Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Nabadoonkii Hargeysa ka yiri “Laftinagaa” oo gurigiisa lagu weeraray

    Nabadoonkii Hargeysa ka yiri “Laftinagaa” oo gurigiisa lagu weeraray

    By radiohalgan.comMarch 22, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Goban Hoola oo ah oday dhaqameed ka tirsan qoomiyadda Oromada ee dalka Itoobiya, kana soo jeeda deegaanka Tulama ayaa sheegay in amnigiisa uu ka walaacsan yahay, kadib markii ciidamo ka socda ismaamulka Oromia ay baaritaan ku sameeyeen hoygiisa, iyaga oo aan wax ogolaansho ah ka wadan maxkamadda.

    Nabadoon Gaban ayaa lagu xasuustaa eraygii (Laftinagaa) wuxuuna bilo ka hor ka mid ahaa odayaal ka socda Itoobiya oo soo booqday Somaliland, balse dadka Soomaaliyeed ay aad u dhibsanayeen, maadaama qorshahoodii laga fahmay inay doonayaan qeyb ka mid ah badda Soomaaliya.

    Odagaan oo la hadlay BBC ayaa sheegay in ciidamada booliska ee Oromia ay hareereeyeen hoygiisa, iyagoo gudaha u galay qolkiisa jiifka, kadibna baaritaan culus ku sameeyey.

    “Waxay gudaha u galeen qolkeygii jiifka iyaga oo u jeedkoodu ahaa in ay i dilaan, nasiib wanaag waan ka maqnaa guriga xilligaas, waxay qaateen shey aabaheey dhaxal ahaan ii siiyay, qoyskii oo dhanna way argagaxeen,” ayuu yiri.

    Dhinaca kale, Madaxa Booliska magaalada Maqii ee Oromada ayaa beeniyay dhamaan eedaha uu soo jeediyay odey dhaqmeedkaan oo sheegay in la dili rabay, isagoo sheegay in gurigiisa aysan wax xabad ah ka dhicin isaguna uusanba meesha joogin.

    Sidoo kale booliska ayaa ku dooday in maxkamadda ay fasax uga heysteen inay galaan guriga, isla markaana ay waayeen odaga qoyskiisana aysan wax dhibaato ah u geysan.

    Goban Hoola ayaa lagu xasuustaa in uu sanadkaan bilowgiisa booqasho ku tagay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, isaga oo halkaas kulan kula qaatay odayaal dhaqmeed kale oo reer Somaliland ah.

    Waxaa baraha bulshada hadal hayn wayn ka dhaliyay duco uu aqrinayay, taas oo eray ka mid ah uu ahaa “Laftinagaa” Dadka Soomaaliyeed ayaa aad u falanqeeyey eragaas, laakiin markii dambe waxaa la ogaaday inuu yahay duco lagu akhriyey afka Oromada.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.