida ay warbixintan ku eegeyso Maia Kay, oo ka tirsan VOA.
Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa soo jeedinaya koobaya.