Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

    October 12, 2025

    Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

    October 12, 2025

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

      October 12, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025

      Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

      October 4, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025

      Soomaali ku xirnayd Congo oo lasii daayay

      September 30, 2025

      Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

      September 30, 2025

      Khasaare ka dhashay qarax ismiidamin ah oo ka dhacay dalka Pakistan

      September 30, 2025

      Dhaqaale la’aan caqabad ku noqon karta Howlgalka AUSSOM oo soo shaac baxday

      September 29, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025

      Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

      October 12, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Daawo:- Yaa faa’iido ku qabo kala taga Fahad Yaasiin iyo Farmaajo?

    Daawo:- Yaa faa’iido ku qabo kala taga Fahad Yaasiin iyo Farmaajo?

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comSeptember 22, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Taliyihii hore ee amniga gobolka Gedo, Cali Xaashi oo aad ugu dhow kooxda Nabad iyo Nolol ayaa bixiyay xog xasaasi ah oo ku aadan kala tega siyaasadeed ee  madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Fahad Yaasiin.

    Cali Xaashi oo wareysi gaar ah siiyay Telefishinka Somali Cable ayaa sheegay in kala tegga Farmaajo iyo Fahad uusan ku ekeen labadooda oo kaliya, isla markaana ay jiraan saaxibo aad ugu dhowaan Fahad oo la go’ay, kuwaas oo ka baxay xisbiga Nabad iyo Nolol.

    “Farmaajo iyo Fahad waxay ahaayeen laba nin oo odayaal ah oo soo wada shaqeeyay dhib ha’isku qabeenee ama dheef hadda waa kala tageen, labadooda oo kaliya xittaa ma kala go’in oo Fahad waxaa la go’ay kooxdiisii isaga saaxibada la’ahaa” ayuu yiri Cali Xaashi.

    Sidoo kale wuxuu sii raaciyay “Nabad iyo nolol weli waa taagan tahay waxaa kaliya oo ka baxay Fahad Yaasiin, waana sii shaqeyneysaa”.

    Taliyihii hore ee amniga gobolka Gedo, Cali Xaashi oo sii hadlayay ayaa sharraxaad ka bixiyay sababta ay ku kala tegeen labada nin, wuxuuna ku macneeyay rabitaan fara badan oo ka yimid dhinacaFahad Yaasiin Xaaji Daahir, kadibna uu ku qanci waayay Farmaajo.

    “Waxa lagu kala tegay waa rabitaanka saa’idka ah ee Fahad waxaa loo baahday in Refresh-ment fiican in lagu sameeyo xisbiya, si loo helo inay mar labaad tartamaan, taasina waxaa ka hortimid rabitaan oo uu leeyahay Fahad” ayuu sii raaciyay.

    Dhinaca kale wuxuu ka hadlay cidda faa’iido ku qabta kala taggooda Farmaajo iyo Fahad, wuxuuna sheegay in ninka faa’iidayo uu yahay madaxweynihii hore ee dalka.

    Aniga waxaan aaminsanahay inuu faa’iido qabo Farmaajo, sababtoo ah waa madaxweyne Soomaaliyeed oo akhyaar ah, kuna fiican dowladnimada, waxaana faa’iido ugu jirtaa inuu ka haro Fahad” ayuu mar kale wareysiga yiri Cali Xaashi taliyihii hre ee gobolka Gedo.

     

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

    October 12, 2025

    Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

    October 12, 2025

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

    October 12, 2025

    Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

    October 12, 2025

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.