Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Author: radiohalgan.com
Saaxiibtii hore ee Hunter Biden oo ah wiilka madaxweynaha Mareykanka ayaa ka markhaati kacday in ay “argaxday” daqiiqado kadib markii ay baartay baabuurka Hunter oo ay ka heshay qori. Arintaan ayaa abuurtay dhacdooyin iyo rabshado isdabajoog ah oo markii danbe maxkamadda federaalka la geeyay wiilka. Hallie Biden, oo sidoo kale ah xaaskii uu ka dhintay eedaysanaha walaalkii, ayaa sheegtay in ay ku aragtay nooc kamid ah bistooladaha taas oo ku dhexjirtay dhar iyo alaabo badan oo gaarigiisa saarnaa. Ms Biden, oo 50 jir ah, ayaa sidoo kale maxkamadda u sheegtay in ay dareentay “walwal iyo cabsi’’ sidoo kale ay ka…
Soomaaliya ayaa loo doortay xubin aan joogto ahayn oo ka tirsan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay muddo labo sano ah, kadib codbixin Khamiistii ka dhacday Golaha loo dhan yahay. Soomaaliya ayaa ku biiri doonta laba dal oo kale oo Afrikaan ah – Algeria iyo Sierra Leone – iyada oo Soomaaliya uu muddo xileedka u billaabanayo Janaayo 2025. Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda ee Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar, ayaa qeyb ka ah wafdiga Soomaaliya ee doorashada u aaday Mareykanka. Codeynta ka dib ayuu la hadlay wariyaha Laanta Afka Soomaaliga ee VOA Haaruun Macruuf. Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay waa ah hay’adda ugu…
Hadal-jeedinta Nabadoonka beesha Xaruun Nabadoon Yuusuf Cali Warsame. https://youtu.be/OT_JLlNqy5g?si=iEtbpYtfV-w3VyQy
Hadal-jeedinta Nabadoonka beesha Daarood Cali Nabadoon Cabdixakiin Waariye https://youtu.be/fkOAS_swExY?si=aHQSNNL5tbH4nYZO
Hadal-jeedinta Xildhibaan Dhagaweyne ee Nabadoonka Cali Madaxweyne. https://youtu.be/olaiMo__58M?si=SRN6AHiwAQg5dmSM
Hadal-jeedinta Nabadoonka beesha Maxamed Cali Nabadoon Cilmi Guddoomiye https://youtu.be/GCp0WQnl6D8?si=Uhj4fCax5vM52oYI Nabadoon Cilmi Muxumed Barre (Cilmi Guddoomiye) waxa uu sameeyay yaa sameyn kara. https://youtu.be/fdRnDqPZ12A?si=59I6bfpxIhgLFpZT
Kaddib shir goordhow ka dhacay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan aayna ka qeyb galeen Nabadoonada Odayaasha dhaqanka Waxgaradka Aqoonyahanada iyo Dhallinyarada beesha Cali Madaxweyne ayaa loogu doortay Nabadoon Cabdi Muumin Guuleed in uu noqdo nabadoonka guud ee beelweynta Cali Madaxweyne ee Xawaadlle. https://youtu.be/EWulFu7V9LI?si=TOyIUqJG_9CqoZr2 Nabadoonka cusub ee beesha Cali Madaxweyne Nabadoon Cabdi Muumin Guuleed ayaa dadka ku tilmaamaan shaqsi leh hoggaan dhaqan aqoon iyo waaya-aragnimo jecel midnimada beesha. Nabadoon Cabdi Muumin Guuleed ayaa badalay UN- Nabadoon Cilmi Hagar Guure oo 29, Sebtembar 2022 ku shahiiday dagaalka Argagaxisada looga saaray qeybo badan oo kamid ah gobolka Hiiraan. Nabadoonka cusub beesha Cali Madaxweyne…
Hadal-jeedinta Kor. Cali Dhuux Cabdi Mahad-alle. https://youtu.be/1fqKl5liMs4?si=bTHGYUzQJcfYWYHC
Hadal-jeedinta Nabadoonka guud ee beesha Cali Madaxweyne Nabadoon Cabdi Muumin Guuleed. https://youtu.be/a6c-IWWfRZk?si=igkAbzupsnHGFCo5 Muuqaal soo koobay qaabkii aay u dhacday duubka Nabadoonka beesha Cali Madaxweyne Nabadoon Cabdi Muumin Guuleed https://youtu.be/c6y5L7n5zeg?si=aySSCDF4lEpfQXGS
Ciidanka Israaiil ayaa kordhiyay duqaynta arxan-darrada ah ay ka gaysanayaan Magaalada Gaza ee dhulka Falastiin, saacadihii ugu horreeyay ee Jimcaha maanta ah ayay duqayn ay ka fuliyeen bartamaha Magaaladaas ay ku dileen ugu yaraan 15 ruux oo carruur ay ku jirto. Teleefishanka Aljazeera ayaa baahiyay xogta duqayntaan isaga oo soo xigtay ilo kala duwan oo ay kamid yihiin dhinacyada caafimaadka waxaana dhaawac uu soo gaaray tiro kale oo lagu baxnaaninayo goobaha isbitaallada macmalka ah laga dhigay. Hay’adaha u dooda xuquuqda aadanaha ee fadhigeedu yahay Magaalada Gaza ayaa soosaaray warbixinno ay walaac uga muujinayaan duqaynta aan loo meel dayin ee ciidamada…