Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

    March 25, 2026

    Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

    March 24, 2026

    Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

    March 24, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

      March 25, 2026

      Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

      March 24, 2026

      Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

      March 24, 2026

      DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

      March 24, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

      March 25, 2026

      Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

      March 24, 2026

      Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

      March 24, 2026

      DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

      March 24, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Isbitaalka Al-Shifa oo noqday goobta ugu badan ee lagu dilay Saraakiisha Sare Israaiil

    Isbitaalka Al-Shifa oo noqday goobta ugu badan ee lagu dilay Saraakiisha Sare Israaiil

    By radiohalgan.comMarch 22, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Isbitaalka Al-Shifa oo dhowr jeer weerarro cirka iyo dhulka ah ay ku qaadeen ciidanka Israaiil ayaa noqday goobta ugu badan ee saraakiisha Yuhuudda lagu dilay kuwaas oo qaarkood dilkooda loo adeegsaday qoryaha meelaha fog-fog wax looga shiisho & rasaas toos ah.

    Taliska Dhexe ee Kumaandooska Israaiil ayaa la ogaaday in uu diiday in ciidamada gaarka ah ee Yuhuudda la geeyo Isbitaalka Al-Shifa oo ay ku tuhmayaan in ay ku yaallaan godod waa wayn oo ay kasoo dusaan Xamaas marka ay dagaalka ku asqaynayaan goobaha ciidamadooda joogaan.

    Sababta ayaa ah in saraakiil muhiim u ah Militariga Israaiil oo lagu dilay Isbitaalka Al-Shifa halka qudhooda ay xasuuq ba’an ka gaysteen isbitaalkaas oo waxa ay ku dileen Dad badan oo Rayid ah oo qaarkood dhaawacyo ay horay u gaarsiiyeen laga dawaynayay.

    Suxufiyiin ku sugan Magaalada Gaza ayaa kusoo warramay in ciidamada Israaiil ay duqaymo xooggan ku garaaceen agagaarka isbitaalkaan si ay usoo baxaan askarta uga go’doonsan gudaha dhismaha Al-Shifa oo awoodi waayay in ay bannaanka usoo baxaan.

    Israaiil ayaa dagaalka dhulka ah ee Magaalada Gaza ka socda ku waysay Saraakiil iyo ciidamo aad u badan, Xukuumadda Benjamin Netanyahu ayaa sababta ay dhiigga u daadinayaan ku sheegay soo furashada Maxaabiistii laga soo qafaashay 7dii Oktoobar 2023 balse ay ku guuldaraysteen soo furashadooda.

    Saacadihii u dambeeyay waxa ay Yuhuudda duqayn ay gaysteen nafta ku dhaafiyeen ugu yaraan 11 qof oo rayid Falastiiniyiin ah, bayaan kasoo baxay Militariga Israaiil ayaa lagu sheegay in Dadkaas ay beegsadeen ay ahaayeen dagaalamayaal katirsan Kooxaha iska caabbinta ah ee kasoo horjeeda.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

    March 25, 2026

    Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

    March 24, 2026

    Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

    March 24, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiye Ali Elim Ibrahim Qormo Siyaasadeed: “Hoggaan ku kooban ‘Aniga ha i eedo’ iyo Saameynta ka dhalan karta”

    March 25, 2026

    Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa.

    March 24, 2026

    Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

    March 24, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.