Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Xarumihii kaydka hubka ee Al-Shabaab oo duqeymo lagu burburiyay + Khasaaraha

    May 21, 2025

    DEG DEG Dagaal culus oo ka socda dagaalka Aboorey

    May 21, 2025

    Faafina dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaalada ka socda Hiiran

    May 20, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Xarumihii kaydka hubka ee Al-Shabaab oo duqeymo lagu burburiyay + Khasaaraha

      May 21, 2025

      DEG DEG Dagaal culus oo ka socda dagaalka Aboorey

      May 21, 2025

      Faafina dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaalada ka socda Hiiran

      May 20, 2025

      DEG DEG: Madaxweyne Deni oo gaaray Addis Ababa ee dalka Ethiopia

      May 20, 2025

      Nuxrka khudbadda uu madaxwane Xasan Sheekh ka jeediyay shirka ururka jaamacadda carabta.

      May 18, 2025

      Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo dagaalka AS kala hadlay dhigiisa dalka Ciraaq

      May 18, 2025

      Weeraro aay fuliyeen ciidammadda Ruushka oo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac isugu jira

      May 17, 2025

      Maxay Soomaaliya ka baran kartaa Ciraaq oo ay isku xaalad iyo dagaal sokeeye soo wada mareen?

      May 17, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Mayarka Magaalada Beledweyne Nadar Tabaax  ayaa saxiixday Mashruuca dhismaha wadda Laamiga ee Beledweyne.

      May 12, 2025

      In ka badan 100 oo ku dhintay daadad ka dhacay bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo

      May 11, 2025

      DEG DEG Madaweyne Traoré oo qaaday talaabo kale oo cajiib ah

      May 6, 2025

      Xarumihii kaydka hubka ee Al-Shabaab oo duqeymo lagu burburiyay + Khasaaraha

      May 21, 2025

      DEG DEG Dagaal culus oo ka socda dagaalka Aboorey

      May 21, 2025

      Faafina dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaalada ka socda Hiiran

      May 20, 2025

      DEG DEG: Madaxweyne Deni oo gaaray Addis Ababa ee dalka Ethiopia

      May 20, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » BK oo shaaciyay inuu dib ugu soo laabtay FANKA iyo laba hees oo uu ku taageerayo…

    BK oo shaaciyay inuu dib ugu soo laabtay FANKA iyo laba hees oo uu ku taageerayo…

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comApril 19, 20252 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Hobalka caanka ah ee reer Hargeysa Maxamed Saciid Bk ayaa maanta shaaciyay inuu dib ugu soo laabtay fanka oo uu horay uga baxay.

    Bk ayaa maanta ayaa ku caddeeyay kusoo laabashadiisa fanka, kadib 5 sano oo uu maqnaa masraxyada heesaha, wuxuuna farriin la wadaagay taageerayaashiisa.

    Sidoo kale wuxuu sheegay inuu dhowaan baahin doono labadiisa hees uu ugu horreeyo, kadib kusoo laabashadiisa fanka, sida maanta u sheegay warbaahinta Hargeysa.

    “Shan sano kadib diyaar baan ahay. Dhowaan waxaan soo baahin doonaa labadii heesood ee ugu horreeyay, kadib soo laabashadeyda fanka” ayuu yiri Maxamed Saciid.

     

    Labada hees waxa uu tilmaamay inuu kaga hadlayo waxqabadka xukuumadda uu gar wadeenka ka yahay Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdullahi Cirro.

    Sidoo kale heesaha uu soo saari doono waxaa laxanka saaray isla BK, halka uu tumay Axmed Weli Furinle, labada heesood waxa kala sameeyey Abwaan Daaha Gaas iyo Abwaan Dacar.

    Maxamed Siciid BK oo ka mid ahaa raggii ugu magaca dheeraa kooxdii Xiddigaha Geeska ee ka hana qaaday Somaliland ayaa markale ka soo muuqan doono fagaareyaasha fanka, waxaanauu horay uu ahaa fannaan ay dadku si weyn u jecel yihiin heesihiisa.

    Soo laabashada fanka ee Maxamed Bk ayaa waxaa ka dhalatay hadal-heyn xooggan, waxaana soo dhaweeyay taageerayaashiisa, halka dadka qaarna ay dhaliileen.

    Najmo Xirsi Ismaaciil: “Shaqo aan Bk ahaynba ma jiro maanta miyaa? soo dhawoow fanaan”.

    Maxamed Xuseen:“Soo dhawaw fanaan sare ee heestii sahuur dib usoo qaad”.

    Yaasmiin Nuux Jaamac: “Nin shaydaan ka xoog batay uma xumid, wll Maxamed Saciid Bk”.

    Saciid Cabdullaahi Cabdi: “Bk waxba maaahe waxaanu sugnaaaba waa Cawaale Aadan”.

    Maxamed Nader Caydiid: “Markii horeba odeyga si dhab ah muuna uga bixin fanka”.

     

     

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Xarumihii kaydka hubka ee Al-Shabaab oo duqeymo lagu burburiyay + Khasaaraha

    May 21, 2025

    DEG DEG Dagaal culus oo ka socda dagaalka Aboorey

    May 21, 2025

    Faafina dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaalada ka socda Hiiran

    May 20, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Xarumihii kaydka hubka ee Al-Shabaab oo duqeymo lagu burburiyay + Khasaaraha

    May 21, 2025

    DEG DEG Dagaal culus oo ka socda dagaalka Aboorey

    May 21, 2025

    Faafina dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaalada ka socda Hiiran

    May 20, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.