Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    DEG-DEG:- Magaalada  Beledweyne waxaa goor dhow ka bilowday dagaal ,

    January 13, 2026

    Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

    January 13, 2026

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG-DEG:- Magaalada  Beledweyne waxaa goor dhow ka bilowday dagaal ,

      January 13, 2026

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025

      Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

      July 28, 2025

      Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

      January 13, 2026

      9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal dalka Iran,

      July 26, 2025

      Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya dhinaca Difaaca

      July 25, 2025

      Akhriso:- WhatsApp ma wuxuu noqday aalad wax basaasta

      July 22, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      DEG-DEG:- Magaalada  Beledweyne waxaa goor dhow ka bilowday dagaal ,

      January 13, 2026

      Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

      January 13, 2026

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Xog: Toddobaad kadib go’aankii DF ee xirista qunsuliyadaha Itoobiya oo aan shaqeyn

    Xog: Toddobaad kadib go’aankii DF ee xirista qunsuliyadaha Itoobiya oo aan shaqeyn

    By radiohalgan.comApril 12, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Sida ay ogaatay warbaahinta waxa aan shaqeyn go’aankii ay dowladda federaalka Soomaaliya ay ku amartay in lagu xiro qunsuliyadaha Itoobiya ay ku leedahay magaalooyinka Hargeysa iyo Garoowe.

     

    Amarka xirista qunsuliyadaha Itoobiya ayaa Golaha Wasiirrada Soomaaliya waxay soo saareen 4-tii bishaan, ayada oo uu ku ekaa Khamiistii shalay, welina dhaqan-gal ma noqon amarkaasi.

    Labada qunsuliyadood ayaa si caadi ah u shaqeynaya haatan, ayada oo aysan jirin wax saameyn ah oo uu ku yeeshay amarka kasoo baxay dowladda fedaraalka Soomaaliya, sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen illo-wareedyo muhiim ah.

    Go’aanka dowladda federaalka ayaa waxaa horey gaashanka ugu daruuray Somaliland iyo Puntland oo ayagu sheegay in go’aannada dowladda federaalka aanu ka shaqeyn deegaanadooda.

    Labada maamul ayaa mid walba gaarkiisa ugu faanay inuu xiriir saaxiibtinimo iyo mid ganacsi uu la leeyahay Itoobiya, oo xilligaan ay xiisad xooggan kala dhaxeyso dowladda federaalka Soomaaliya, taasi oo salka ku haysa damaca guracan ee badda

    Dowladda federaalka ayaa si weyn uga carootay tallaabooyinka isxig-xiga ee Itoobiya ee xad-gudubka ku ah madax-banaanida Soomaaliya, oo ay ugu dambeysay heshiiskii ay dhawaan Addis Ababa ku gaareen maamulka Puntland iyo xukuumadda Abiy.

    Sidoo kale waxaa kasii horeeyay heshiiskii is-afgarad ee Itoobiya ay la saxiixatay Somaliland, kaasi oo Muuse Biixi uu qeybo kamid ah biyaha Soomaaliya uga beddelanayay Addis Ababa wax loogu yeeray “ictiraaf”, kaasi oo la kulmay diidmo horleh oo caalami ah.

    Si kastaba, go’aankii todobaadkii hore kasoo baxay Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayay dowladda ku sheegtay “in haddii uu dhaqan-gali waayo inay qaadayso tallaabo kasta oo ay ku ilaalinayso madax-banaanideeda dhuleed.”
    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG-DEG:- Magaalada  Beledweyne waxaa goor dhow ka bilowday dagaal ,

    January 13, 2026

    Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

    January 13, 2026

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    DEG-DEG:- Magaalada  Beledweyne waxaa goor dhow ka bilowday dagaal ,

    January 13, 2026

    Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

    January 13, 2026

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.