Close Menu
    What's Hot

    Madaxweyne Axmed madoobe oo si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka Muqdisho

    February 10, 2026

    Sidee saciid Deni & ilaaladiisa oo hub culus ku hubaysan loogu soo dhaweeyay garoonka Adan Cadde ee Muqdisho.?

    February 10, 2026

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa maanta kormeer ku tagay

    February 10, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Madaxweyne Axmed madoobe oo si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka Muqdisho

      February 10, 2026

      Sidee saciid Deni & ilaaladiisa oo hub culus ku hubaysan loogu soo dhaweeyay garoonka Adan Cadde ee Muqdisho.?

      February 10, 2026

      Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa maanta kormeer ku tagay

      February 10, 2026

      Diyaarada siday Ahmed madoobe iyo wafdigiisa ayaa goordhow kasoo duushay garoonka Kismaayo,

      February 10, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Madaxweyne Axmed madoobe oo si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka Muqdisho

      February 10, 2026

      Sidee saciid Deni & ilaaladiisa oo hub culus ku hubaysan loogu soo dhaweeyay garoonka Adan Cadde ee Muqdisho.?

      February 10, 2026

      Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa maanta kormeer ku tagay

      February 10, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Nin Ajnabi ah oo xaaskiisa ku dilay magaalada Hargeysa oo gacanta lagu dhigay

    Nin Ajnabi ah oo xaaskiisa ku dilay magaalada Hargeysa oo gacanta lagu dhigay

    By radiohalgan.comJanuary 29, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Ciidamada booliiska magaalada Hargeysa ayaa gacanta kusoo dhigay nin ku eedeysan in xalay dil araggax leh u geestay xaaskiisa, ninkan ayaana booliiska qabteen xilli uu isku dayayay in uu baxsado.

    War kasoo baxay taliska ciidamada booliiska Somaliland ayaa lagu sheegay in ay soo qabteen eedeysane Jamaal Daaha Cabdiraxmaan oo 54-sanno jir ahaa, ninkan ayaana booliiska sheegeen in uu dilay xaaskiisa oo lagu magacaabayay Sumaya Siciid Naasir.

    Ninkan ayaa la sheegay in dilka uu u geestay xaaskiisa u adeegsaday mindo af leh kaddib muran soo kala dhax gelay, waxaana booliiska sheegeen ninka dilka geestay iyo xaaskiisaba ay kasoo jeedaan dalka Yemen .

    Booliiska magaalada Hargeysa ayaa sheegay in gacanta ku hayaan ninka dilaaga ah iyo meydka marxuumada, waxa ayna sheegeen in baaritaano ku wadaan kiiskan waxa sababay ayna caddaalad horgeyn doonaan gacankudhiiglaha.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Madaxweyne Axmed madoobe oo si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka Muqdisho

    February 10, 2026

    Sidee saciid Deni & ilaaladiisa oo hub culus ku hubaysan loogu soo dhaweeyay garoonka Adan Cadde ee Muqdisho.?

    February 10, 2026

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa maanta kormeer ku tagay

    February 10, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Madaxweyne Axmed madoobe oo si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka Muqdisho

    February 10, 2026

    Sidee saciid Deni & ilaaladiisa oo hub culus ku hubaysan loogu soo dhaweeyay garoonka Adan Cadde ee Muqdisho.?

    February 10, 2026

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa maanta kormeer ku tagay

    February 10, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.