Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    DEG DEG:- Kooxda ee AS ayaa la wareegtay degmada Moqokori

    July 7, 2025

    DEG DEG Dagaal Culus oo ka socda Duleedka Moqokori.

    July 7, 2025

    DEG DEG:- Qarax Ismiidaamin ah ayaa goordhow ka dhacay Maqokori

    July 7, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG:- Kooxda ee AS ayaa la wareegtay degmada Moqokori

      July 7, 2025

      DEG DEG Dagaal Culus oo ka socda Duleedka Moqokori.

      July 7, 2025

      DEG DEG:- Qarax Ismiidaamin ah ayaa goordhow ka dhacay Maqokori

      July 7, 2025

      Guddoomiye ku xigeynkii Hore Arimaha Bulshadda Degmadda jalalaqsi Ayaa Taladaan Soo jeediyay Abuukar Maxamed Cali Gaabow

      July 5, 2025

      War cusub oo ka soo kordhay Markabkii Oruc Reis ee ka baxay Somalia

      July 4, 2025

      Madaxweyne Trump iyo Elon Musk oo mar kale fooda is daray

      July 4, 2025

      Madaxweynaha Jubaland, Axmed madoobe ayaa hambalyo u diray guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luulyo oo

      June 30, 2025

      DEG DEG Isra’iil oo Wajahaysa Culeys Dhaqaale Kadib Dagaalkii IraanΒ 

      June 28, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim TraoreΒ 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Mayarka Magaalada Beledweyne Nadar TabaaxΒ  ayaa saxiixday Mashruuca dhismaha wadda Laamiga ee Beledweyne.

      May 12, 2025

      DEG DEG:- Kooxda ee AS ayaa la wareegtay degmada Moqokori

      July 7, 2025

      DEG DEG Dagaal Culus oo ka socda Duleedka Moqokori.

      July 7, 2025

      DEG DEG:- Qarax Ismiidaamin ah ayaa goordhow ka dhacay Maqokori

      July 7, 2025

      Guddoomiye ku xigeynkii Hore Arimaha Bulshadda Degmadda jalalaqsi Ayaa Taladaan Soo jeediyay Abuukar Maxamed Cali Gaabow

      July 5, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home Β» 𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π–πšπ¬π’π’π«π«πšππš 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐒𝐱𝐒𝐲𝐞𝐲 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 πˆπ¬π›πžπππžπ₯𝐀𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 (𝐍𝐓𝐏 πŸπŸŽπŸπŸ“-πŸπŸŽπŸπŸ—

    𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π–πšπ¬π’π’π«π«πšππš 𝐨𝐨 𝐚𝐧𝐬𝐒𝐱𝐒𝐲𝐞𝐲 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 πˆπ¬π›πžπππžπ₯𝐀𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 (𝐍𝐓𝐏 πŸπŸŽπŸπŸ“-πŸπŸŽπŸπŸ—

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 23, 20251 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Muqdisho, Axad, 23 Febraayo 2025: β€” Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan gaar ah, ayaa ansixiyey Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP-2025-2029), si loo xaqiijiyo hiigsiga horumarineed ee dalkeenna u jiheystay.

    Kulanka Golaha oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sidoo kale ansixiyey Xeerka Dhismaha Xarunta Qaran ee Horumarinta Reer Miyiga iyo Xalka Waara iyo Siyaasadda Qaran ee Dhismaha Machadka Sare ee Tababbarka iyo Horumarinta Sharciga.

    Xeerka Dhismaha Xarunta Qaran ee Horumarinta Reer Miyiga iyo Xalka Waara, ayaa mudnaan gaar ah u leh horumarinta reer guuraaga Soomaaliyeed, si loo helo hannaan horumarineed oo yareynaya saboolnimada iyo barakaca, isla markaana kobcinaya dhaqaalaha reer guuraaga.

    Golaha ayaa ku bogaadiyey guulaha ciidamada qalabka sida iyo kuwa deegaanka dagaalka lagula jiro kooxaha Khawaarijta ah, iyaga oo ka hortagay dhagaro ay u maleegayeen bulshada Soomaaliyeed.

    Mohamed Abdikarim Wagad

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG:- Kooxda ee AS ayaa la wareegtay degmada Moqokori

    July 7, 2025

    DEG DEG Dagaal Culus oo ka socda Duleedka Moqokori.

    July 7, 2025

    DEG DEG:- Qarax Ismiidaamin ah ayaa goordhow ka dhacay Maqokori

    July 7, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    DEG DEG:- Kooxda ee AS ayaa la wareegtay degmada Moqokori

    July 7, 2025

    DEG DEG Dagaal Culus oo ka socda Duleedka Moqokori.

    July 7, 2025

    DEG DEG:- Qarax Ismiidaamin ah ayaa goordhow ka dhacay Maqokori

    July 7, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.