Author: radiohalgan.com

Madaxdii Maamulkii Hiiraan State ee Ali Jeyte ka hooseysay ayaa dareemay innuu Jeyte waddo siyaasadda Qalaacuudis-ka ah ee boor isku qaris ka ah go’aan ayeeyna gaarreen uggu dambeyn. Ali Jeyte ayaa Mogadishu iskagga raxeysanaaya Hotel laggu magacaabbo HP 5 Star marka wax lagga weydiiyayna arinkaan waxa uu ku jawaabay, Hiiraan State waxa ay ii aheyd Bridge amam bundo Maamul jirraa guud ahaantiis haddii lagga qabsado Madaxtooyaddii uu ku shaqeyn lahaa soo kabasho marnabba ma yeellan doonno soo rogaal celinna laggama suggaayo oo wax waliba waa qalaas. Hadda iriidda horre waxaa taaggan shaqsiyaad ka mid ahaa Hiran State iskuna dayayo soo…

Read More

Fadhigga Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ka socota ka doodista ajandaha siyaasadda iyo go’aamada masiiriga, kaasoo uu qeyb ka yahay dib u eegista iyo dhameytirka dastuurka KMG. Dib u eegista iyo dhameystirka dastuurka KMG ayaa ah qodob abuuray xiisad siyaasadeed, ayada oo madax hore iyo qaar ka mid ah xildhibaanada ay kasoo horjeedaan isbeddel lagu sameeyo dastuurka. Warbixintan waxaa diyaariyey Cabdulqaadir Samakaab.

Read More

Waxaa aad sare ugu kacay qiimaha xoolaha nool ee sayladaha xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya iyo nawaaxigooda. Qaar badan oo ka mid ah bulshada qaxootiga ah oo siyaabo kala duwan ay noloshooda ugu tiirsan tahay iibka xoolaha ayaa dareemaya saamayn ka dhalatey sicirka-bararka xoolaha. Culeyska ugu badan ayaa waxaa daremaya kawaanleyda iyo maqaayadleyasha oo ganacsigooda uu si weyn ugu tiirsanaa xoolaha. Faahfaahinta warkaan waxaa Dhadhaab kasoo diray Axmed Cabdullaahi Jaamac.

Read More

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa hoos u dhigay cabsida laga qabo dagaal ay la galaan Soomaaliya sababo la xiriira baadi-goobka ay Itoobiya ugu jirto bad, isaga oo maanta sheegay in Itoobiya ay dooneyso kaliya inay nabad la wadaagto deriskeeda. Itoobiya ayaa 1-dii Janaayo heshiis is-afgarad la saxiixatay Somaliland. Dokumentigaas ayaan weli la shaacin balse Somaliland waxay sheegtay in Itoobiya ay ogolaatay inay aqoonsato madax-banaanideeda ayada oo ku beddelanaysa dekad iyo saldhig ciidan badeed. Heshiiska ayaa ka caraysiiyey Soomaaliya oo ku adkeysata in Somaliland ay qeyb ka tahay Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo jeediyey inuu diyaar u…

Read More

Daafaca dhexe ee kooxda Manchster United Lisandro Martinez ayaa baraha bulshada fariin ugu diray taageerayaasha Man United kadib dhaawacii Soo gaadhay. Xiddiga reer Argentina ayaa ku dhaawacmay kulankii ay Kooxdiisu ka badisay West Ham kulan ka tirsanaa premier league. Lisandro Martinez ayaa la sheegay in uu ka dhaawacmay jilibka intii ay socotay ciyaartu. Xiddiga ayaa la shaaciyay in uu garoomada ka Maqnaan Doona ugu yaraan 2 bilood kadib dhaawaca. Lisandro Martinez ayaa taageerayaasha kooxda man United u sheegay in uu Soo laaban doono isaga oo Ka xoogan sidii Hore. β€œWaxaan rabaa inaan si kal iyo laab ah uga mahadceliyo taageerada…

Read More

Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay iska iibiso ciyaaryahanka khadka dhexe ee Thomas Partey dhamaadka xilli ciyaareedka 2023-24. 30 jirkaan ayaa Gunners uga soo wareegay kooxda La Liga ka dhisan ee Atletico Madrid bishii October 2020 adduun dhan Β£45m, isagoo 104 jeer ka soo ciyaaray England tan iyo markaas. Partey ayaa xilli ciyaareedkan ku dhibaatoonaya in uu ciyaaro kulamo sabab la xidhiidha dhaawacyo. Xiddiga reer Gahana ayaa ciyaaray kaliya 4 kulan horyaalka premier league xilli ciyaareedkan. Sida laga soo xigtay The Mirror, Arsenal ayaa dooneysa inay u ogolaato Partey inuu ka tago Waqooyiga London dhamaadka xilli…

Read More