Author: radiohalgan.com

Magaalada Muqdisho, gaar ahaan garoonka Aadan Cadde waxaa maanta ka ambabaxay ciidamo ka tirsan kuwa Xoogga dalka oo markii ugu horreysay dhoolatus weyn uga qayb-galaya dalka dibaddiisa, kadib burburkii dalkeenna. Dhoolatuskan oo ay ka qayb-galayaan dowlado kala duwan ayaa waxaa Soomaaliya ku metalaya saraakiil iyo askar ka tirsan ciidanka Danab oo maanta laga sagootiyay Muqdisho. Masโ€™uuliyiin iyo saraakiil ka tirsan Xoogga dalka ayaa ciidamadan kula hadlay garoonka, iyaga oo kula dardaarmay inay si wanaagsan u metalaan Soomaaliya iyo dowladeeda. Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Sarreeya Gaas Ibraahim Sheekh Muxyidiin oo horay u la kulmay ciidamada ayaa sheegay inay Soomaaliya ku metali…

Read More

Allaha u naxariistee waxaa todobaadkii hore magaalada Muqdisho ku geeriyooday xildhibaan hore Marxuum Axmed Aadan oo ka tirsanaa baarlamaankii hore ee dalka, kaas oo isaga oo xaalad adag ku sugan loogu tegay qolkiisa, kadibna markii loola cararay isbitaalka ku geeriyooday halkaasi. Warar kala duwan ayaa laga qoray sababaha keenay geerida marxuumka oo kasoo jeeday gobollada waqooyi, kuwaas oo baraha bulshada lagu baahiyay, isla markaana ahaa kuwa la sheegay inay xadgudub ku ahaayeen maydka xildhibaanka. Senator Laylo Axmed oo ka tirsan Aqalka Sare ayaa cambaareysay hadalladaas laga faafiyay geerida xildhibaanka oo ay sheegtay inuu si kadis ah ugu geeriyooday Muqdisho. Wuxuu…

Read More

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta duqeyn xoogan oo lagu laayay xubno badan oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab ay ka dhacday deegaanka Jlib-Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose. Weerarkan oo dhacay saaka aroortii hore ayaa waxaa iska kaashaday ciidamada Xoogga dalka iyo saaxibada caalamiga ah, sida ay sheegtay dowladda federaalka Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay dowladda ayaa sheegay in howlgalkan oo weli soo socda lagu dilay ugu yaraan illaa 30 ka tirsanaa maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab. โ€œCiidammada Qaranka iyo Saaxiibada caalamka ayaa hawlgalkan qorsheyn ka wada deegaanka Jilib-Marka oo hoostaga degmada Marka ee gobolka Shabeellaha hoose, kaas oo…

Read More

Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa maanta warbixin kasoo saaray kiisaska la xiriirta xadgudubka loo gaysto carruurta Soomaaliyeed. Yusra Cismaan Shariif oo ah ku xigeenka xafiiska xeer ilaaliyaha oo la hadashay warbaahinta ah ayaa shaaca ka qaaday inay sii kordhayaan dhibaatooyinka loo gaysto carruurta Soomaaliyeed, ayada oo soo bandhigtay tira koob ay sameeyeen sanadkii hore. Ku xigeenka xeer ilaaliyaha ayaa sheegtay inay inay diiwaangeliyeen illaa 53 carruur ah oo qaarkood looga dhuuntay isbitaallada Muqdisho, kuwa kalena lasoo dhigay waddooyinka. Carruurtaas 25 kamid ah ayaa ah gabdho, halka 28 kalena ay yihiin wiilal, sida ay warbixinteeda ku sheegtay Yusra Cismaan…

Read More

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Mudane Cabdullaahi Axmed Maalin (Sufuroow) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo isugu jira qeybaha kala duwan ee maamulka gobolka Hiiraan iyo kan degmooyin ayaa gaaray magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowladda Hirshabelle. Maamulka gobolka Shabeellaha dhexe ayaa guddoomiyaha gobolka Hiiraan iyo madaxda la socotay sodhaweyn ugu sameeyay garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar. Guddoomiyaha gobolka Hiiraan iyo madaxda kale ee maamulka ayaa Jowhar uga qeybgali doono shirweyne muhiim ah.

