Close Menu
    What's Hot

    Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

    February 22, 2026

    DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

    February 22, 2026

    Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

    February 22, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

      February 22, 2026

      DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

      February 22, 2026

      Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

      February 22, 2026

      Dowlad Goboleedyada wakhtigu ka dhamaaday waa inay qabsadaan Doorasho dadban”, Golaha Mustaqblka Soomaaliyeed.

      February 21, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

      February 22, 2026

      DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

      February 22, 2026

      Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

      February 22, 2026

      Dowlad Goboleedyada wakhtigu ka dhamaaday waa inay qabsadaan Doorasho dadban”, Golaha Mustaqblka Soomaaliyeed.

      February 21, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Xogta Lix masuul oo ku dhax yeertay Hall-kii shirka ee Jowhar.

    Xogta Lix masuul oo ku dhax yeertay Hall-kii shirka ee Jowhar.

    By radiohalgan.comFebruary 27, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Q/W. Liban Qoono

    Lix masuul oo ku dhax yeertay Hall-kii shirka ee Jowhar.

    Dadku kalla xishood wanagsan kalla matalaad wacan kalla garasha fiican balse lix masuul oo ku hadashay magaca Gobolka Hiiraan aad ayaa loola yaabay oo waa lagu wadda qoslay (wagaaac).

    1: Moumin Ellaay ayaa yirri Degmada (Mahaas)

    “Mudane madaxweyne anagu ma haysano saldhig dadka lagu xiro mid dhinac ka dumay oo laheyn Taliye saldhig ayaan heysanaa waxaan rabnaa in Taliye Saldhig hanna loo soo magacaabbo oo keliya Dowladda culeys saari ma karnee”

    2: Hassan Barre ayaa jir Degmada (Moqokori)

    Mudane madaxweyne anagu 15 iyo shan sano Qawaariijta ayaa dhibaato nagu haysay balse hada Alxamdullilah waxaa inoo taal isbaaro daqli badan ka soo xarooddo lkn ma haysano Boono aan baabuurta u Jarno ee halaga caawiyo inaan Boono helno meek lagu sameeyo ma naqaanne

    3: Nour Dheere ayaa yiri Degmada (Mahaas)

    “Mudanne madaxweyne meel aan ku shaqeyno malleh guri kirra ah ayaan ku shaqeynaa manna awoodno innaan kirro bixino ee goob aan ku shaqeyno hana loo dhiso hadii Dowlad jirto.”

    4: Hassan Jesoow ayaa yiri Degmda (Buula-burde)

    “Mudane madaxweyne aniga xoog ayaa leygu heystaa oo xur umma ihi innaan qabsado shaqadeyda waxaan dhaxda ugga jirraa hal qoys waxaan rabbaa in leyga xureeyo qoys-kaan waana ku dhax wareeray waa haddii Dowladnimo jirto.”

    5: Calasoow ayaa yiri Degmada (Beledweyne)

    Mudane madaxweyne aniga hadda ka hor ayaa leygu garaacay Beledweyne wax aan maaulo malleh Beledweyne Guriga haddii aad ka soo baxdo waa lagu dilayaa haddii dhan-ka Galbeedka aadi lahaayna Qawaariijta aya joogto Varina awood Qabil aya kaa soo horeyso ee Mayor-ka igala hadal

    6: Shekeeye ayaa yiri degmada (matabaan)

    Mudane madaxweyne Aniga waxaan ka taliyaa Gudaha Degmada oo keliya ku dhawaad 60 Tuulo oo Degmada hoos imaata waxaa degan Hal Qabiil oo waxba laga qaban karin madax adag gawaarida iyo Dadka af-duubaneyso ee ciidan ayaan rabbaa.

    Fiirra Gaarra .

    Gudoomiyaha Degmada Jawiil ayaa yiri.

    Mudane madaxweyne aniga wax waliba waa ii diyaar sidda Hall-ka shirarka Guryaha martida iyo Hoobba kalle oo baddan waxaanna codsan lahaa in aan marti. Geliyo Dib u heshiisiin Degaanada Gobalka Hiiraan ee Dowladda Hirshabeelle.

    Reer hiiraanoow Dadkaas ayaa xoog idinku matala ee hadda maxaa idiin xal ah Qalbiga ka hadla bal.

    Liban Qoono Macalin-ka weyn.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Yusuf Garay ayaa Yiri Farriimaha Saddexda ah ee Galdogob

    February 9, 2026

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar ka daah-furtay

    January 23, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

    February 22, 2026

    DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

    February 22, 2026

    Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

    February 22, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.