Xafiiska Hantidhowrka guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa uu u xilsaaran yahay inuu baaris Hantidhowr ku sameeyo hay’adaha dowladda federaalka, Wasaaradaha, Waaxyaha iyo Shirkadaha ay dowladdu leedahay ama qaybta ka tahay.
XHGS waxa uu sidooo kale masuul ka yahay inuu baaris Hantidhowr ku sameeyo dhammaan dakhliga iyo kharashaadka, Mashaariicda, Deeqaha, Heshiisyada, Hantida (hantida guurtada ah iyo midda ma-guurtada ah ee ay dowladdu leedahay), iyo deynta dowladda, si waafaqsan Sharciga Hantidhowrka guud ee JFS (𝐒𝐡𝐚𝐫𝐜𝐢 𝐋𝐫. 𝟏𝟒, 𝟐𝟎𝟐𝟑) iyo Sharciga Maareynta Maaliyadda Guud (𝐒𝐡𝐚𝐫𝐜𝐢 𝐋𝐫. 𝟏𝟕, 𝟐𝟎𝟏𝟗).
Hantidhowrka guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa uu u xilsaaran yahay inuu baaris Hantidhowr ku sameeyo hay’adaha dowladda federaalka, Wasaaradaha, Waaxyaha iyo Shirkadaha ay dowladdu leedahay ama qaybta ka tahay.