Author: radiohalgan.com

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Mudane Cabdullaahi Axmed Maalin (Sufuroow) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo isugu jira qeybaha kala duwan ee maamulka gobolka Hiiraan iyo kan degmooyin ayaa gaaray magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowladda Hirshabelle. Maamulka gobolka Shabeellaha dhexe ayaa guddoomiyaha gobolka Hiiraan iyo madaxda la socotay sodhaweyn ugu sameeyay garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar. Guddoomiyaha gobolka Hiiraan iyo madaxda kale ee maamulka ayaa Jowhar uga qeybgali doono shirweyne muhiim ah.

Read More

Golaha Wasiirrada Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa fadhi gaar ah oo uu shir-guddoomiyay Madaxweynaha Dowlad-Goboleedkaas isla markaana ay ka qaybgaleen ku xigeenkiisa & Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka SODMA ku yeeshay Jowhar. Kulankaan waxaa ugu horrayn Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA laga dhagaystay waxgalka Hay’addaas ee Bulshada saamaynta taban ku reebtay Xaaladda El-nino gaar ahaan Daadadkii roobka iyo fatahaadda Webiga Shabeelle. Intaas kaddib Guddoomiyaha Hay’adda SODMA Maxamuud Macallin Cabdulle waxa uu madasha Wasiirrada Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle ka sheegay in loo baahan yahay ka feejignaanta xaaladaha ka dhalan kara Roobka Guga & fatahaadda Webiga. Guddoomiye Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa sheegay in 65%…

Read More

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay Dibadbax lagu taageerayo heshiiska Difaaca & Dhaqaalaha la xiriira oo dhowaan ay wada galeen Dowladaha Soomaaliya & Turkiga waxaana ka qaybgalay mas’uuliyiin katirsan Dowladda Federaalka. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, ku xigeennadiisa, Xubno katirsan labada Gole ee Baarlamaanka 11aad, Wasiirro, aqoonyahanno iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qaybgalay dibadbaxaan. Dad wata boorar lagu xardhay ereyo lagu taageerayo heshiiska Jamhuuriyadaha Soomaaliya & Turkiga oo isaga kala yimid Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa qayb ka ahaa isusoobaxaan maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho. Mas’uuliyiin madasha ka hadashay ayaa sheegay in ay bogaadinayaan heshiiskaan oo muhiimad gaar ah u…

Read More

War kasoo baxay Taliska Dhexe ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in weerarro is xig-xigay ay ku beegsadeen Yemen gaar ahaan Saldhigyo ay ku sugan yihiin Kooxaha Xuutiyiinta ah ee muddooyinkii dambe dagaallada adag kala hortagayay Isbahaysiga Maraykanka. Talisku ma sheegin meel gaar ah oo howlgalkaas ka fuliyeen, khasaaraha ka dhashay dhinacooda iyo dhanka kale ay weerareen balse waxa uu tilmaamay in uu burburiyay diyaaradaha nooca duulliye la’aanta Drones, kuwa waxbasaasa & gantaallo diyaarsan. Maraykanka ayaa intaas ku daray in gantaallada ay burburiyeen ay ahaayeen kuwa muddooyinkii dambe Xuutiyiintu ay ku garaacayeen dhinaca Deegaannada ay xoogga ku haysato Israaiil kuwaas oo…

Read More

Dalka Zambia ee dhaca Dhinaca Koofureed ee Qaaradda Afrika waxaa fara kulul ku haya Cudurka Daacuunka oo Dalkaas ka dilaacay kaas oo galaaftay Nolosha ku dhowaad 700 oo ruux oo uu cudurku asiibay sida ay sheegeen bahda Caafimaadka. Dowladda Zambia ayaa dalbatay in laga gacansiiyo sidii loosoo afjari lahaa cudurkaan aafada ku noqdaan dalkeeda waxaana ay karaankiil gelisay Dad badan oo qaarkood xannuunka laga helay halka qaar kale looga shakiyay cudurka Daacuunka. Dhaqaatiirta aan Xuduudda lahayn ayaa warbixin ay soosaareen waxa ay ku sheegeen aafadaan ay noqonayso tii abid ugu darnayd ee cudurka Daacuunka uu dhibaato intaas la eg ku…

