Close Menu
    What's Hot

    Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

    February 4, 2026

    ๐˜๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐—๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ฌ๐š๐š๐ง๐ค๐š?

    February 4, 2026

    DEG DEG.Musharax Farxaan Jimcaale ”Waxaan go’aansaday in aan ka baxo tartankan

    February 4, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Doorashada Gudoomiyaha gudiga Xuquul insaanka ayaa ka socota Muqdisho.

      February 4, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐–๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐ž๐ž ๐ˆ๐ข๐ซ๐š๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฅ๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

      February 4, 2026

      ๐˜๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐—๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ฌ๐š๐š๐ง๐ค๐š?

      February 4, 2026

      DEG DEG.Musharax Farxaan Jimcaale ”Waxaan go’aansaday in aan ka baxo tartankan

      February 4, 2026

      Doorashada Gudoomiyaha gudiga Xuquul insaanka ayaa ka socota Muqdisho.

      February 4, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home ยป Muxuu yahay heshiiska ay Sacuudi Carabiya ay daneynayso inay Israa’iil la gasho dagaalka Qasa ka dib

    Muxuu yahay heshiiska ay Sacuudi Carabiya ay daneynayso inay Israa’iil la gasho dagaalka Qasa ka dib

    By radiohalgan.comJanuary 11, 20244 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Safiirka Sacuudiga u fadhiya UK ayaa sheegay in ay daneynayaan in la caadiyeeyo xiriirka kala dhaxeeya Israaโ€™iil kadib dagaalka Qasa, balse heshiis kasta waa in uu horseedaa abuuritaanka dowlad Falastiini ah.

    Amiir Khalid bin Bandar ayaa BBC-da u sheegay in heshiisku โ€œsoo dhowaaโ€ markii ay boqortooyadu hakisay wadahadaladii uu Maraykanku garwadeenka ka ahaa ka dib weeraradii dhimashada badnaa ee Xamaas ay ku qaaday Israaโ€™iil 7-dii October.

    Sacuudi Carabiya ayaa wali aaminsan in ay xiriir la sameysato Israaโ€™iil in kasta oo Qasa uu ka jiro โ€œkhasaare baaxad lehโ€, ayuu yiri,

    Safiirka ayaa sidoo kale ka digay in ay jirto “guul darro dhanka bini’aadantinimada” ee Gaza, iyada oo beesha caalamku aysan ku filneyn joojinta dagaalka.

    Waxa uu sidoo kale sheegay in uu jeclaan lahaa in uu arko “mowqifka UK oo dhex dhexaad ka ah xaaladda sida waddamada kalana ula dhaqanto Israa’iil “. “Iska indha tirka arrinta Israa’iil waa dhibaato dhab ah,” ayuu raaciyay.

    Sacuudi Carabiya waa hogaamiyaha wadamada Carabta iyo Islaamka. Weligeed si rasmi ah uma aqoonsan Israaโ€™iil tan iyo markii la aasaasay 1948-kii, marka in heshiis caadi ah oo xidhiidhkooda lagu hagaajinayo uu dhaco waxa uu ka dhigan yahay horumar weyn oo u soo hoyday Israaโ€™iil.

    Sacuudi Carabiya waa hogaamiyaha wadamada Carabta iyo Islaamka. Weligeed si rasmi ah uma aqoonsan Israaโ€™iil tan iyo markii la aasaasay 1948-kii

    Dabayaaqadii Sebtembar, hogaamiyaha dhabta ah ee Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqay wareysi uu siiyay telefishinka Mareykanka in “maalin walba aan soo dhowaaneyno” heshiis.

    Halka Dhaxalsugaha Boqortooyada Maxamed Bin Salmaan uu sheegay in arrinta Falastiin ay tahay โ€œmid aad muhiim u ahโ€, heshiis kastana uu yahay inuu โ€œ fududeeyo nolosha Falastiiniyiintaโ€, ma uusan shaacinin inay ku xiran tahay horumarka laga gaarayo abuuritaanka dowlad madax-bannaan oo Falastiin ah.

