DEG DEG:- Aamino Mohamud Malaaq oo laba maalmood Nolol iyo Geeri lagu wayay ayaa...

0
Haweeney lagu magacaabo Aamino Maxamuud ayaa meydkeeda galabta laga soo saaray Suuliga xaafad ka tirsan magaalada Baydhaba ee gobolka Bay, kadib baaritaan socday maalmihii lasoo dhaafay oo Aamina la weysanaa. Ciidamada Nabad...

Munaasabadda xuska maalinta Deegaanka Adduunka ayaa lagu maamuusaya magaalada Jigjiga.

0
Munaasabadda xuska maalinta Deegaanka Adduunka ayaa lagu maamuusaya magaalada Jigjiga. Xuska Maalinta Deegaanka Adduunka oo markii 29aad laga xusayo dalka oo ku beegan maanta ayaa waxaa sannadkan si heer qaran ah loogu...

Guddiga joogtada ah ee Golaha Xildhibaannada DDS ayaa soo kormeeray mashaariicaha iyo xarumaha adeeg-bixinta...

0
Guddiga joogtada ah ee Golaha Xildhibaannada DDS ayaa soo kormeeray mashaariicaha iyo xarumaha adeeg-bixinta magaalada Hargeelle. Guddigani ayaa soo kormeeray dhismaha dugsiga hoyga ee ka socda magaalada Hargeelle, guryo-wadareedyada iyo xafiiska cusub...

Maqaayad Villa Somalia uu ku lahaa Xildhibaan horre Nour Idow oo Albaabadda leyskuggu dhuftay...

0
Xildhibaan horre Nour idow Beyle ayaa in muddo ah qarinaay dhowr companies uu ku lahaa magaaladda Mogadishu Radiohalgan ayaa soo xaqiijiyay maqaayad weyn oo ku dhaxtaallo gudaha Villa somalia macaash aad...

Wadahadalku wuxuu dejiyaa is waafajinta doorka warbaahinta iyo qaybaha kale

0
Wadahadalku wuxuu dejiyaa is waafajinta doorka warbaahinta iyo qaybaha kale Shirkadaha waaweyn ee wararka ee Afrika ayaa la kaashaday China Media Group (CMG) si ay u soo bandhigaan hindise wadajir ah oo...

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Marwo Basma Caamir Axmed...

0
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Marwo Basma Caamir Axmed (Jakeeti) ayaa maanta deeq gargaar ah ka qeybisay Degmooyinka Shibis, Boondheere iyo Yaaqshiid. Deeqdaan oo ka timid Dowladda...

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden iyo marwada koobaad Jill Biden ayaa si degdeg ah looga...

0
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden iyo marwada koobaad Jill Biden ayaa si degdeg ah looga saaray gurigoodii fasaxa, ka dib markii diyaarad yar oo khaas ah ay si khalad ah u gashay hawada...

Masuuliyiin ka tirsan dawlada Puntland oo xariga ka jaray ceel biyood cusub

0
Masuuliyiin ka tirsan dawlada Puntland oo xariga ka jaray ceel biyood cusub oo laga hirgeliyay deegaanka Yaka-Yaka ee degmada Qardho.   Waxaa si rasmi ah xariga looga jaray ceel-biyood cusub oo ku shaqaynaya...

(Cumar Filish) ayaa maanta dib ugu soo noqday Dalka, kadib safar shaqo oo...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dib ugu soo noqday Dalka, kadib safar shaqo oo maalmihii la soo dhaafay uu ku joogay dalka...

Dhoolla tuskii uggu horeey uu soo bandhigo Xildhibaan Sanbaloolshe

0
Hussein Mohumed Arelle kunna magac dheer Qeyla-weyne ayaa loagacaabay maamulka Degedda magaaladda Mogadishu magacaabistiisa waxaa qeyb weyn ka ahaa Amma waqti baddan geliyay Xildhibaan Abdullahi Mohamed Ali Sanbaloolshe. Waa dhoolla tuskii uggu...