Close Menu
    What's Hot

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

    March 21, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS.

      March 21, 2026

      AkhrisoF-35-tii shiishka lala helay – iyo Iiraan oo burburisay aaminaad laga qabay inaan diyaaradaas wax la gaarsiin karin

      March 21, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS.

      March 21, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Xog: Sheekh Shariif iyo Farmaajo oo ku hungoobay safarkii Garoowe iyo Deni oo…

    Xog: Sheekh Shariif iyo Farmaajo oo ku hungoobay safarkii Garoowe iyo Deni oo…

    By radiohalgan.comMarch 24, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Shirkii Garoowe ee madaxdii hore ee dalka iyo madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sidii la filayay aan noqon, ayada oo Deni uu ka maquurtay in madaxweynayaashii hore ee dalka uu la soo saaro bayaan wada-jir ah.

    Madaxweynayaashii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay bayaan kasoo saaray shirka Garoowe ayaa ku xusin wax weyn oo la iskula qaatay marka laga reebo in shirar wada-tashi oo kale la isugu imaan doono, ayada oo bayaanka ay ku xusnaayeen “labada madaxweyne” taasi oo ka dhigan in Deni uusan kula jirin bayaankaas.

    Bayaankan ay madaxweynayaashii hore keligood kasoo saareen Garoowe, iyada oo uu ka maqan yahay hoggaamiyihii shirka marti-geliyay ayaa imaneysa kadib markii madaxdii hore iyo Saciid Deni is-faham buuran ka gaari waayeen arrimihii laga wada-hadlay, sida ay ogaatay warbaahinta.

    “Madaxdu waxay isku afgarteen in la sameeyo guddi qaban-qaabo shirwayne wada,tashi oo ka shaqeeyaa farsamada iyo qabsoomidda shirka,” ayaa lagu yiri bayaanka madaxweynayaashii hore ee shirka Garoowe.

    Illo-wareedyo ka agdhawaa dhinacyada ayaa sheegay in Saciid Deni iyo madaxdii hore ay isla qaateen hadda in keliya laga shaqeeyo curyaaminta qorshaha dastuurka ee madaxweyne Xasan Sheekh, balse aan weli is-faham laga gaarin isbaheysiga ay Shariif iyo Farmaajo wataan in uu dhankiisa uga soo biiro Saciid Deni, oo xilligaan saameyn siyaasadeed leh.

    “Labada Madaxweyne waxa ay ku celiyeen mowqifka adag ee ay ka taagan yihiin qorshaha aan sharciga ahayn ee lagu beddelayo dastuurka dalka, kaas oo halis gelinaya dowladnimada iyo midnimada dadka Soomaaliyeed,” ayaa qodob kamid ah bayaanka labada madaxweyne lagu yiri markale.

    Isbaheysiga mucaaradka ee labada nin dhisayaan ayaa waxaa hore uga gaabsaday siyaasiyiinta mucaaradka qaarkood, oo ayagu diidan in ay wax ku darsadaan Farmaajo, waxayna kala qeybsanaanta mucaaradka markale fursad u noqon kartaa madaxweynaha tallada haya.

    Farmaajo iyo Shariif oo hadda xulafo siyaasadeed ah ayaa dadaal badan ku bixinaya sidii ay u heli lahaayeen garbo adag oo qeyb kala noqdo dagaalka Xasan, inkasta oo ay weli siyaasiyiinta mucaaradka ee miisaanka leh ay dib uga joogaan isbaheysiga labada nin inay qeyb ka noqdaan.

    Si kastaba, madaxweynayaashii hore ee dalka ayaa maanta kasoo dhoofay Garoowe ayaga oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka, lamana oga waxa uu shirka Garoowe ka goyn doono qorshaha wax ka beddelka dastuurka oo weli ay Villa Somalia ku adkeysaneyso meel-marintiisa.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

    March 21, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

    March 21, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.