What's Hot
Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Author: radiohalgan.com
Hoggaamiyaha KMG ah ee maamulka SSC-Khaatumo, Cabdulqaadir Firdhiye ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Firdhiye ayaa waxaa garoonka Aadan Cadde kusoo dhaweeyay wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya iyo xildhibaanada Baarlamaanka ee kasoo jeedo deegaanada SSC-Khaatumo. Hoggaamiyahan kasoo kicitimay Laascaanood kama qayb-galayo shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee maanta ka furmay magaalada Muqdisho, sida lagu sheegay warsaxaafadeed kasoo baxay SSC-Khaatumo. Ujeedka imaatinka Firdhiye ayaa la xiriira kulamo gaar gaar ah oo uu la yeelan doono madaxda sare ee dowladda dhexe, kadibna wuxuu sii aadi doonaa safar dhanka dibadda ah, sida lagu caddeeyay warsaxaafadeedka. Waa markii 2-aad ee uu Hoggaamiyaha Khaatumo…
Muqaal Beelweynta Yabar Dige ayaa saddex neef oo geela iyo raashiin ku wareejisay Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Hoos Ka daawo https://youtu.be/65qAhrxprcc?si=bWvCokGHkxfFGzG-
Halkii Dhaqanka Noo Eheed Inaan Ku Duubno Ugaaskeyna iyadoo Xur ah Wa Guul Tariikhi ah: Xildhibaan Mohamed Buraalle.
Gudoomiyaha Jaaliyadda Germany ee Beelaha xawadlle Khaliif Abdulle Juujule ayaa Bogaadiyay Odayaasha Dhaqanka Degmada Buulo-burte iyo Waliba Kuwa Halgan Sida quruxda badan ee Caan-shubka Ugaas Yuusuf ugaas Xasan hoos ka dhageyso Wareesiga https://youtu.be/SdHGbCq_j2o?si=B3XexMohMMKb-gxS
Xildhibaan Cabdimaali Cabdalla: Ayaa U Hambalyeeyay Ugaas Yusuf Ugaas Xasan Oo Manta lagula Caana-shubay Deegaanka Daara-ugaas.
Maxaa ka soo bixi kara shirka wadatashiga ee ay Puntland ka maqantahay? https://youtu.be/osbi7BHdRfg?si=LadE_J4kJkys7rEr
Wareysi Guddoomiyaha Maxkamadda G/Banaadir oo ka jawaabaya su’aalo kala duwan. https://youtu.be/_koW-715lrc?si=ZHBWJpnlEplezREJ
Ugaas Yuusuf – Caleemo saarka, Ugaaskii 40 sano ka hor la i shaaray https://youtu.be/Zx2mOfELsr0?si=skxU7kwtCYZaiGUE
Abu Cubeyda, oo ah afhayeenka guutada Al-Qassam, garabka militariga ee Xamaas, ayaa ku dhawaaqay in xiriirku dhanka isgaarsiinta uu lumay koox dagaalyahano ah oo ilaalinayay u ahaa afar la haystayaal Israa’iili ah. Abuu Cubeyda ayaa farriin uu soo mariyay barta Telegram-ka wuxuu ku yiri , “Natiijadii duqeyntii wuxuushnimada Sahyuuniyadda tobankii maalmood ee la soo dhaafay, xiriirkii aan la lahayn koox ka mid ah mujaahidiintayada ayaa go’ay, annaga oo ilaalinayna afar maxbuus oo israa’iliyiin ah, oo uu ku jiro maxbuus lagu magacabo Hersh Goldberg Pauline.” Dabayaaqadii bishii hore, guutooyinka Al-Qassam ayaa baahiyay muuqaalka Bolin – oo sidoo kale heysta dhalashada Mareykanka…
Senatar Lindsey Graham, oo ka tirsan xisbiga jamhuuriga Mareykanka ayaa sheegay Israa’iil inay xaq u leedahay in ay ku garaacdo Qasa hub nukliyeer ah, si ay dagaalka u soo afjarto. Waxaa uu xaaladda Qasa barbar dhigaya dagaalkii labaad ee adduunka,wuxuu sheegay Mareykanka inuu ku dhuftay bam nukliyeer ah Hiroshima, isagoo uga dan leh in dagaalka la soo afjaro. “Waqtigan waa inay Israa’iil sameyso wax walba, si dagaalka loo soo gabagabeeyo” ayuu intaas ku daray Senatar Lindsey Graham, oo ka tirsan xisbiga jamhuuriga Mareykanka. Hadalka Senatorka ayaa waxaa si kulul u cambaareeyey xildhibaano ka tirsan labada aqal ee baarlamanka m Mareykanka…