Close Menu
    What's Hot

    Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

    March 24, 2026

    DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

    March 24, 2026

    Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

    March 24, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

      March 24, 2026

      DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

      March 24, 2026

      Farmaajo oo digniin ka soo saaray xiisada ka taagan KGS.

      March 24, 2026

      Horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay G/Sh/Dhexe.

      March 24, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

      March 24, 2026

      DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

      March 24, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Farmaajo oo digniin ka soo saaray xiisada ka taagan KGS.

      March 24, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

    Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

    By radiohalgan.comMarch 24, 20262 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweyne ku xigeenka Dowlad-Goboleedka Galmudug, Cali Daahir Ciid ayaa soo dhaweeyay dedaallada lagu doonayo in lagu xaliyo xiisadda siyaasadeed ee ka jirta deegaannada Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ee waxgaradku ay billaabeen.

    Cali Daahir Ciid ayaa sheegay in xiisadda siyaasadeed u dhaxaysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Koofur Galbeed loo baahan yahay in wadahadal lagu xaliyo si looga hortago wax weliba oo kala qaybinta Bulshada abuuri kara.

    Waxa uu xusay in aanay awood sheegasho ama qori caaraddii lagu maamuli Karin siyaasadda sidaas awgeed loo baahan yahay in xoogga la saaro wadahadalka si meel loo wada dhigo waxyaabaha dhaliyay khilaafka sida uu hadalka u dhigay.

    “Ma jirto xal lagu gaari karo qori caaraddii ama cadaadis siyaasadeed Wadada kaliya ee furan waa in la isku yimaada labada dhinac oo laga wada hadla waxyabaha la isku hayo ee na kala qeybinayo” Ayuu yiri Madaxweyne ku xigeenka DG Galmudug, Cali Daahir Ciid.

    Waa uu sii hadlay waxaana uu qoraalkiisa sii raaciyay “Siyaasaddu waa mid is-bed-bedesha, laakiin nolosha qofka binu-aadamka ah waa mid aan dib loo heli karin wa in usan wiil manta nool noga dhiman colaadaas Aan dooranno nabadda si aan u badbaadinno jiilka mustaqbalka”.

    Cali Daahir Ciid ayaa 20kii Bishaan waxa uu sheegay in Maamulkiisa uu gogol wadahadal u dhigayo Dowladda Federaalka Soomaaliya & Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed waa haddii ay aqbalaan si ay uga heshiiyaan khilaafka soo kala dhexgalay.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

    March 24, 2026

    Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

    March 24, 2026

    Farmaajo oo digniin ka soo saaray xiisada ka taagan KGS.

    March 24, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Galmudug oo soo dhawaysay dedaallada lagu xalinayo Xiisadda Koofur Galbeed

    March 24, 2026

    DFS oo maamul cusub u magacawday Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

    March 24, 2026

    Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

    March 24, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.