What's Hot
Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
Author: radiohalgan.com
Nabadoon Guud Beelweynta Cali Madaxweyne Nabadoon Cabdi Muumin Guuleed oo ka hadlay Soodhaweyntii Ceel-Ciid ee Degmada Jalalaqsi YM
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle Ayaa kudhiirigilayay Iskaashatooyinka Beeraaleeyda inaay Tayo layimaadaan Waxuuna sheegay in lagu kormeeri doono Wax kasto ee lasiiyay iskaashatada
Hadal Jeedinta: Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabelle Mudane Yuusuf Ahmed Hagar (Dabageed) uu ka jediyay maanta Xafladii Soo dhaweynta ugaas Yuusuf Ugaas Xasan ugaas Khaliif loogu sameeyay Jalalaqsi. YM https://youtu.be/TIbJK6VRxBQ?si=l0g5S5u_XO98XQ_7
Beel-weynta Yabar Madaxweyne Waxey balan qaadeysaa iney bixineyso 400 halaad oo Geel ah.Nabadoon Maxamed Yuusuf xaayow. https://youtu.be/ICkPJSXD8Ps?si=8xBXaq0P2CQtEQEI
Xil Cabdi Malik Yabar Madaxweyne “waxey idin lee yihiin Deegaanka Ceelciid ku soo dhawaada.” https://youtu.be/OyGa79Z1eQQ?si=NPHBcqUdWMeIC2SU
Wabar Maxamed “ Reer Jalalaqsi aniga iyo Ugaas Yusuf sidaa garabka is kugu haysano inaad gacanta isku qabsataan baa Rabaa.” Sidoo kale Waxaan lee yahay beesha Yabar Madaxweyne ee gogashaan fidisay inuu alle Barakeeyo. https://youtu.be/KUdJFTCyp3k?si=772IYt3GHFlbkCqA
Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Yuusuf Dabageed ayaa yiri” Ugaaska iyo Wabarka waxaan ka rajeyn in aay dhameeyaan waxa ka jira Jalalaqsi”. HOOS KA DAAWO MUUQAALKA https://youtu.be/hADjM5It8jQ?si=w9_6r39AyF992utg
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta magaalada Garoowe ka dejiyay eedeysane Maxamed Cumar Ciise oo maalin kahor ciidanka booliska caalamiga ah ay kasoo qabteen dalka Kenya. Hoggaanka xiriirka dibadda ciidanka booliska Soomaaliyeed ee Interpol ayaa Muqdisho ka qaaday eedeysane Maxamed Cumar Ciise oo loo heysto inuu horay u dilay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Maxamed Axmed Faarax 17-05-2024, kaasi oo horay waaran soo qabasha ah uu ugu jaray xafiiska xeer ilaliyaha guud ee qaranka. Ciidanka booliska Soomaaliyeed qeybta arrimaha dibadda ee Interpol, ayaa eedeysanaha ku wareejiyay laamaha ammaanka gobolka Nugaal, si loo horgeeyo maxkamadda awooda u leh. Booliska Soomaaliya…
Wasiirka Maaliyadda XFS Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Vienna ee xarunta waddanka Austria ayaa heshiis muhiim ah la saxiixday agaasimaha guud ee Sanduuqa horumarinta caalamiga ah ee ururka OPEC Dr. Abdulhamid Alkhalifa, kaasi oo lagu xalinayo deyn uu sanduuqan kulahaa Soomaaliya. Heshiiskan ayaa waxaa goob joog ka ahaa heshiiska Dr. Mohamed Al-Jadaan oo ah wasiirka maaliyadda dowladda Saudi Arabia oo Soomaaliya ku taageertay lacag dhan $36 Milyan oo aheyd deyntii sanduuqa OPEC uu Soomaaliya kulahaa, lacagtaan ayey dowladda Saudi Arabia ka bixisay dowladda Soomaaliya, taasi oo loo yaqaano (Bridge Loan). Heshiiska dowladda federaalka Soomaaliya iyo Sanduuqa OPEC ay…
Beel-weynta Baadicade ee Degmada Jalalqasi oo marti qaada u fidisay Ugaas Yusuuf Ugaas Xasan Ugaas Khalif, kasoo lagu Maamusi Doona Ugaaska, https://youtu.be/rOuDAQk3XYc?si=LjdkYo-beBijXeJh