Read More

Golaha Wasiirrada Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa fadhi gaar ah oo uu shir-guddoomiyay Madaxweynaha Dowlad-Goboleedkaas isla markaana ay ka qaybgaleen ku xigeenkiisa & Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maaraynta Musiibooyinka SODMA ku yeeshay Jowhar. Kulankaan waxaa ugu horrayn Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA laga dhagaystay waxgalka Hayโ€™addaas ee Bulshada saamaynta taban ku reebtay Xaaladda El-nino gaar ahaan Daadadkii roobka iyo fatahaadda Webiga Shabeelle. Intaas kaddib Guddoomiyaha Hayโ€™adda SODMA Maxamuud Macallin Cabdulle waxa uu madasha Wasiirrada Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle ka sheegay in loo baahan yahay ka feejignaanta xaaladaha ka dhalan kara Roobka Guga & fatahaadda Webiga. Guddoomiye Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa sheegay in 65%…

Read More

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay Dibadbax lagu taageerayo heshiiska Difaaca & Dhaqaalaha la xiriira oo dhowaan ay wada galeen Dowladaha Soomaaliya & Turkiga waxaana ka qaybgalay masโ€™uuliyiin katirsan Dowladda Federaalka. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, ku xigeennadiisa, Xubno katirsan labada Gole ee Baarlamaanka 11aad, Wasiirro, aqoonyahanno iyo masโ€™uuliyiin kale ayaa ka qaybgalay dibadbaxaan. Dad wata boorar lagu xardhay ereyo lagu taageerayo heshiiska Jamhuuriyadaha Soomaaliya & Turkiga oo isaga kala yimid Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa qayb ka ahaa isusoobaxaan maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho. Masโ€™uuliyiin madasha ka hadashay ayaa sheegay in ay bogaadinayaan heshiiskaan oo muhiimad gaar ah u…

Read More

War kasoo baxay Taliska Dhexe ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in weerarro is xig-xigay ay ku beegsadeen Yemen gaar ahaan Saldhigyo ay ku sugan yihiin Kooxaha Xuutiyiinta ah ee muddooyinkii dambe dagaallada adag kala hortagayay Isbahaysiga Maraykanka. Talisku ma sheegin meel gaar ah oo howlgalkaas ka fuliyeen, khasaaraha ka dhashay dhinacooda iyo dhanka kale ay weerareen balse waxa uu tilmaamay in uu burburiyay diyaaradaha nooca duulliye laโ€™aanta Drones, kuwa waxbasaasa & gantaallo diyaarsan. Maraykanka ayaa intaas ku daray in gantaallada ay burburiyeen ay ahaayeen kuwa muddooyinkii dambe Xuutiyiintu ay ku garaacayeen dhinaca Deegaannada ay xoogga ku haysato Israaiil kuwaas oo…

Read More

Dalka Zambia ee dhaca Dhinaca Koofureed ee Qaaradda Afrika waxaa fara kulul ku haya Cudurka Daacuunka oo Dalkaas ka dilaacay kaas oo galaaftay Nolosha ku dhowaad 700 oo ruux oo uu cudurku asiibay sida ay sheegeen bahda Caafimaadka. Dowladda Zambia ayaa dalbatay in laga gacansiiyo sidii loosoo afjari lahaa cudurkaan aafada ku noqdaan dalkeeda waxaana ay karaankiil gelisay Dad badan oo qaarkood xannuunka laga helay halka qaar kale looga shakiyay cudurka Daacuunka. Dhaqaatiirta aan Xuduudda lahayn ayaa warbixin ay soosaareen waxa ay ku sheegeen aafadaan ay noqonayso tii abid ugu darnayd ee cudurka Daacuunka uu dhibaato intaas la eg ku…

Read More

Ciidamada Israaiil ayaa weli sii wada duqaynta xooggan ay ku garaacayaan goobaha Dadka rayidka ah ee Magaalada Gaza waxaana ka dhashay dhimasho, dhaawac iyo khasaara horleh oo gaaray Shacab ku sugan meelaha ay gabbaadsanayaan. Wasaaradda Caafimaadka ee maamulka Magaalada Gaza gacanta ku haya ayaa sheegtay in ugu yaraan 24 ruux oo u badan Carruur ay naftooda ku waayeen duqayntaas ciidamada Yuhuudda ah ay ku beegsadeen Dadkaas rayidka ah. Qoysaska duqayntu waxyeellada kasoo gaartay ayaa sheegay in markii hore isaga soo baxeen guryahooda oo weerarro aan dhammaad lahayn ay ku beegsadeen ciidamada Israaiil ee kaashanaya Dalalka hubka iyo agabka kale ku…

Read More