Author: radiohalgan.com

Muddo kahor waxay u badan tahay in aad ogeyn in Xasan Sheekh Maxamuud iyo Saciid Cabdullaahi Deni ay ku kala maqan yihiin dano gaar ah oo siyaasadeed, kadib markii madaxweyne Xasan Sheekh uu kursigii ra’iisul wasaaraha la aaday jiho uusan fileynin Saciid Deni. Sidoo kalena Saciid Deni laga qadiyay mirihii dagaalkii lala galay Farmaajo oo ah xukunka iyo xoolaha ay maanta haystaan Xasan Sheekh iyo kooxdiisa. Laakiin maanta xaalku halkii ma joogo. Saciid Cabdullaahi Deni wuxuu ku guuleystay inuu reer Puntland si buuxda ugu qanciyo in dagaalka Xasan Sheekh uu yahay mid uu deegaanka iyo beesha halkaa degan kula jiro.…

Read More

Hal mar oo aad eegto khariidadda bariga dhexe ayaa kaaga filan in aad fahamto meesha mixnadda ah ee ay ku taallo. Dalkan yar ee carbeed ayaa ku yaalla marinka u dhaxeeya Israa’iil iyo Iiraan oo ah laba awoodood oo is neceb , lugahana la sii galaya xiisad sii huraysa, taasoo khatar ku ah in ay qarxiso dagaal gobolka iyo dunidaba ka dhaca. Dagaalka labadaas dal ka dhaxeeya ayaa meel ciriiryoon galiyey Cammaan. Sabtidii ayey Iiraan ku weerartay Israa’iil dayaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo sawaariikh, ayadoo miliishiyooyinka gacan saarka la lehna ay u dhaqaaqeen dhinaca Israa’iil, ujeedadooduna waxay ahayd inay ka…

Read More

Madaxweynaha maamulka Falastiin, Maxamuud Cabbaas ayaa lagu warramaya inuu diidday qorshe uu usoo bandhigay Madaxweyne Mareykanka Joe Biden, oo ka dalbaday inuu joojiyo qaraarka qabyada ah ee maanta la horgeynayo Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaa oo ku saabsan in Falastiin ay xubin buuxda ka noqoto Qaramada Midoobay, sida ay sheegtay warbaahinta Axios oo ku dhow Aqalka Cad. Helitaanka xubin buuxda ee Falastiin ayaa u dhiganta in Qaramada Midoobay ay aqoonsato dawlad Falastiin ,marka hore waxay u baahan tahay sagaal cod si qaraarka loo horgeeyo 15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo cod u qaadaya. Golaha, oo uu…

Read More

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo maalmihii lasoo dhaafay safar gaar ah ugu maqnaa dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, ayaa ku wajahan magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. Siciid Deni ayaa wararku sheegayaan in magaalada Nairobi u imaanayo sidii uu kulamo kala duwan ula qaadan lahaa wakiillo katirsan beesha Caalamka oo fadhigooda yahay Nairobi, kuwaa uu kala hadli doono xaalada dalka , gaar ahaan tan deegaannada Puntland. Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaana inta uu joogo magaalada Nairobi sidoo kale la kulmi doona saraakiil katirsan dowladda Mareykanka, kuwaa uu kala hadli doono xaalada burcad-badeeda dib uga dilaacday deegaannada Puntland…

Read More

Hantidhowraha Guud ee JFS Avv: Ahmed Isse Gutale ayaa maagaladda Vienna ee dalka Austria uga qaybgalay shir-weynaha hirgelinta Yoolalka Horumarka Waara ee Qaramada midoobay (SDGs) gaar ahaan Yoolka 13aad oo ku saabsan Wax-ka-qabashada isbeddelka Cimilada Dunida. Shirkan oo ay ka qaygelayaan Hay’adaha Hantidhowrka ee 83 dal ayaa waxaa qabanqaabiyay Qaramada Midoobay iyo Ururka Caalamiga ah ee Hay’adaha Hantidhowrka (INTOSAI). Avv. Ahmed Guutaale ayaa qayb ka ahaa mawduuc gaar ah oo ku saabsan doorka Hay’adaha Hantidhowrada ee wax ka qabashada Dhibaatooyinka Isbedelada Cimilida, Sidoo kale, waxa uu Hantidhowraha Guud ee JFS shirka ka jeediyay bandhig ku saabsanaa Baaris uu Xafiiska Hantidhowrka…

Read More

Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabelle mudane Abdi Dahir Guure Karoore ayaa isagoo ka duulaayo dardar gelinta howlaha shago ee Degmada Raage-celle iyo muhiimada ay leedahay xoojinta adeegyada Arrimaha Bulshada ee Degmada u magacaabay : Cabdiraxman Axmed Caroone Guddomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshada Degmada Raage-celle. DHAMAAD XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA IYO DOWLADAHA HOOSE HIRSHABELLE

Read More

Somaliland ayaa war rasmi ah kasoo saartay xarigga fanaanadda caanka ah Ugbad Aragsan oo ay xalay xabsiga Hargeysa ay u taxaabeen ciidamada Booliska ee maamulkaasi. Qoraal kasoo baxay booliska ayaa waxaa looga hadlay xarigga fanaanadda, waxaana Somaliland ay u jeedisay eedeymo yaab leh. Booliska ayaa shaaca ka qaaday in Ugbaad Aragsan loo xiray faafinta dhaqan xumo ay ku haysay baraha bulshada ee Internetka, kuwaas oo ka horjeedo Diinta Islaamka, sida lagu sheetay qoraalka. “Ciidanka Booliska JSL ayaa gacanta kusoo dhigay Eedaysan Ugbaad Maxamuud Cabdi , taasi oo dhawaanahan baraha bulshada ku faafinaasay dhaqamo xunxun kuwaasi oo kasoo horjeeda Diinteenna suubban…

Read More

Maamul goboleedka Puntland ayaa si cad u diiday ka qayb-galka shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu iclaamiyay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, kaas oo la filayo inuu magaalada Muqdisho ka dhaco inta u dhexeyso 20 illaa 21-ka bishan April ee sanadka 2024-ka. Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo wareysi siiyay Shabelle Tv ayaa xaqiijiyay in Puntland aysan ka qayb-geli doonin shirkaas, welina uu halkiisii yahay go’aankii ay xiriirka ugu jareen dowladda dhexe. “Cid kala qaybgaleyso koley oo Puntland ah ma jirto, illaa ay kusoo noqonayaan xeyndaabka dowladnimada” ayuu wareysiga ku yiri wasiir Maxamuud Caydiid Dirir. Sidoo kale wuxuu mar…

Read More

Ciidamada ammaanka ee dowladda, gaar ahaan kuwa Nabad-sugida ayaa lagu soo warramayaa inay maanta xabsiga dhigeen Wariye Xuseen Cabdulle oo kamid ah Saxafiyiinta caanka ah ee wax ku qora baraha bulshada Internet-ka. Wararka ayaa sheegaya in marka hore Wariyaha looga yeeray xarunta taliska NISA, kadibna ay wada-hadal KOOBAN yeesheen taliyaha cusub Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), taas oo keentay xarigGa Wariyaha. Ma cadda sababta rasmiga ah ee loo xiray Xuseen Cabdulle, mana jiro wax hadal ah oo kasoo baxay saraakiisha laamaha ammaanka ee dowladda federaalka Soomaaliya. Wariye Xuseen ayaa maalmihii u dambeeyay tabinayay warar la xiriira Barabagan iyo Been abuur Hay’adda…

Read More