    Mar la weydiiyay sida ay Sacuudi Carabiya u aragto Xamaas – oo ay Israa’iil, Mareykanka, UK iyo dalal kale oo reer galbeed ah u aqoonsan yihiin urur argagixiso – inay qayb ka tahay dowladda mustaqbalka ee Falastiin, ayuu yiri Amiir Khalid “waxay u baahan tahay fikir badan”.

    “Mar walba waxaa jira boos isbedel ah haddii aad leedahay yididiilo iyo rajo, laakiin marka uu khilaaf dhaco waxa ugu horreeya ee aad u baahan tahay inaad ogaato waa in labada dhinacba ay guul-darreeysteen,” ayuu raaciyay.

    Mawqifka guud ee hogaamiyayaasha falastiiniyiinta ayaa ah in ay si cad u diidi doonaan heshiis hadii aanay ka bixin dawlad, laakiin horaantii bishan ayay masuuliyiintu sheegeen in ay si gaar ah u dalbanayeen lacag kordhin iyo gacan ku haynta dhulka Daanta Galbeed ee la haysto si ay ula falgalaan hannaanka Sucuudiga iyo Israa’iil ee uu Maraykanku taageero.

    Saraakiisha Sucuudiga ayaa la sheegay in ay Maraykanka ka codsadeen in uu hakiyo wadahadalka saddex geesoodka ah dhowr maalmood kadib weeraradii 7-dii October, kaas oo ku dhawaad 1,300 oo qof lagu dilay 240 kalena ay qafaasheen boqollaal dabley ah oo Xamaas ka tirsan kuwaas oo gudaha u galay Israaโ€™iil.

    Wasaaradda caafimaadka ee Gaza oo ay maamusho Xamaas ayaa sheegtay in in ka badan 23,200 oo qof lagu dilay dhulkaas intii lagu jiray ololihii millatari ee ay Israaโ€™iil markii dambe qaadday, ujeeddadeeduna ahayd burburinta Xamaas.

    Ka dib markii uu la kulmay Dhaxalsugaha Boqortooyada Mohammed Isniintii, Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa u sheegay suxufiyiinta inuu keenay mowduuca caadi ka dhigista.

    “Waxaa jirta dan cad si halkan looga sii wado,” ayuu yiri. “Laakiin waxay u baahan doontaa in colaadda Gaza ku dhammaato, waxayna sidoo kale si cad u baahan doontaa in la helo waddo wax ku ool ah oo loo maro dowlad Falastiin ah.”

    Safiirka Sacuudiga ee London oo wareysi siinayay barnaamijka maanta ee BBC-da Talaadadii, ayaa xaqiijiyay in “dhab ahaantii ay jirto daneynta” madaxda dalkiisa ee heshiiskaas.

    “[Heshiiska] wuxuu ahaa mid dhow, ma jirto wax su’aal ah oo ka taagan. Anaga ahaan, halka ugu dambeeya ayaa hubaal ah in aan ka mid ahaanayn wax ka yar dawlad madax-bannaan oo Falastiin ah,โ€ ayuu yiri Amiir Khalid.

    Waxa uu intaa ku daray: “Waxaan ku dhownahay inaan caadiyeyno xiriirka yaga, sidaas darteed waxaan sidaas ugu ku dhownahay in la dhiso dowlad Falastiin ah. Labadaasna waa ay isku xiran yihiin.”

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

    January 31, 2026

    ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐–๐ž๐ž๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐ž๐ž ๐ˆ๐ข๐ซ๐š๐š๐ง ๐ž๐ž ๐ฅ๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ

    January 31, 2026

    Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

    January 28, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

    February 4, 2026

    ๐˜๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐—๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ฌ๐š๐š๐ง๐ค๐š?

    February 4, 2026

    DEG DEG.Musharax Farxaan Jimcaale ”Waxaan go’aansaday in aan ka baxo tartankan

    February 4, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.