Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    DEG DEG Al shabaab ayaa la wareegay deeganka tardo kadib

    July 13, 2025

    Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

    July 8, 2025

    Axmed Madoobe oo u mahad celiyey ciidamada Mareykanka (Sawirro)

    July 7, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Al shabaab ayaa la wareegay deeganka tardo kadib

      July 13, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Axmed Madoobe oo u mahad celiyey ciidamada Mareykanka (Sawirro)

      July 7, 2025

      DEG DEG Turkiga iyo Israa’iil oo qarka u saaran Dagaal dhex maro

      July 7, 2025

      War cusub oo ka soo kordhay Markabkii Oruc Reis ee ka baxay Somalia

      July 4, 2025

      Madaxweyne Trump iyo Elon Musk oo mar kale fooda is daray

      July 4, 2025

      Madaxweynaha Jubaland, Axmed madoobe ayaa hambalyo u diray guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luulyo oo

      June 30, 2025

      DEG DEG Isra’iil oo Wajahaysa Culeys Dhaqaale Kadib Dagaalkii Iraan 

      June 28, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      DEG DEG Al shabaab ayaa la wareegay deeganka tardo kadib

      July 13, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Axmed Madoobe oo u mahad celiyey ciidamada Mareykanka (Sawirro)

      July 7, 2025

      DEG DEG Turkiga iyo Israa’iil oo qarka u saaran Dagaal dhex maro

      July 7, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Daawo:- Xafiiska Hantidhowrka Qaranka oo soo bandhigay Isbaddelka togan ee ka dhashay la dagaalanka Musuqa

    Daawo:- Xafiiska Hantidhowrka Qaranka oo soo bandhigay Isbaddelka togan ee ka dhashay la dagaalanka Musuqa

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJuly 2, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Hantidhowraha guud ee Qaranka Axmed Ciise Guutaale oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa soo bandhigay isbaddelka Dhaqaalaha ee ku yimid Baarista iyo la dagaalanka Musuqa oo horay loogu soo xiray mas’uuliyiin katirsan Dowladda Federaalka oo qaarkood xukunno kala duwan lagu riday.

    Guutaale ayaa sheegay in 22 Sarkaal uu soo eedeeyay Xafiiska Hantidhowrka Qaranka kuwaas oo 15 kamid ah katirsan Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadda JFS, 3-Sarkaal waxa ay ka howlgalaan Wasaaradda Maaliyadda & Bangiga DHEXE halka 4ta sarkaal ee soo hartay ay katirsan yihiin Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada JFS.

    Baaritaantaan ayaa laga soo billaabay 8dii Maarso sanadkii 2018kii waxaana ay ku ekeyt 20kii Abriil 2023ka, baaristii u hoggaansanaanta sharciga ee Xafiiska Hantidhowrka guud sanadkii 2020 uu fuliyay ee quseysay 2019kii ayaa muujisay tuhuno dhinacyo badan taabanayay sida hadalka loo dhigay.

    Halkaan ka aqriso Xaanshida Xafiiska Hantidhowrka Qaranka:

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dagaal adag la gashay la dagaalanka Musuqa waxaana loo xiray mas’uuliyiin qaarkood Dowladdaan la shaqeeyay iyo kuwa horay xilal kala duwan usoo qabtay, waxaana Maxkamadda Gobolka Banaadir ay xukuntay qaarkood iyada oo xukunka ku dhacay uu yahay mid u dhaxeeya 1 sano ilaa 9 sano.

     

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Al shabaab ayaa la wareegay deeganka tardo kadib

    July 13, 2025

    Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

    July 8, 2025

    Axmed Madoobe oo u mahad celiyey ciidamada Mareykanka (Sawirro)

    July 7, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    DEG DEG Al shabaab ayaa la wareegay deeganka tardo kadib

    July 13, 2025

    Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

    July 8, 2025

    Axmed Madoobe oo u mahad celiyey ciidamada Mareykanka (Sawirro)

    July 7, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.