Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Ra’iisul-wasaaraha JFS, Xamse Cabdi ayaa dhagax-dhigay xarunta dhexe ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo

    June 30, 2025

    Madaxweynaha Jubaland, Axmed madoobe ayaa hambalyo u diray guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luulyo oo

    June 30, 2025

    DEG DEG: Dagaal Culus oo Ka Socda Deegaanka Miir-Khaliifa

    June 29, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Ra’iisul-wasaaraha JFS, Xamse Cabdi ayaa dhagax-dhigay xarunta dhexe ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo

      June 30, 2025

      DEG DEG: Dagaal Culus oo Ka Socda Deegaanka Miir-Khaliifa

      June 29, 2025

      Hirshabelle oo Saaka Gaartay Barwaaqo La Sugaayey Muddo Dheer – Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Hoggaaminaya Waqti Taariikhi ah

      June 29, 2025

      Madaxweynaha Somaliland oo maanta u safraya dalka Qadar

      June 28, 2025

      Madaxweynaha Jubaland, Axmed madoobe ayaa hambalyo u diray guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luulyo oo

      June 30, 2025

      DEG DEG Isra’iil oo Wajahaysa Culeys Dhaqaale Kadib Dagaalkii Iraan 

      June 28, 2025

      Ruushka oo 10 qodob ku soo koobay waxa Maraykanku ka faa’iiday weerarradii xalay Iraan

      June 22, 2025

      DEG DEG mareeykanka oo Duqeeyay Xaruumihii Nuyukleeyrka Iiraan

      June 22, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Mayarka Magaalada Beledweyne Nadar Tabaax  ayaa saxiixday Mashruuca dhismaha wadda Laamiga ee Beledweyne.

      May 12, 2025

      Ra’iisul-wasaaraha JFS, Xamse Cabdi ayaa dhagax-dhigay xarunta dhexe ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo

      June 30, 2025

      Madaxweynaha Jubaland, Axmed madoobe ayaa hambalyo u diray guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luulyo oo

      June 30, 2025

      DEG DEG: Dagaal Culus oo Ka Socda Deegaanka Miir-Khaliifa

      June 29, 2025

      Hirshabelle oo Saaka Gaartay Barwaaqo La Sugaayey Muddo Dheer – Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Hoggaaminaya Waqti Taariikhi ah

      June 29, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Kenya oo sheegtay in xubno katirsan ‘AS’ ay ku dishay Mandheera isla markaana qabatay hub ay wateen

    Kenya oo sheegtay in xubno katirsan ‘AS’ ay ku dishay Mandheera isla markaana qabatay hub ay wateen

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJuly 13, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Hay’adaha Ammaanka Dalka Kenya ayaa faah-faahin ka bixiyay howlgal ka dhacay Mandheera oo ay sheegeen in ay ku dileen 4 xubnood oo katirsan ‘AS’ isla markaana ku qabteen hub ay wateen gaar ahaan qoryaha loo kala yaqaan RPG (Baasuuke), PKM (Daba-jeer) & AK47.

    Laamaha ammaanka Kenya ayaa sheegay in ay howlgalkaas inta uu socday iska hor imaad dhexmaray Ciidamada Amniga & xubnaha ay sheegeen in ay katirsan yihiin ‘AS’ oo xogtooda horay u heleen kahor howlgalkaan inta aysan fulin.

    Deegaanka Banisa ee Ismaamulka Mandheera ayay Saraakiisha Sirdoonka Kenya sheegeen in ay u ahayd goob ay hubka dhigtaan Isla markaana Dagaallada ay ka geystaan Ismaamulkaas halkaan ka fuliya sida hadalka loo dhigay.

    Howlgalkaan ay sida wadajirka ah u fuliyeen Ciidamada Ammaanka oo helay macluumaad dhammeystiran waxaa lagu dilay 4 kamid ah ‘AS’ iyada oo gacanta lagu dhigay Afar madax oo qoriga culus ee RPG ah, Qoryaha Siliska leh ee PKM, 3 qori oo AK47 & 7 Qasnadood oo nooca AK47 ah, Bastoolado, qasnadahooda & 5 Telefoon” Ayaa lagu yiri Warka kasoo baxay Hay’adaha Ammaanka Kenya.

    Kenya ayaa sheegtay in muddooyinkii dambe ay hoos u dhaceen weerarrada ‘AS’ ay ka gaysato Dalkeeda kaddib markii Ciidamada Ammaanka oo kaashanaya Dadka Deegaanka ay kordhiyeen la socodka dhaq-dhaqaaqa soohdinta.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Madaxweynaha Jubaland, Axmed madoobe ayaa hambalyo u diray guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luulyo oo

    June 30, 2025

    DEG DEG Isra’iil oo Wajahaysa Culeys Dhaqaale Kadib Dagaalkii Iraan 

    June 28, 2025

    Ruushka oo 10 qodob ku soo koobay waxa Maraykanku ka faa’iiday weerarradii xalay Iraan

    June 22, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Ra’iisul-wasaaraha JFS, Xamse Cabdi ayaa dhagax-dhigay xarunta dhexe ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo

    June 30, 2025

    Madaxweynaha Jubaland, Axmed madoobe ayaa hambalyo u diray guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luulyo oo

    June 30, 2025

    DEG DEG: Dagaal Culus oo Ka Socda Deegaanka Miir-Khaliifa

    June 29, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.