Close Menu
    What's Hot

    𝐘𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐆𝐮𝐮𝐥𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐃𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐗𝐮𝐪𝐮𝐮𝐪𝐚𝐥 𝐈𝐧𝐬𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚?

    February 4, 2026

    DEG DEG.Musharax Farxaan Jimcaale ”Waxaan go’aansaday in aan ka baxo tartankan

    February 4, 2026

    Doorashada Gudoomiyaha gudiga Xuquul insaanka ayaa ka socota Muqdisho.

    February 4, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      𝐘𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐆𝐮𝐮𝐥𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐃𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐗𝐮𝐪𝐮𝐮𝐪𝐚𝐥 𝐈𝐧𝐬𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚?

      February 4, 2026

      DEG DEG.Musharax Farxaan Jimcaale ”Waxaan go’aansaday in aan ka baxo tartankan

      February 4, 2026

      Doorashada Gudoomiyaha gudiga Xuquul insaanka ayaa ka socota Muqdisho.

      February 4, 2026

      Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa sida ay u dhacday toogashada

      February 3, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      𝐘𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐆𝐮𝐮𝐥𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐃𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐗𝐮𝐪𝐮𝐮𝐪𝐚𝐥 𝐈𝐧𝐬𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚?

      February 4, 2026

      DEG DEG.Musharax Farxaan Jimcaale ”Waxaan go’aansaday in aan ka baxo tartankan

      February 4, 2026

      Doorashada Gudoomiyaha gudiga Xuquul insaanka ayaa ka socota Muqdisho.

      February 4, 2026

      Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa sida ay u dhacday toogashada

      February 3, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Abiy wuxuu Somalia u haystaa dal uu madaxdiisa diyaarad ku ridan karo’

    Abiy wuxuu Somalia u haystaa dal uu madaxdiisa diyaarad ku ridan karo’

    By radiohalgan.comFebruary 18, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo qoraal dheer soo saaray ayaa ka hadlay falkii xadgudubka ahaa ee ay dowladda Itoobiya kula kacday madaxweyne Xasan Sheekh, kadib markii  ay isku dayday inay ka baajiso shirkii Midowga Afrika iyadoo u dhigtay caqabado badan, balse uu ka gudbay.

    Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ugu horreyn cambaareeyay xadgudubka Itoobiya ay ku sameysay wafdiga uu hoggaaminayay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

    Sidoo kale wuxuu madaxweynaha ku boggaadiyay sida uu uga jawaabay falkaasi, wuxuu sidoo kale u mahadceliyay madaxweynaha Jabuuti oo garab istaagay Soomaaliya.

    Xildhibaanka ayaa dhanka kale xusay in Abiy Axmed uu weerar ku yahay dadka Soomaaliyeed, isla markaana uu rabo inuu ka sameysto waxa uu rabo.

    Habdhaqanka caynkaan ahi waxuu tilmaan ka bixinaya kibirka nacasnimo ee uu Abiy ku liidayo dadka Soomaaliyeed. Abiy Soomaaliya wuxuu u haystaa dal uu madaxdiisa diyaarad ku ridan karo, si sahlanna kaga saxiixan karo dhulkooda iyo baddooda” ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdihakuur Warsame.

    Hoose ka akhriso qoraalka oo dhammeystiran:

    Waxaan canbaareynayaa falka gurracan ee curfiga diblomaasiga ka baxsan ee uu maamulka Abiy Axmed kula dhaqmay Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa.

    Dawladda Itoobiya waxay ku xadgudubtay curfiga diblomaasiga ah iyo heshiiskii Midwoga Afrika ee martigelinta xarunta Midowga ee dhigaya in ay dhowrto habmaamuuska iyo xasaanadda madaxda dawladaha Midowga iyo wufuuddooda.

    Inkastoo aysan ila qumanayn in Madaxweynuhu u safro Addis Ababa, haddana wuxuu ku ammaanan yahay sida uusan nugayl ugu muujin daandaansiga iyo takoorka diblomaasiyadeed ee ay dawladda Itoobiya kula kacday iyo sida uu ugu adkaysanayo difaaca gobbonimada dalka iyo madaxbannaanidiisa. Waxaa mahad wayn mudan Madaxweynaha Dawladda Jabuuti oo garab istaagay Dawladda Soomaaliya, muujiyeyna hiil-walaaltimo.

    Habdhaqanka caynkaan ahi waxuu tilmaan ka bixinaya kibirka nacasnimo ee uu Abiy ku liidayo dadka Soomaaliyeed. Abiy Soomaaliya wuxuu u haystaa dal uu madaxdiisa diyaarad ku ridan karo, si sahlanna kaga saxiixan karo dhulkooda iyo baddooda.

    Shiinaha waxay dhahaan dhibku (crisis) waa seef labo afle ah, in aad cashar ka qaadato oo ay ku noolayso, ama in aad wax ka baran waydo oo ay ku wiiqdo. Allaha nagu duwo tan hore.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

    January 31, 2026

    Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

    April 10, 2024

    Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

    April 9, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    𝐘𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐆𝐮𝐮𝐥𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐃𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐗𝐮𝐪𝐮𝐮𝐪𝐚𝐥 𝐈𝐧𝐬𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚?

    February 4, 2026

    DEG DEG.Musharax Farxaan Jimcaale ”Waxaan go’aansaday in aan ka baxo tartankan

    February 4, 2026

    Doorashada Gudoomiyaha gudiga Xuquul insaanka ayaa ka socota Muqdisho.

    February 4, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.