Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Guddoomiye ku xigeynkii Hore Arimaha Bulshadda Degmadda jalalaqsi Ayaa Taladaan Soo jeediyay Abuukar Maxamed Cali Gaabow

    July 5, 2025

    War cusub oo ka soo kordhay Markabkii Oruc Reis ee ka baxay Somalia

    July 4, 2025

    Madaxweyne Trump iyo Elon Musk oo mar kale fooda is daray

    July 4, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Guddoomiye ku xigeynkii Hore Arimaha Bulshadda Degmadda jalalaqsi Ayaa Taladaan Soo jeediyay Abuukar Maxamed Cali Gaabow

      July 5, 2025

      Ra’iisul-wasaaraha JFS, Xamse Cabdi ayaa dhagax-dhigay xarunta dhexe ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo

      June 30, 2025

      DEG DEG: Dagaal Culus oo Ka Socda Deegaanka Miir-Khaliifa

      June 29, 2025

      Hirshabelle oo Saaka Gaartay Barwaaqo La Sugaayey Muddo Dheer – Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Hoggaaminaya Waqti Taariikhi ah

      June 29, 2025

      War cusub oo ka soo kordhay Markabkii Oruc Reis ee ka baxay Somalia

      July 4, 2025

      Madaxweyne Trump iyo Elon Musk oo mar kale fooda is daray

      July 4, 2025

      Madaxweynaha Jubaland, Axmed madoobe ayaa hambalyo u diray guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luulyo oo

      June 30, 2025

      DEG DEG Isra’iil oo Wajahaysa Culeys Dhaqaale Kadib Dagaalkii Iraan 

      June 28, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Mayarka Magaalada Beledweyne Nadar Tabaax  ayaa saxiixday Mashruuca dhismaha wadda Laamiga ee Beledweyne.

      May 12, 2025

      Guddoomiye ku xigeynkii Hore Arimaha Bulshadda Degmadda jalalaqsi Ayaa Taladaan Soo jeediyay Abuukar Maxamed Cali Gaabow

      July 5, 2025

      War cusub oo ka soo kordhay Markabkii Oruc Reis ee ka baxay Somalia

      July 4, 2025

      Madaxweyne Trump iyo Elon Musk oo mar kale fooda is daray

      July 4, 2025

      Ra’iisul-wasaaraha JFS, Xamse Cabdi ayaa dhagax-dhigay xarunta dhexe ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo

      June 30, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Martin Keown Oo Farta Ku Fiiqay 3 Xiddig Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Arsenal Ka Soo Gaadhay Liverpool.

    Martin Keown Oo Farta Ku Fiiqay 3 Xiddig Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Arsenal Ka Soo Gaadhay Liverpool.

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 7, 20241 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Martin Keown ayaa aaminsan in saddex xiddig oo Arsenal ah ay qalad ku lahaayeen goolkii furitaanka ee Liverpool ee Axadii.

    Liverpool ayaa u gudubtay wareega xiga ee FA Cup-ka iyaga oo 2/0 kaga badiyay kooxda Arsenal oo joogta garoonkeeda.

    Xiddiga Jakub Kiwior ayaa si khaldan isaga dhaliyay goolka furitaanka ah ka hor inta uuna Luis Diaz dhalin goolka 2-aad.

    Arsenal ayaa iska khasaarisay fursado badan qaybtii hore ee ciyaarta waxana ay ahaayeen kooxda fiican qaybta hore.

    Karoos uu Trent Alexander-Arnold ayaa keentay in uu xiddiga Kiowor si khaldan isaga dhaliyo gool.

    Martin Keown ayaa sidoo kale su’aal ka keenay doorka Gabriel Magalhães uu ku lahaa goolkii laga dhaliyay Arsenal sidoo kale Aaron Ramsadale ayuu ku tilmaamay mid aad u daahay.

    “Waxa aa is waydiinayaa hadii Gabriel uu dhinaca kale u fogayn lahaa kubada, waxa uu u muuqday mid bur-buray”ayuu Keown yidhi.

    “Ramsdale waxa uu ahaa mid aad u daahay si uu uga fal celiyo kubada sidoo kale Kiowor waxa ay ahayd in uu qabto shaqo fiican”ayuu sii raaciyay.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Thierry Henry Oo Sheegay Sababta Uu Bellingham Uga Niyad Jabsanyahay Mbappe.

    November 6, 2024

    Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Hirshabeelle Mudane Yusuf Cabdi Farax ayaa maanta magaalada Baladwayne ka furay qorshe howleedka nabadda iyo amniga

    November 5, 2024

    Carragher Oo Saadaaliyay Shaxda Ruben Amorim Ee Man United.

    November 5, 2024
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Guddoomiye ku xigeynkii Hore Arimaha Bulshadda Degmadda jalalaqsi Ayaa Taladaan Soo jeediyay Abuukar Maxamed Cali Gaabow

    July 5, 2025

    War cusub oo ka soo kordhay Markabkii Oruc Reis ee ka baxay Somalia

    July 4, 2025

    Madaxweyne Trump iyo Elon Musk oo mar kale fooda is daray

    July 4, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.