Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Raiisulwasaare Hamze iyo taliyaha cusub NISA Mahad Salad oo goordhow u ambabaxay dalka Jabuuti

    June 1, 2025

    DEG DEG Madaxweyne soomaaliyeed ayaa si rasmi ah u shaaciyay

    June 1, 2025

    DEG DEG Mahad Salaad oo mar kale loo magacaabay Agaasimaha NISA

    June 1, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Raiisulwasaare Hamze iyo taliyaha cusub NISA Mahad Salad oo goordhow u ambabaxay dalka Jabuuti

      June 1, 2025

      DEG DEG Madaxweyne soomaaliyeed ayaa si rasmi ah u shaaciyay

      June 1, 2025

      DEG DEG Mahad Salaad oo mar kale loo magacaabay Agaasimaha NISA

      June 1, 2025

      Hirshabelle oo daahfuray ololaha wacyigelinta dhismaha goleyaasha deegaanka Degmada Buulobarde,

      May 31, 2025

      Trump oo loo ogolaaday in uu sharciga kala laabto 500,000 oo soo-galooti ah

      May 31, 2025

      Geeridooda oo la xaqiijiyay dhalinyaro Soomaaliyeed oo tahriib ahaa.

      May 30, 2025

      Madaxweynaha Somaliland oo maanta u safraya dalka Kenya

      May 26, 2025

      Nuxrka khudbadda uu madaxwane Xasan Sheekh ka jeediyay shirka ururka jaamacadda carabta.

      May 18, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Mayarka Magaalada Beledweyne Nadar Tabaax  ayaa saxiixday Mashruuca dhismaha wadda Laamiga ee Beledweyne.

      May 12, 2025

      Raiisulwasaare Hamze iyo taliyaha cusub NISA Mahad Salad oo goordhow u ambabaxay dalka Jabuuti

      June 1, 2025

      DEG DEG Madaxweyne soomaaliyeed ayaa si rasmi ah u shaaciyay

      June 1, 2025

      DEG DEG Mahad Salaad oo mar kale loo magacaabay Agaasimaha NISA

      June 1, 2025

      Xukunno adag oo lagu riday Shabakad dilal Muqdisho ka fullin jirtay

      May 31, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Aaran-jaan ma lagu aamini karaa mustaqbalka Puntland?

    Aaran-jaan ma lagu aamini karaa mustaqbalka Puntland?

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 7, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Aaran-jaan waa koox ka kooban wax aan ka badneyn shan xubnood oo reer Garoowe u badan, waxaana mufakir u ah Maxamuud Shido.

    Kooxdaan waxay soo caan baxeen muddo xilleedkii uu Puntland xukumayey  Abdirahmaan Faroole,waxayna ku caan baxeen waxa afka English ka lagu yiraahdo  (Political manipulation) ayagoo ka faa’iideysanayey saameyntii ay ku lahaayeen Faroole.

    Kooxda aaran-jaan laguma aqoon inay qof ka mid ah xukun usoo sharaxaan laakiin waxay ahaayeen koox abaabulan oo marwalba raadiya hoggaan ay ku shaqeystaan kana dhex fushadaan danahooda gaarka ah.

    Inta la ogyahay hadafka ugu weyn ee ay siyaasada ugu jiraan waa maalaysi iyo inay siyaasada ka sameeyaan hanti farabadan.

    Kooxdaan oo markii dambe soo dhisay  Siciid Deni waxay kala tageen markii  Siciid Deni looga adkaaday doorashadii  Federalka wuxuuna ku eedeeyey inay khiyaameen oo codadkiisii murashaxiin reer Muqdisho ah heshiis gooni ah kula galeen.

    Mudadii ay siyaasadda Puntland saameynta ku lahaayeen waxaa u abuurantay cadaawad xad dhaaf ah oo ay ku kasbadeen dad badan oo ay siyaasadda ku dhibaateeyeen iyo hab dhaqan-kooda ka ganacsiga  siyaasadda.

    Labadii doorasho ee heer fedraal waxay galaangal xooggan ku lahaayeen soo saaristii xildhibaanada Puntland ee heer fedraal si ay ugu suuq tagaan xildhibaano ay saameyn ku leeyihiin taasoo ay dadka reer Puntland aad ugu eedeeyeen inay saldhig u ahaayeen khilaafaadka soo xulista xildhibaanada heer fedraal.

    Kooxda aaran-jaan oo hadda uu murashax u yahay Xasan Shire Abgaal, waxaa maal galiyey oo taageeraya  Xasan Sheekh Maxamuud oo ay kula heshiiyeen inay u meel marinayaan qorsha yaashiisa siyaasadeed ee ay ugu muhiimsan tahay wax ka badalka Dastuurka.

    Murashax Xasan Shire Abgaal ma ahan murashax miisaan ahaan culus marka dib loo eego khibradiisa siyaasadeed iyo aqoontiisu maamul, qof ahaana looma arko shaqsiyad hoggaamineed.

    Xildhibaanada Puntland masuuliyadda baa ka saaran in aysan Puntland u gacan galin koox beec-geysa.

    W/Q: Jaamac Aw-ciise
    [email protected]

    AFEEF: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan radio halgan. , waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada  [email protected] 

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Dabley hubeysan oo laba ruux ku dilay magaalada matabaan duleedka

    May 6, 2025

    Wararkii u dambeeyay dagaal ka dhacay Aboorey iyo dhaqdhaaqyo ka socda deegaankaas

    April 23, 2025

    Dhageyso:-Dhagaweyne oo ku sugan furimaha dagaalka ayaa beeniyay warar shaqsiyaad u adeega Argagixisada baraha bulshada ku baahiyeen

    February 26, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Raiisulwasaare Hamze iyo taliyaha cusub NISA Mahad Salad oo goordhow u ambabaxay dalka Jabuuti

    June 1, 2025

    DEG DEG Madaxweyne soomaaliyeed ayaa si rasmi ah u shaaciyay

    June 1, 2025

    DEG DEG Mahad Salaad oo mar kale loo magacaabay Agaasimaha NISA

    June 1, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.