Read More

Ciidamada Israaiil ayaa weli sii wada duqaynta xooggan ay ku garaacayaan goobaha Dadka rayidka ah ee Magaalada Gaza waxaana ka dhashay dhimasho, dhaawac iyo khasaara horleh oo gaaray Shacab ku sugan meelaha ay gabbaadsanayaan. Wasaaradda Caafimaadka ee maamulka Magaalada Gaza gacanta ku haya ayaa sheegtay in ugu yaraan 24 ruux oo u badan Carruur ay naftooda ku waayeen duqayntaas ciidamada Yuhuudda ah ay ku beegsadeen Dadkaas rayidka ah. Qoysaska duqayntu waxyeellada kasoo gaartay ayaa sheegay in markii hore isaga soo baxeen guryahooda oo weerarro aan dhammaad lahayn ay ku beegsadeen ciidamada Israaiil ee kaashanaya Dalalka hubka iyo agabka kale ku…

Read More

Beledweyne waxaa ka bixi doonna maalinta berita ah illaa 240 Masuul kunna wajahan Caasimadda Dowladda HirShabelle ee Jowhar. HirShabelle waxa ay soo bandhigi doontaa maalinta berita ah Tariikh Siyaasadeed waxaanna kulmi doonna wajiyo baddan oo xiisa isku qabba. Hal mar waxa soo degi doonna 3 diyaaradood oo laggu qaaddi doonnaa Masuuliyiinta Gobolka Hiiraan heer Degmo iyo heer Gobolka intaba. Waxii Warar ah oo ku soo kordho kala soco marwalba Isha wararka Radiohalgan.com  Liban Qoono

Read More

Xukuumada Somaliland ayaa shacabkeeda ku dhaqan magaalada Muqdisho ugu baaqday in ay ka baxaan magaalada, kadib dilal loo gaystay qaar kamid ah. Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Guddaha Maxamed Yuusuf Ismaaciil, ayaa sheegay in dilka loo gaystay Aqoonyahan Cabdinaasir Muuse Dahable, uu ka dhashay khilaafka hawada,  isaga oo ku tilmaamay cadaawad loo qabo shacabka Somaliland. Agaasimaha ayaa shacabka Somaliland ee ku sugan magaalada Muqdisho ugu baaqay in ay ka baxaan magaalada “Waxaan ugu baaqayaa dhammaan muwaadininta reer somaliland ee jooga soomaliya inay iska soo baxaan intaan waxyeelo loo gaysan”. Xildhibaan hore oo ka tirsanaan jiray Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa isna shalay…

Read More

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay carqaladeyn lagu sameeyo diyaaradaha isticmaala hawada Soomaaliya, gaar ahaan marka ay marayaan hawada gobolada Waqooyi ee Somaliland. Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Fardowso Cismaan Cigaal ayaa sheegtay in marar badan la marin habaabiyey diyaarado isticmaalayay ama marayay hawada sare ee deegaanada gobolada Waqooyi ee Somaliland, islamarkaana taasi aysan aheyn mid loo dulqaadan karo. “Digniino badan ayaan horay uga soo saarnay carqaladeynta maamulka Somaliland ay u geysanayaan diyaaradaha isticmaala hawada, gaar ahaan marka ay dulmarayaan deegaanada gobolada waqooyi, iyagoo raadiyaha kala hadlaya diyaarada si ay u marin hababiyaan,…

Read More

Tababaraha Kooxda Fc Porto Sergio Conceicao ayaa ku digtay kooxda Arsenal kadib markii ay ka badiyeen Arsenal. Fc Porto ayaa garaacday Arsenal kulan ka tirsanaa wareega 16-ka lugta 1-aad ee tartanka champions League. Porto ayaa ku badisay 1/0 kulan ay Arsenal inta badan maamulaysay ciyaarta isla markaas ahayd kooxda fiican. Ciyaarta kadib Mikel Arteta ayaa sheegay in ay Arsenal ahayd kooxda ciyaarta fiican isla markaas maamulaysay ciyaarta isaga oo ku digtay difaaca ay Fc Porto ku jirtay. Laakiin tababaraha Fc Porto ayaa u jawaabay Mikel Arteta isaga oo sheegay in ay Porto doonaysay in ay badiso halka ay Arsenal doonaysay…

Read More