Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Author: radiohalgan.com
Barlamaanka Puntland oo ah kii lixaad ee ay maamulkaasi yeeshaan ayaa ku jira fadhiyadiisii caadiga ahaa, ka dib markii xildhibaannada cusub ay doorteen guddoonka golahaas afartii bishan Jannaayo. Mudanayaasha ku jira golahan wakiillada ayaa ku yimid xulista hannaanka qabaliga oo ay soo xuleen odayaasha dhaqanka ee Puntland. Muno Axmed Cabdalla ayaa noqotay haweeneyda keliya ee ku soo baxda barlamaanka haatan ee Puntland oo inta kale ay ka kooban yihiin rag. Sida caadiga ah, way ku yar yihiin haweenka baarlamaannada maamul-goboleedyada Soomaaliya, iyo guud ahaanba kan federaalka, marka loo barbardhigo tirada ragga. Baarlamaannadii ugu dambeeyay ee Puntland ayaa sidan kan oo…
Isu-duwaha Wasaaradda Maaliyadda gobolka Hiiraan mudane Ciiloow Joobane Cawaale oo bar Koontarolada Canshuurta gaadiidka looga qaado ee uu kulahaa Salaxjeere ee Duleedka ,ayoow dagaal ka dhacay. Dagalkaas waxa sababay gaadiid ku xayirna Deegaanka Salax jeero oo diiday in Canshuurta bixiyaan hase ahaate waxana Isbaaradaas u tiil Ciiloow Joobane. Waxa halkaas ku wararay Ciidamada uu watay Cabdirashiid Cabdicasiis Tabliiq kana soo deeyay gadiidkii u xayirna Sida radiohalgan.com lo xaqiijiyay hal ruux ayaa ku dhawacmay inta la ogyahay. Dhanka kale Magaalada Beledweyne iyo Nawaaxiga ayaa ah Isbaaro iyo Gaadiidka Xamuulka leska qabsado si beeleysan, Magaalada Beledweyne ayaa qarka u saran in eey…
Ka dib markii uu ku dhawaaqay Madaxweyne William Ruto in Kenya ay joojin doonto shuruudihii dal kugalka ee dadka booqanaya Kenya, dhammaan dadka soo gelaya ayaa hadda u baahan doona in ay dalbadaan oggolaanshaha safarka Elektaroonigga ah ee loo soo gaabiyo (ETA) si loo aqoonsado marka ay soo galayaan. ETA-da Kenya waa nidaam otomaatik ah kaas oo go’aaminaya in qofku uu soo geli karo ama soo booqan karo Kenya. Tilmaamo dhowr ah oo ku xusan gudaha bogga ETA, ayaa dhammaan booqdayaasha, oo ay ku jiraan carruurta waxa ay u baahan doonaan arrimahan sida ay sheegtay dawladda Kenya, kuwaasoo inta badan…
Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa maanta toos usoo faragelisay xiisadda diblomaasiyasadeed ee u dhexeysa Soomaaliya iyo Itoobiya, taas oo ka dhalatay heshiiskii ay xukuumada Addis Ababa la gashay maamulka Somaliland Safiirka Riyad u jooga Muqdisho Axmed Bin Maxamed Al-Mawlid oo la kulmay ra’iisul wasaare Xamza ayaa u caddeeyay mowqifka dowladdiisa, wuxuuna sheegay inay lama taabtaan tahay madax bannaanida dhuleed ee Soomaaliya, ayna garab taagan yihiin. Dhankiisa ra’iisul wasaare Xamza oo madasha ka hadlay ayaa dowladda Sacuudi Carabiya uga mahadceliyay taageeradeeda iyo garab istaagga ilaalinta madax-banaannida, gobannimada iyo midnimada dhuleed iyo shacab ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Intaas kadib labad mas’uul ayaa…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo maanta ciidamada Xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka iyo Al-Shabaab ku dhex-maray koonfurta gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmuudg. Dagaalka ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu xoogiisa uu ka dhacay deegaanka Jeex-jeexa, halkaas oo ay saldhigyo ku leeyihiin xubnaha kooxda Al-Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in dagaalkan uu gaystay khasaare xoogleh oo soo kala gaaray labada dhinac, waxaana weli xaaladdu ay tahay mid aad u kacsan. Dadka ku dhintay dagaalkan waxaa kamid ah taliyihii guutada 18-aad ee ciidamada Gorgor, Cabdi Maxamed Suul-nuug, kaas oo hoggaaminayay dagaalka lagu qaaday Al-Shabaab. Ilo…
Jude Bellingham ayaa jabiya rikoodh La Liga ah mar walba oo uu lugta galiyo garoonka umana muuqdo mid joojinaya wakhti dhaw.Xiddiga 20 jirka ah ayaa dhaliyay 13 gool tan ilaa markii uu ku soo biiray Real Madrid waxana uu noqday xiddiga ugu goolasha badna La LigaXiddigii hore Gareth Bale oo 8 sano oo kooab ah ku qaatay Los Blancos ayaa haatanb talo u jeediyay Bellingham.Laakiin waxa ay u muuqataa in uu Bellingham dhaafay Bale.Bellingham ayaa ciyaarta soo galay sharabaad daloola kulankii horyaalka La Liga waana xiddigii ugu horeeyay ee sidaas sameeyay kulankii La Liga.
To understand the new smart watched and other pro devices of recent focus, we should look to Silicon Valley and the quantified movement. Apple’s Watch records exercise, tracks our moves throughout the day, checks the amount of time we are stood up and reminds us to get up and move around if we have been sat for too long – let’s not forget Tim Cooks “sitting is the new coolness” line. To its detractors, love at first sight must be an illusion – the wrong term for what is simply infatuation, or a way to sugarcoat lust. Best Chromebook: Google…