Close Menu
    What's Hot

    Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

    March 24, 2026

    DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

    March 24, 2026

    Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

    March 24, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

      March 24, 2026

      DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

      March 24, 2026

      Farmaajo oo digniin ka soo saaray xiisada ka taagan KGS.

      March 24, 2026

      Horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay G/Sh/Dhexe.

      March 24, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

      March 24, 2026

      DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

      March 24, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Farmaajo oo digniin ka soo saaray xiisada ka taagan KGS.

      March 24, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

    Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

    By radiohalgan.comMarch 24, 20262 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Magaalada Jabuuti waxaa laga dhagax-dhigay Magaalo cusub oo leh in ka badan 7,000 oo guri oo si casri ah loo dhisay, waxaana dhagax-dhigay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyada oo ay goobjoog ka ahaayeen mas’uuliyiinta Salaam Real Estate, Ganacsato & Qurbajoog doonaysa in ay iibsato guryahaan.

    Xaafadda Salaam City waxaa mashruucaan maalgeliyay Salaam Real Estate oo kamid tahay Salaam Group of Companies, Baaxadda dhulkaan waa 2.4 Milyan oo Mitir laba jibbaaran oo isugu jira 7 Dugsi, Isbitaal & Xarumo Caafimaad, Masaajid Dhexe, Goobo Ganacsi & Xaafado, Dukaamo & Adeegyo Xaafadeed, Beero iyo goobo Madadaalo.

    Mashruucaan oo laga fuliyay goob istaraatiiji ah oo ah Deegaanka Nagaad, waxaa mashruuca lagu fuliyay lacag dhan $480 Milyan oo u dhiganta (85 Bilyan oo Faran Jabuuti), waa dhul siman oo ku yaalla meel muhiim ah sida ay ku warrameen mas’uuliyiin katirsan Salaam Real Estate.

    “Jabuuti si muuqata ayay isu baddeleysaa, Dekedaha ayaa mashquul badan, Waddooyinka ayaa hagaagaya, Salaam City waxaa loo naqshadeeyay in ay ka jawaabto isbaddelkaas iyada oo abuuraysa Bulsho loo dhan yahay oo helaya adeegyo casri ah & deegaan ammaan ah,”  Ayuu yiri Maareeyaha guud ee Salaam Real Estate, Mustafe Liibaan.

    Image

    Mashruuca waxaa loo naqshadeeyay iyada oo la adeegsanayo mabaadi’da qorshaysanta magaalooyinka ee Waara, waxaa la diiwaangeliyay mashaariic kala duwan oo doonaya in ay ka faa’iidaystaan guryahaan sida ay sheegeen mas’uuliyiin katirsan Maamulka Salaam Real Estate.

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo ka hadlay Mashruucaan waxa uu ku tilmaamay mid qayb wayn ka qaadanaya horumarka Dalkaas, waxa uu dhiirrageliyay mas’uuliyiinta Salaam Real Estate ee ku dhiirraday mashruucaan.

    Image

    “Horumarka Jabuuti waa in lagu cabbiraa, ma aha oo kaliya baaxadda himilooyinka balse awoodda ay u leedahay in ay hagaajiso nolosha maalinlaha ah ee muwaadiniinteeda, ballaarinta helitaanka guryo tayo leh, abuurista shaqooyin & dhisidda Bulshooyin casri ah,” Sidaasi waxaa yiri Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

    March 24, 2026

    DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

    March 24, 2026

    Farmaajo oo digniin ka soo saaray xiisada ka taagan KGS.

    March 24, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

    March 24, 2026

    DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

    March 24, 2026

    Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

    March 24, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.