Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Xuseen Sheekh: “In Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ay dhahaan arrinta Dastuurka hadda lama joogo Dow ma ahan”.

    Xuseen Sheekh: “In Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ay dhahaan arrinta Dastuurka hadda lama joogo Dow ma ahan”.

    By radiohalgan.comMarch 15, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Lataliyaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed ee arrimaha Dastuurka Xuseen Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay falcelinta iyo doodaha kasoo laabtay dib u furista Dastuurka ee cutubyadiisa 1aad ilaa 4aad.

    Xuseen ayaa sheegay in dood laga keeni karo in Dalka uu u guurayo nidaamka Madaxweyne iyo ku xigeenkiisa iyo in uu sii ahaayno Madaxweyne & Ra’iisul Wasaare balse wixii ka baxsan arrintaasi aanay ahayn dood ama soo jeedin.

    Waxa uu soo dhoweeyay fikirka dad badan ay ka dhiibanayaan ee dhinaca wanaagsan u socda maadaama Dastuurka uu yahay heshiis bulsho sidaas awgeed cid weliba oo wax kusoo kordhinaysa ama dood ka qabta lasoo dhawaynayo.

    Lataliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dastuurka ayaa wax laga wanaagsan yahay ku tilmaamay in Doodaha Siyaasiyiinta qaar ee shakiga abuuraya iyaga oo ku doodaya in aanay la joojin waqtigii dastuurka la furi lahaa ama aanay xiligaan muhiim ahayn.

    “Howshaan samaynta & dib u eegista Dastuurka waa howl qaran oo muddo soo socotay, Siyaasi kasta oo Soomaaliyeed wuu la socdaa wuuna danaynaynaa in uu ka qayb-qaato, Dabcan waxa aan aaminsanahay in Dad Soomaaliyeed ay ka doodaan oo aragti ay ka dhiibtaan oo mid ka duwan Dowladdu dhiibtaan waa wax loo baahnaa lama yaabayno oo waan soo dhawayneenaa in aragtiyo kala duwan la arko” Xuseen Sheekh Maxamuud Lataliyaha MW JFS Arrimaha Dastuurka.

    “Labo in aan kala qaadno ayaa u baahanahay, Qodobada Nuxurka gudaha ku jira, qodobkaan sidaan halaga dhigo, Dalkaan waxaa anfacaya nidaam madaxtooyo, maya waxaa anfacaya Mid Baarlamaani ah, Dooddu waa in ay sidaas ahaataa, Laakiin haddii Dooddu noqoto Dastuurka intee loola ordaa? Maxaa Baarlamaanka loo geeyay? Maxaa laga falaa? Dastuurku muhiimadda ma ahan oo hadda waqtigiisu lama joogo, waa lala soo degdegay, haddii sheekadu sidaas tahay waxa aan u malaynayaa Dood dhaxalgal ah ma ahan” Ayuu hadalkiisa kusii daray Xuseen Sheekh Maxamuud.

    Labada Gole ee Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa horyaalla cutubyada 1aad ilaa 4aad ee Dastuurka Kumeel-gaarka ah ee Dalka, kulan weliba dood iyo soo jeedin ayaa la siiyaa Xildhibaannada & Senatarada Aqalka Sare.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.